top
logo

User Login




Home
Booliska wadanka Masar ayaa dilay laba ruux oo Qaxooti ah xuduuda Israaiil ay la leedahay Masar. Print E-mail
Waxaa qorey Reuters. Abdulmalik M Farah   
Qamiis, 02 Luuliyo 2009 22:41
Sii Akhriso...
 
Madaxweynaha Puntland oo Ka hadlay arimaha Somaliya isagoo jooga Maraykanka Print E-mail
Waxaa qorey puna   
Qamiis, 02 Luuliyo 2009 12:38
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlayay dalka Mareykanka ayaa ugu baaqay dhinacyada kudagaalamaya caasumada Soomaaliya in ay deg deg ku joojiyaan dagaalada iyo dhibaatada uu sheegay in ay ka wadaan caasumada Soomaaliya, isagoo dhaliilay cid walboo dagaal diyaar u ah.
Sii Akhriso...
 
Shir sandeedkii Soomaalida Norway oo si quruxbadan ku soo gabagaboobay Print E-mail
User Rating: / 5
PoorBest 
Waxaa qorey Abdulmalik M.Farah Gaas Abdulmalikfarah@gmail.com   
Arbaca, 01 Luuliyo 2009 13:53

Shir sandeedkii Soomaalida Norway oo si quruxbadan ku soo gabagaboobay axadii 29.juun.2009

Sii Akhriso...
 
Waalid Soomaali ah oo laga siidaayey xabsigii Norway Print E-mail
Waxaa qorey Xafiiska wararka Aayatiin London   
Talaada, 30 Juunyo 2009 13:27

Waalidkaan ayaa lagu soo eedeeyey  seetamaankii hore iney gudeen gabadhooda,inkastoo aan bileysku wax baaritaan ah markiiba sameyn hadana waxey markiiba xabsiga u taxaabeen waalidka,arintaan oo ka dhcdey wadanka Norway ayaa markiiba dhalisey muran dhex mara Looyarka reerkan iyo bileyska. 

Sii Akhriso...
 
Italy:-15 baa dhintey ilaa hada 30 qofna waa la layahey ka dib markii tareen xamuul sida uu qarxey Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Waxaa qorey Xafiiska wararka Aayatiin London   
Talaada, 30 Juunyo 2009 13:08

Flames engulf cars near the Viareggio railway station in western Italy on Monday. ilaa hada 15 qof ayaa la hubaa iney dhinteen ka dib markii Tareen kuwa xamuulka qaada ah oo gaas saaraa uu qorxey meel xaafada dhexdeed isagoo tareenku marayo ,shilkaan oo ka dhacey waqooyi galbeed wadanka talyaaniga magaalada Viareggio.shilkani wuxuu dhacey maanta

Sii Akhriso...
 
Diyaarad ay Yeman leedahey oo burburtey xaley saqdii dhexe Print E-mail
Waxaa qorey Xafiiska wararka Aayatiin London... M.A.A   
Talaada, 30 Juunyo 2009 12:41

Diyaaradaan oo ay saaraayeen in ka badan 150 qof ayaa

badankoodu ahaayeen dad u dhashey Faransiiska sida ay mus´uuliyiin Fransiis ahi deeyeen,diyaarada ayaa la sheegey in cunug yari ka badbaadey oo nonlol loogu tagey.

Sii Akhriso...
 
Dowlada KMG oo shirkad xisaabaadka ka caawisa la heshiisay. Print E-mail
Waxaa qorey puna   
Talaada, 30 Juunyo 2009 10:30

 Dawladda Soomaliya ayaa Hehsiiska la gashay shirkad lagu magacaabo PricewaterhouseCoopers oo xarunteeda ay tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya .

Sii Akhriso...
 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS