| |
|
Baydhabo:
Lacag dhan 8.5 milyan oo ku baxaysa
shirka dib u heshiisiinta oo ay kala saxiixdeen UNDP iyo Gudiga dib
uheshiisiinta qaran.
Muqdisho:Dalalka
deeq bixiyaasha caalamka ayaa ku wareejisay hey’adda UNDP lacag dhan
8.5 Milyan oo Dollarka Mareykanka taasi oo qeyb ka ah taageerada
beesha caalamka ay ka geysaneyso qabsoomida shirka dib u heshiisiinta
Qaran.
Lacagtan oo loogu talagalay in lagu socod siiyo shirka dib u
heshiisiinta Qaran ayaa waxaa bixinta deeqdaasi gacan ka geystay
dalalka Mareykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Swedan, Norweyn iyo dalal
kale iyadoo lacagtaasna gacanta loo geliyay hey’adda UNDP oo
maamuleysa lacagtaas ku baxeysa shirka.
Maxamed Cali Ameeriko oo ah safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya
dalka Kenya ayaa sheegay in shalay hey’adda UNDP iyo Madaxda Guddiga
shirka dib u heshiisiinta Qaran ee uu hoggaaminayo Cali Mahdi ay kala
saxiixdeen heshiis ah in dhaqaalahaasi ay hey’adda UNDP maamuleysa
iyadoo hey’addaasna ay ka qeyb qaadaneyso dhismaha xarunta lagu
qabanayo shirka, waxayna dhaqaalahaas lagu wareejiyay UNDP ay ku
baxeysaa tasiilaadka shirka sida daabulaada ergada shirka, Hoteelada,
cuntada gaadiidka iyo tasiilaadka kale ee lagama maarmaan ah.
Lacagtan oo aan lagu wareejin guddiga shirka ayaa waxaa maamulaya
hey’adda UNDP, iyadoo guddiga shirku uu arintaas saluugsan yahay sida
laga helayo xubno ku sugan magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.
ISha:Puna.()
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri
Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG
aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.0700
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socda
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu
guulaystay damintiisa.09.marso.07
|
|
Waraka Shalay iyo Maanta/hore:
Baydhabo:
Madaxweyne C/lahi
Yusuf oo ku celiyay Baarlamaanka KMG sharcigii ay horey u ansixiyeen
ee ladagaalanka Argigixisada
iyo
Wasiirka Qorshaynta iyo Maamulka G.banaadir oo si wada
jir ah ula kulmay wafdi qaramada midoobay oo yimid Muqdisho.29.05.07
Nairobi:
Raysal wasaaraha
DKMG Soomaliya oo udhoofay Abuja si uu uga qayb galo caleemo saarka
madaxweynaha cusub ee Nayjeriya
iyo
Qaramada Midowday oo ka hadashay
Xaalada soomaliya.28.05.07
Boosaaso:
Wafdi ka yimid Yaman oo ka soo degay Boosaaso halka Wafdi ganacsato
reer Sacuudi ay ka dhoofeen Boosaaso iyo Wasiirka Maaliyada Puntland
oo ka jawaabay su'aal ay ka weydiiyeen ganacsata Puntland arinta
Heshiiska sucuudiga lala galay.28.05.07
Aarhus:
Socdaalkii Xildhibaan C/Rsahid Ciro iyo kulan kiisii Jaaliyada
Soomalida Denmark.18.05.07
New
York:
Maraykanka oo safiir u magacawday Soomaliya
iyo Muqdisho:Taliyaha
Booliska DKMG oo sheegay in ay nidaam diid yihiin kuwa qaska kawada
Muqdisho.18.05.07
Muqdisho:Xildhibaan
Bare Hiirale oo wata Gaawaari Gaashaaman ayaa tagay
Magaalad Baardheere xili ay isu diyaarinayaan Siyaasiyiin beeshiisa ah
in ay qabtaan Jagadii laga qaaday ee Wasiirka Gaashaanndhiga DKMG.15.05.07 Muqdisho:Gudoomiyaha
Degmada Heliwaa oo la dilay xalay.14.05.07
Muqdisho:Dekada
Magaalada Kismaayo oo saakay bilwday shaqadii xili aysan jirin wax is
afgarad guud oo la gaaray magaaladaas.14.05.07
|
|