|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
  d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
   
   
   
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

   
   
   
  Booqashadii uu ku tegay Kuwait MDX. C/lahi Yusuf 03.maarso.2007
 
  Xildhibaan C/rashiid Ciro
   
     
   

 

Madaxweynaha Puntland ayaa Xilkii Gudoomiyenimo ka qaaday Gudoomiyihii gobalka Mudug Cabdirishiid Cali Xaashi (Dhuubane),waxaan loo magacaabay Xilka Gudoomiyenimo Daahir Cabdulqadir Axmed (Daahir Afloow) oo ahaa Iskuduwaha Wasaarada Warfaafinta ee gobalka Mudug.

Madaxweyne Cadde Muuse wuxuu sheegay in uu xilka qaadistan usameeyey markuu arkay xaalada uu ku sugan yahay iyo sida loogu baahan yahay in Boorka laga jafo howlaha gobalka Mudug.

Gudoomiyaha xilka laga qaaday ayaa ku sugan dalka Itoobiya sida ay sheegayaan warar ka soo baxaya  Puntland ,kadib markii ciidamo Itoobiyan ah ay ka kaxeeyeen Gaalkacyo,halka gudoomiyaha Cusubna ku sugan yahay Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

Madaxweyne Cadde Muuse ayaa xilka qaadistiisaan waxa ay ku soo beegantay xili ay Cabasho ba'an ka muujinayeen gudoomiyihii hore qaar ka mid ah Beelaha ku dhaqan gobalka Mudug.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu Gudoomiyaha cusub ku soo fool leeyahay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka ,isagoo ka soo duulay Magaalada Nayroobi ee dalkaasi Kenya iyo gudoomiyihii horena Saacadaha soo socda lasheegayo in lafilayo in uu soo gaaro magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug.
 

ISha:Puna.(ALP)

aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.0700 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socda

Aarhus:Xaflad Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.

 

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07

Muqdisho:Diyaarad Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay damintiisa.09.marso.07

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore:      
 
                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net