|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport

 
 
 
  Booqashadii uu ku tegay Kuwait MDX. C/lahi Yusuf 03.maarso.2007
 
     
   

 

Muqdisho:Gudoomiyaha Degmada Heliwaa oo la dilay xalay.

 Muqdisho:Kooxo Maliishiyo ah ayaa xalay toogasho ku dilay Guddoomiyihii degmada Heliwaa oo lagu magacaabi jiray Allaha u Naxariistee Cabdullaahi Shiikhow Xasan.

Abaarihii 7:00 fiidnimo ayaa kooxo hubeysan ay ku toogteen agagaarka Degmada Wardhiigley oo ku yiilay gurigiisa, lama oga cidii ka danbeysay iyo sababta loo dilay Marxuumkan.

Kooxaha dilka geystay oo ku hubeysnaayeen bastoolado ayaa cararay markii ay ku dhufteen rasaasta, waxaana goobta lagu dilay ka ag dhawaa ciidamada dowladda KMG oo iyadoo aysan jirin cid daba gashay kooxihii geystay falkaasi.

Dilkan ayaa waxaa uu ku soo beegmay xili magaalada Muqdisho laga wado howlgalo lagu sugayo amniga, waxaana muuqata in la bartilmaameedsanayo mas'uuliyiinta gacan saarka la leh dowladda KMG, iyadoo xiligii maxaakiimta laga saaray magaalada Muqdisho dil noocaan oo kale ah loo geystay guddoomiyihii degmada Yaaqshiid Muxiyaddiin Xasan Cali.
 

ISha:Puna.(Alp)

aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.07

Muqdisho:Raysal WAsaaraha Soomaliya Cali Maxamed Geddi oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Puntland 10.04.07

Aarhus:MA MATALAAN WAKIILKA MAXKAMADIHII LA ERYEY IYO INTA YAR OO LA JIRTAA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA DENMARK WQ:Saciid Cabille. 07.04.07

Baydhabo:Jendayi Frazer oo la kulantay Madaxda sre ee Dowlada KMG Soomaliya Una balan qaaday Lacag 60$ milyan,lana hadshay Xubnaha Baarlamaanka DKMG.07.04.07

 Muqdisho:Beelaha Muddullood iyo Xawaadle oo si cad u sheegay iney ka qeyb qaadanayaan Soocelinta Amaanka Dalka iyo Jendayi Frazer oo sheegtay in magaalada Muqdisho ay joogaan kooxo mayal adag. 05.04.07

Boosaaso:Wasiirka Maaliyada DG.Puntland oo ka hadlay qaabkii loo tarxiilay dadkii la soo tarxiilay iyo sida loola macaamilay iyo sababta loo celshay.05.04.07

 

London:WAFDI DOWLADA KMG. AH OO LONDON BOOQASHO  KU SOO GAARAY 26.03.07

Muqdisho:Dadka qaxaya oo weli sii socada.25.03.07

Muqdisho:Madaxweynaha DKMG somaliya oo maanta Booqday Goobo Taariikh ah oo ay kamid yihiin taalooyinkii Sayid, xaawa taako iyo SYL.Muqdisho: 300 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socday.25.03.07

Muqdisho:Meydka Nin Soomali ah oo Lagu gubay Muqdisho oo ay dhibsadeen Soomalida Dibadaha Kunool.24.03.07

Addis Ababa:Taliyaha Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlay Falkii daraad ka dhacay Cadaado. Muqdisho:Raysal wasaare Geddi oo udhoofay Sucuudi carabiya.24.03.07

Muqdisho:Diyaarad kuwa xamuulka ah ayuu ku soo dhacday duleedka xaafada Kaaraan. Muqdisho:Beellaha Muqdisho oo Taageeray Magacaabistii Cali mahdi ee ee Gudiga Dib uheshiisiinta Qaran.23.03.07

Aarhus:Xaflad Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.

Muqdisho:Ciidamada nabad ilaalinta Afrika(uganda) oo lagu wareejiyay mas'uuliyada garoonka Muqdisho. 11.03.07 Muqdisho:Ciidammada DKMG iyo Itoobiya oo ku soo Qul qulaya dhinaca Muqdisho iyo Marka.11.03.07

 

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07

Muqdisho:Diyaarad Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay damintiisa.09.marso.07

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore: Muqdisho:Gudoomiyaha Degmada Heliwaa oo la dilay xalay.14.05.07 Muqdisho:Dekada Magaalada Kismaayo oo saakay bilwday shaqadii xili aysan jirin wax is afgarad guud oo la gaaray magaaladaas.14.05.07 Muqdisho:Raysal wasaare gedi oo ka xayuubiyay jagaday ka hayeen dowlada Xuseen caydiid iyo Bare hiiraale.12.05.07 Muqdisho:Qaraxii maanta Km4 iyo sida wax udheceen. iyo Wakiilka Qaramada midooway oo kulamo la yeeshay madax sare oo reer Puntland ah.12.05.07  Muqdisho:Safiiro afar ah iyo Afhayeenka dowlada oo lamagacaabay.iyo Hub lagu qabtay Muqdisho maantay.09.05.07 Gaalkacyo:Gaalkacyo oo Maanta aan Deganayn dil iyo dhaawac ka jira awgeed iyo Galgaduud oo ay ku dagaalamayaan Laba beelood oo wada dega halkaas.06.05.07 Muqdisho:Madaxweyndaha Soomaliya oo aqbalay Codsigii uga yimid Odayaasha Beesha Hawiye in ay la kulmaan , iyo kulankaas oo saacad ka hor ka bilowday Villa Soomaliya.06.04.07 Nairobi:Safiirka USA u fadhiya Nayroobi ayaa sheegay in Itoobiya ay qabatay howl muhiim ah, loona baahan yahay in DKMG ay la hadasho Odayaasha qabiilka.04.05.07                         QARAN-DIIDKA MUQDISHO OO WAJIGIISII RUNTA AHAA LA SOO BAXAY!!-Qaybta.2aad-WD:Dr.Maxamed X.Siciid.Al-Jabarti.Al Jabarti" <al_jabarti@hotmail.com> Kismaayo:Wasiisrka arimaha Gudaha DKMG M.M. Gulled(gacmadheere) ayaa sheegay xalka kismaayo in uu yahay in hubka laga dhigo Dhinacyada isku haysta, Ciidankii ka dhigi lahaana Waa ay u amba baxeen Kismaayo.03.05.07 Muqdisho:Baarlamaanka DKMG oo ansixiyay sharciga argigixisada ee maanta loo keenay mooshinkiisa.03.05.07  Muqdisho:DKMG ayaa talaabo ka qaadi doonta hay'adii ku xadgudubto  heshiiska la gaaray.iyo maanta oo ay Mudanayaasha baarlamaanka DKMG.0305.07           Kismaayo:Miino lagu aasay  wadada loo aado Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ayaa ku qaraxday ninkii dhigayay Miinada xili hakaas la filayay in ay kadhoofi doonaan wafdigii DKMG ee kismayo joogay.03.05.07 Muqdisho:Maxamed Dheere oo yiri Gacan bir ah ayaan ku qabanayaa Muqdisho, 100 guri  waxaa ay mas'uul ka yihiin aaga ay degan yihiin.02.05.07                 Burtinle:Kulan Nabadoon oo Isimada Puntland iyo Madaxda Puntland ay si wada jir ah uga shaqaynayaan ayaa ka furmay burtinle-Nugaal.30.04.07 Kismaayo:Waxaa kismaayo qabsaday Ganacsato iyo Al-itixaad wada socda.Col:C/rasaaq Af-guduud. iyo Maxaabiis markale ooda laga qaaday xabsiga Kismaayo.30.04.07 Muqdisho:Raysal wasaare Geedi oo kala hadlay ciidan iyo Maamulka cusub ee Muqdisho In ay  kasoo dhalaalaan howshooda amniga.29.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha DKMG C/lahi Yusuf ayaa dib u bilaabay Wadatashiyaduu la lahaa Odayaasha Qabaa'ilka taas oo indhawaale uu hakad ka galay isagoo maanta la kulmaya Odayasha Beesha Cayr Habargidir ee ku sugan Muqdisho.29.04.07 Kismaayo:Kismaayo waxaa Qabsaday dad dowlada kasoo horjeeda Gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibrahim Timajilic.Kismaayo:Dadkii qaxay ayaa ku soo laabanaya si taxader leh Magaalada Muqdisho.29.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya oo shir jaraa'id ku qabtay Villa Somaliya Kagana Waramay Isbedelka Muqdisho.Isha.Warka:(SMC)28.04.07 Muqdisho:DKMG oo Mucaawino U Qaybinaysa dadka Ku waxyeeloobay Dagaaladii iyo .Maxamed dheere oo loo magacaabay Duqa Magaalada Muqdisho.28.04.07 Muqdisho:Alpha Omar Konare oo ugu baaqay  Midowga Afrika madaxdeeda in la soo diro ciidankii afrikanka ahaa ee loo balanqaaday Soomaliya.28.04.07 Muqdisho:Dadka waa ay ka bexeen mixnadii nabada haka shaqeeyaan Raysal wasaare Geddi iyoCiidamada DKMG oo fatashaad ka wada Xaafado Muqdisho.28.04.07 Muqdisho:Taliyaha Booliska DKMG iyo Ganacsatada Muqdisho oo kawada hadlay sidii loo ilaalin lahaa Hantidooda.iyo DKMG oo balan qaaday in magdhow lasiin doono Ganacsatadii la billiqaystay xoolahooda.28.04.07 Muqdisho:Madaxweyne C/lahi yusuf oo ku soo laabtay Muqdisho.27.04.07 Muqdisho:Muqdisho oo Xasiloon 4-bilood kadib iyo Tuugada oo soo badatay.Iyo Magaalada Gaalkacyo oo laysla gartay in amaankeeda lawada Ilaashado.27.04.07 Muqdisho:DKMG ayaa Gacanta ku dhigtay 91% Magaalada Muqdisho.dadkana  ugu baaqday in ay ku soo laabtaan Guryahooda.26.04.07 Gaalkacyo:Maamulka Gaalkacyo oo ka codsaday Hay'adaha Deeqda bixiya in la taakuleeyo Dadka kasoo barakacay Muqdisho ee jooga Mudug.Kismaayo:Wafdi Wasiiro iyo Mas'uuliyiin DKMG ah oo uu Hogaaminayo Wasiirka arimaha Gudaha MM:G.Gacmadheere ayaa jooga Kismaayo.25.04.07 Kismaayo:Dhimashada Askartii ku waxyeelowday Dagaalkii kismaayo ee shalay oo gaartay dhow iyo labaatan 24.04.07 Muqdisho:Kismaayo oo laga wado Waan waan nabadeed. Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo Degan iyo Mas'uuliyiin DKMG oo sheegay in dagaalka uu sii socon doono.24.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Somaliya ayaa ku soo laabtay Baydhabo Xili ay Dagaaladii Muqdisho galeen Maalinkii Shanaad 22.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Somaliya &Raysal wsaaraha Itoobiya oo ku kulmay Addis ababa.20.04.07

Muqdisho:Jabhad Lid ku ah DKMG iyo Itoobiya oo laga Aas aasayo Asmara Eriteraya. 19.04.07

Muqdisho:Dagaal xoogan oo kabilowday maanta duhurkii muqdisho iyo Ciidanka Itoobiyanka ee ku sugnaa Afgooye ayaa u soo dhaqaaqay xaga Gudaha Muqdisho.19.04.07 

Muqdisho:Cabdi Qaybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Booliska iyo Gen:Cabdi madoowe oo safiir loo magacaabay.18.04.07

Muqdisho:Raysal wasaare Gedi oo isku shaandhayn ku sameeyay 3-wasaaradood oo muhiim ah iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DKMG oo usheegay  beelaha Soomaliyeed in ay soo sheegaan cida u buuxinaysa xubnihii laga xuyuubiyay xubin nimadooda Baarlamaanka.18.04.07

Muqdisho:Dagaalkii xalay bilowday oo hakaday. 18.04.07

Muqdisho:Madaxweyne C/lahi Yusuf oo xooga Saaraya in Safiirada Dowlada kumatalaya dibada ay noqdaan dad xul ah oo Aqoon iyo waaya aragnima leh.17.04.07 

Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo markale laga baqayo in dagaal uu ka qarxo.17.04.07 Muqdisho:Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta 31 Mudana ka xayuubiyay Xubin-nimadooda.17.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaaday wasiirkiisii Gaashandhiga kadib markii uu ka waayay xiriir toos ah kuna dhaqaaqay howlgal aan lala ogayn Gobolka Sanaag.15.04.07 Muqdisho:Gudoomiyaha Gudiga dib uheshiisiinta Qaran ayaa kulan warbixineed la leh MDX C/lahi Yusuf.Kismaayo:DKMG ayaa gacaanta ku dhigtay Hub ay sideen ganacsato ku socotay Muqdisho.15.04.07 Muqdisho:Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa kala wareegay Magaalada Dahar Ciidanka Somaliland dagaal saacada socday kadib.15.04.07               Muqdisho:Nin Soomali(Danmark) ah oo Lagu haystay in uu hub u iibshay Maxkamadaha Islamiga oo la siidaayay 14.04.07 Muqdisho:Kenya oo Heshiisiinaysa Itoobiya iyo Eriteriya si Soomaliya ay udegto 14.04.07Muqdisho:Raysal wasaare Gedi ayaa ka dhoofay Puntland una kicitimay Muqdisho.13.03.07 Muqdisho:DG. Puntland iyo dawladda federaalka oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Boosaaso kuna balamay wadashaqayn 12.04.07Muqdisho:Wasiirka arimaha gudaha ADKMG Soomaliya ayaa ku tilmaamay in raashinka hay'adaha baxshaan ay sababto daacuunka, shubanka iyo DG. Puntland oo gar gaar mucaawino u diraysa dadka ku dhibaatoobay dagaalda muqdisho.12.04.07

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.07

Muqdisho:Raysal WAsaaraha Soomaliya Cali Maxamed Geddi oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Puntland 10.04.07

Aarhus:MA MATALAAN WAKIILKA MAXKAMADIHII LA ERYEY IYO INTA YAR OO LA JIRTAA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA DENMARK WQ:Saciid Cabille. 07.04.07

Baydhabo:Jendayi Frazer oo la kulantay Madaxda sre ee Dowlada KMG Soomaliya Una balan qaaday Lacag 60$ milyan,lana hadshay Xubnaha Baarlamaanka DKMG.07.04.07

 Muqdisho:Beelaha Muddullood iyo Xawaadle oo si cad u sheegay iney ka qeyb qaadanayaan Soocelinta Amaanka Dalka iyo Jendayi Frazer oo sheegtay in magaalada Muqdisho ay joogaan kooxo mayal adag. 05.04.07

Boosaaso:Wasiirka Maaliyada DG.Puntland oo ka hadlay qaabkii loo tarxiilay dadkii la soo tarxiilay iyo sida loola macaamilay iyo sababta loo celshay.05.04.07

Kismaayo:Gaari uu leeyahay Abaanduulaha Ciidanka DKMG Soomaliya Gen:Cabdi Mahdi oo ay dheceen Dabley Beeleed ayaa loo soo celshay ka hor intuusan Go'aan ka gaarin arinkaas.05.04.07

Muqdisho:DKMG Soomaliya oo sheegtay in loo dhigay shirkii dib uheshiisiinta Qaran. iyo Qaramada Midoowey oo aan ajandaha ugu jiririn bishaan arinka amaanka Soomaliya balse ka wada hadli doona arimaha horumarka Soomaliya.05.04.07

Aarhus:Warkii laga Faafiyay MDX.C/lahi Yusuf iyo sida loo qalday oo la isugu xiray halkaan ka dhagayso isagoo faah faahsan Dhagayso. 04.04.07.isha:Jarbooley.com

Qaahira:Kulankii Gudiga xiriirka soomaliya iyo Jaamacada carabta iyo Au. oo lagu canbaareeyay falalka kadhanka ah amniga Soomaliya 04.04.07

Muqdisho:DKMG oo beenisay in heshiis u dhexmaray Ciidanka Itoobiya iyo Odayaasha Beesha Hawiye iyo Wasiirka arimaha gudaha DKMG oo ka hadlay arinkaas.04.0407

Muqdisho:DKMG oo beenisay in heshiis u dhexmaray Ciidanka Itoobiya iyo Odayaasha Beesha Hawiye 04.04.07

Gaalkacyo:Dad laga soo tarxiilay Sucuudiga oo laga soo dejiyaya Gaalkacyo ayaa laga tarxiilayaa Gaalkacyo loona celinayaa Sucuudiga.03.04.07

Masar:Dowlada Masar ayaa dalbatay in la fara geliyo arimaha Soomaliya.Muqdisho:Prof:Dalxa oo ka hadlay Arimaha ka dhacaya Muqdisho.03.04.07

Muqdisho:Askari AU(Ugandhees ah) oo  lagu dilay Muqdisho, xili Ay tageen Uganda dad lagu tilmaamay in ay Ergo ka yihiin Kooxaha dagaalka ka wada Muqdisho si ay ula hadlaan Dowlada Uganda, dadkaas oo uu ku jiro Wariye BBC u shaqeeya.01.April.07

Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo maanta Degan iyo Ciidamo cusub oo Itoobiyan ah oo soo Galay Soomaliya kuna soo wajahan Muqdisho.01.April.07

Muqdisho:Imaamka Beesha Mudulood oo ku baaqay in la joojiyo dirirta xili ay Ciiidamada DKMG iyo kuwa Itoobiya ay baaritaan ka wadaan Wardhiigley iyo Xamar Bile.31.03.07

Muqdisho:Dagaal xalay 2:30  ka qarxay Muqdisho iyo DKMG iyo Ciidanka Itoobiya oo Furtay wadada ugu muhiimsaneyd aagaas.31.03.07

Muqdisho:Diyarad Kuwa qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin Ciidanka Itoobiya oo kusoo dhacday garoonka muqdisho xilli ay kasoo degeen sinabad ah Wadayaashii diyaarada.iyo Dagaalka oo ka socda meelo kooban oo kamid ah muqdisho. 30.03.07

Muqdisho:14 kamid ah Ciidanka Itoobiya ayaa lagu dilay Muqdisho laguna jiid jiiday wadooyinka xili ay Ciidanka DKMG iyo  Itoobiya ay isku fidiyeen goobo badan oo muqdisho ka mid ah. 30.03.07

Muqdisho:Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DKMG somaliya oo ay taageerayaan Dayaaradaha dagaalka ee Helikobtarka layiraahdo ee Itoobiya ayaa maanta si adag u weeraray meelo u calaamadsanaa Muqdisho.29.03.07

Muqdisho:Shir albaaka loo xirtay oo ay yeesheen Mdx.C/lahi yusuf iyo Hogaamiye kooxeedyadii hore ee Muqdisho.Riyad:Raysal wasaare Geddi iyo Xogahayaha QM, Ban Kim-moon oo ulan gaar ah wada yeeshay.28.03.07

Muqdisho:DKMG oo Ku baaqday in dadka soo laabtaan Guryahooda.27.03.07

Kismaayo:Sargaal Ciidanka amaanka oo si gaadma ah loogu dilay Kismaayo iyo taliyaha Guutada Koowaad oo sheegay in ay soo qabteen ninkii dilka gaystay iyo ninkii soo abaabulay falkaas.27.03.07

 Muqdisho:madaxweyne C/lahi yusuf Laba ciidan oo laba madax leh magaalo ma wada joogayso.27.03.07

London:WAFDI DOWLADA KMG. AH OO LONDON BOOQASHO  KU SOO GAARAY 26.03.07

Muqdisho:Dadka qaxaya oo weli sii socada.25.03.07

Muqdisho:Madaxweynaha DKMG somaliya oo maanta Booqday Goobo Taariikh ah oo ay kamid yihiin taalooyinkii Sayid, xaawa taako iyo SYL.Muqdisho: 300 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socday.25.03.07

Muqdisho:Meydka Nin Soomali ah oo Lagu gubay Muqdisho oo ay dhibsadeen Soomalida Dibadaha Kunool.24.03.07

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07 sheegtay in ciidankeeda ay garayaan Soomaliya inta uusan dhamaan Todobaadkan.28feb

 

 

 

                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net