|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport

 
 
 
  Booqashadii uu ku tegay Kuwait MDX. C/lahi Yusuf 03.maarso.2007
 
  Xildhibaan C/rashiid Ciro
   
     
   

 

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya oo gaaray liibiya kuna sugan imika Magaalada Sirta

Muqdisho:Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa wuxuu xalay gaaray dalka Liibiya gaar ahaan Magaalada uu ku dhashay hogaamiyaha Col.Mucamar Qadaafi.

Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweyne Yuusuf waxaa soo dhaweeyay hogaamiyaha dalkaasi Liibiya Col.Mucamar Qadaafi iyo masuuliyiin ka socda dalkaasi liibiya.


Kadib soo dhaweyntii Madaxweynaha Soomaaliya waxaa kulamo ay dhexmareen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Liibiya.

Kulamadan waxaa lays kula soo qaaday xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Liibiya waxaana lasheegay in madaxweynaha dawlada Soomaaliya oo uga warbixiyey dhigiisa liibiya arimihii ugu danbeeyy ee ka dhacay gudaha Soomaaliya.

Wakaalada Wararka ufaafisa Liibiya ayaa waxa ay sheegtay in masuuliyiintan ka wada hadleen arimaha dibu dhiska dalka Soomaaliya ayadoo Col.Qadaafi uu ubalan qaaday dawlada Soomaaliya taageero dhinaca maaliyadaa.

Madaxweynaha wadanka Liibiya Col.Mucamar Qadaafi oo ah gudoomiyaha ururka lugu magacaabo Saaxil iyo Saxaraha oo ay Soomaaliya xubin ka tahay ayaa wuxuu sidoo kale balan qaaday in ay dawladiisa gacan ka geysaneyso dhaqaale ku bixinta hawlgalka Midowga Africa.

Madaxweyne Yuusuf ayaa wuxuu madaxweynaha liibiya usheegay in amaanka caasumada Soomaaliya oo yahay mid laysku haleyn karo wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in dawlada Liibiya ay Muqdisho usoo dirsato safiirkeeda umalilahaa arimaha Soomaaliya.

Wakaaladu waxa ay ku macneysay kulankan in uu yahay mid kii ugu horeeyey oo noociisaa dhexmarana Madaxweynayaasha wadamada Liibiya iyo Soomaaliya.

Wafdiga uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lafilayaa in ay ka qeybgalaan kulankan ka furmaya wadankaasi liibiya gaar ahaana Magaalada Sirte oo ay iskugu imaanayaan hogaamiyaasha ku midowbay Saaxil iyo Saxaraha.

ISha:Puna.()

aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.0700 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socda

Aarhus:Xaflad Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.

 

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07

Muqdisho:Diyaarad Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay damintiisa.09.marso.07

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore:

Baydhabo: Madaxweyne C/lahi Yusuf oo ku celiyay Baarlamaanka KMG sharcigii ay horey u ansixiyeen ee ladagaalanka Argigixisada iyo Wasiirka Qorshaynta iyo  Maamulka G.banaadir oo si wada jir ah ula kulmay wafdi qaramada midoobay oo yimid Muqdisho.29.05.07

Nairobi: Raysal wasaaraha DKMG Soomaliya oo udhoofay Abuja si uu uga qayb galo caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Nayjeriya iyo Qaramada Midowday oo ka hadashay Xaalada soomaliya.28.05.07 

Boosaaso: Wafdi ka yimid Yaman oo ka soo degay Boosaaso halka Wafdi ganacsato reer Sacuudi ay ka dhoofeen Boosaaso iyo Wasiirka Maaliyada Puntland oo ka jawaabay su'aal ay ka weydiiyeen ganacsata Puntland arinta Heshiiska sucuudiga lala galay.28.05.07

Aarhus: Socdaalkii Xildhibaan C/Rsahid Ciro iyo kulan kiisii Jaaliyada Soomalida Denmark.18.05.07  New York: Maraykanka oo safiir u magacawday Soomaliya iyo Muqdisho:Taliyaha Booliska DKMG oo sheegay in ay nidaam diid yihiin kuwa qaska kawada Muqdisho.18.05.07

 Muqdisho:Xildhibaan Bare Hiirale oo wata Gaawaari  Gaashaaman  ayaa tagay Magaalad Baardheere xili ay isu diyaarinayaan Siyaasiyiin beeshiisa ah in ay qabtaan Jagadii laga qaaday ee Wasiirka Gaashaanndhiga DKMG.15.05.07 Muqdisho:Gudoomiyaha Degmada Heliwaa oo la dilay xalay.14.05.07 Muqdisho:Dekada Magaalada Kismaayo oo saakay bilwday shaqadii xili aysan jirin wax is afgarad guud oo la gaaray magaaladaas.14.05.07

 

 

                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net