Muqdisho:Dekada
Magaalada Kismaayo oo saakay bilwday shaqadii xili aysan jirin wax is
afgarad guud oo la gaaray magaaladaas.
Muqdisho:Waxaa
saakay dib u bilowday howlihii dekadda magaalada Kismaayo oo mudo 24
saac ay u xayirneyd kooxo maliishiyo ah oo ka cabanayey mushaar la'aan.
Maareeyaha dekadda magaalada Kismaayo Deeq Caabi ayaa sheegay in
saakay dib loo furay dekadda Kismaayo isla markaana howlihii shaqo ay
caadi u socdaan, wuxuuna sheegay in la xaliyay khilaafkii keenay iney
xeranto dekadda magaalada Kismaayo.
Odayaal iyo waxgarad kale oo halkaasi ku dhaqan ayaa ku guuleystay
iney xaliyaan arintaasi, iyadoo maliishiyooyinkii is hortaagay howlaha
dekaddana loo balan qaaday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo siin doono
gunnooyinkii ay xaqa u lahaayeen.
Is qabqabsiga iyo khilaafka ka taagan magaalada Kismaayo ayaa ah mid
laga cabsi qabo in halkaasi uu ka qarxo dagaal jahli ah, walow xubno
ka tirsan dowladda KMG iyo cugaal ay wadaan sidii loo xalin lahaa
khilaafyada halkaasi ka jira.
ISha:Puna.(Aayatiin)
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri
Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG
aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.07
 Muqdisho:Raysal
WAsaaraha Soomaliya Cali Maxamed Geddi oo Si diiran loogu soo
dhaweeyay Puntland
10.04.07
Aarhus:MA
MATALAAN WAKIILKA MAXKAMADIHII LA ERYEY IYO INTA YAR OO LA JIRTAA
JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA DENMARK WQ:Saciid
Cabille. 07.04.07
Baydhabo:Jendayi
Frazer oo la kulantay Madaxda sre ee Dowlada KMG Soomaliya Una balan
qaaday Lacag 60$ milyan,lana hadshay Xubnaha Baarlamaanka DKMG.07.04.07
Muqdisho:Beelaha
Muddullood iyo Xawaadle oo si cad u sheegay iney ka qeyb qaadanayaan
Soocelinta Amaanka Dalka
iyo
Jendayi Frazer oo sheegtay
in magaalada Muqdisho ay joogaan kooxo mayal adag.
05.04.07
Boosaaso:Wasiirka
Maaliyada DG.Puntland oo ka hadlay qaabkii loo tarxiilay
dadkii la soo tarxiilay iyo sida loola macaamilay iyo sababta
loo celshay.05.04.07
London:WAFDI
DOWLADA KMG. AH OO LONDON BOOQASHO KU SOO GAARAY
26.03.07
Muqdisho:Dadka
qaxaya oo weli sii socada.25.03.07
Muqdisho:Madaxweynaha
DKMG somaliya oo maanta Booqday Goobo Taariikh ah oo ay kamid yihiin
taalooyinkii Sayid, xaawa taako iyo SYL.Muqdisho: 300
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socday.25.03.07
Muqdisho:Meydka
Nin Soomali ah oo Lagu gubay Muqdisho oo ay dhibsadeen Soomalida
Dibadaha Kunool.24.03.07
Addis Ababa:Taliyaha
Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlay Falkii
daraad ka dhacay Cadaado.
Muqdisho:Raysal wasaare Geddi
oo udhoofay Sucuudi carabiya.24.03.07
Muqdisho:Diyaarad
kuwa xamuulka ah ayuu ku soo dhacday duleedka xaafada Kaaraan.
Muqdisho:Beellaha Muqdisho oo Taageeray
Magacaabistii Cali mahdi ee ee Gudiga Dib uheshiisiinta Qaran.23.03.07
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Muqdisho:Ciidamada
nabad ilaalinta Afrika(uganda) oo lagu wareejiyay mas'uuliyada
garoonka Muqdisho.
11.03.07
Muqdisho:Ciidammada DKMG
iyo Itoobiya oo ku soo Qul qulaya dhinaca Muqdisho iyo Marka.11.03.07
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu
guulaystay damintiisa.09.marso.07
|
Waraka Shalay iyo Maanta/hore:
Muqdisho:Dekada
Magaalada Kismaayo oo saakay bilwday shaqadii xili aysan jirin wax is
afgarad guud oo la gaaray magaaladaas.14.05.07
Muqdisho:Raysal
wasaare gedi oo ka xayuubiyay jagaday ka hayeen dowlada Xuseen caydiid
iyo Bare hiiraale.12.05.07
Muqdisho:Qaraxii
maanta Km4 iyo sida wax udheceen. iyo Wakiilka Qaramada midooway oo
kulamo la yeeshay madax sare oo reer Puntland ah.12.05.07
Muqdisho:Safiiro
afar ah iyo Afhayeenka dowlada oo lamagacaabay.iyo
Hub lagu qabtay Muqdisho maantay.09.05.07
Gaalkacyo:Gaalkacyo
oo Maanta aan Deganayn dil iyo dhaawac ka jira awgeed
iyo
Galgaduud oo ay ku dagaalamayaan Laba beelood oo wada dega halkaas.06.05.07
Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya oo aqbalay
Codsigii uga yimid Odayaasha Beesha Hawiye in ay la kulmaan , iyo
kulankaas oo saacad ka hor ka bilowday Villa Soomaliya.06.04.07
Nairobi:Safiirka USA u fadhiya Nayroobi ayaa
sheegay in Itoobiya ay qabatay howl muhiim ah, loona baahan yahay in
DKMG ay la hadasho Odayaasha qabiilka.04.05.07
QARAN-DIIDKA MUQDISHO OO WAJIGIISII RUNTA AHAA LA SOO
BAXAY!!-Qaybta.2aad-WD:Dr.Maxamed X.Siciid.Al-Jabarti.Al
Jabarti" <al_jabarti@hotmail.com>
Kismaayo:Wasiisrka
arimaha Gudaha DKMG M.M. Gulled(gacmadheere) ayaa sheegay xalka
kismaayo in uu yahay in hubka laga dhigo Dhinacyada isku haysta,
Ciidankii ka dhigi lahaana Waa ay u amba baxeen Kismaayo.03.05.07
Muqdisho:Baarlamaanka
DKMG oo ansixiyay sharciga argigixisada ee maanta loo keenay
mooshinkiisa.03.05.07
Muqdisho:DKMG
ayaa talaabo ka qaadi doonta hay'adii ku xadgudubto heshiiska la
gaaray.iyo maanta oo ay Mudanayaasha
baarlamaanka DKMG.0305.07
Kismaayo:Miino
lagu aasay wadada loo aado Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ayaa ku
qaraxday ninkii dhigayay Miinada xili hakaas la filayay in ay kadhoofi
doonaan wafdigii DKMG ee kismayo joogay.03.05.07
Muqdisho:Maxamed
Dheere oo yiri Gacan bir ah ayaan ku qabanayaa Muqdisho, 100 guri
waxaa ay mas'uul ka yihiin aaga ay degan yihiin.02.05.07
Burtinle:Kulan
Nabadoon oo Isimada Puntland iyo Madaxda Puntland ay si wada jir ah
uga shaqaynayaan ayaa ka furmay burtinle-Nugaal.30.04.07
Kismaayo:Waxaa
kismaayo qabsaday Ganacsato iyo Al-itixaad wada socda.Col:C/rasaaq
Af-guduud. iyo
Maxaabiis markale ooda laga qaaday xabsiga Kismaayo.30.04.07
Muqdisho:Raysal wasaare Geedi oo kala hadlay
ciidan iyo Maamulka cusub ee Muqdisho In ay kasoo dhalaalaan
howshooda amniga.29.04.07
Muqdisho:Madaxweynaha DKMG C/lahi Yusuf ayaa
dib u bilaabay Wadatashiyaduu la lahaa Odayaasha Qabaa'ilka taas oo
indhawaale uu hakad ka galay isagoo maanta la kulmaya Odayasha Beesha
Cayr Habargidir ee ku sugan Muqdisho.29.04.07
Kismaayo:Kismaayo waxaa Qabsaday dad dowlada
kasoo horjeeda Gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibrahim Timajilic.Kismaayo:Dadkii
qaxay ayaa ku soo laabanaya si taxader leh Magaalada Muqdisho.29.04.07
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya oo shir jaraa'id ku qabtay Villa Somaliya Kagana Waramay
Isbedelka Muqdisho.Isha.Warka:(SMC)28.04.07
Muqdisho:DKMG
oo Mucaawino U Qaybinaysa dadka Ku waxyeeloobay Dagaaladii iyo .Maxamed
dheere oo loo magacaabay Duqa Magaalada Muqdisho.28.04.07
Muqdisho:Alpha
Omar Konare oo ugu baaqay Midowga Afrika madaxdeeda in la soo
diro ciidankii afrikanka ahaa ee loo balanqaaday Soomaliya.28.04.07
Muqdisho:Dadka
waa ay ka bexeen mixnadii nabada haka shaqeeyaan Raysal wasaare Geddi
iyoCiidamada DKMG oo fatashaad ka wada
Xaafado Muqdisho.28.04.07 Muqdisho:Taliyaha
Booliska DKMG iyo Ganacsatada Muqdisho oo kawada hadlay sidii loo
ilaalin lahaa Hantidooda.iyo DKMG oo balan qaaday in magdhow lasiin
doono Ganacsatadii la billiqaystay xoolahooda.28.04.07
Muqdisho:Madaxweyne
C/lahi yusuf oo ku soo laabtay Muqdisho.27.04.07
Muqdisho:Muqdisho
oo Xasiloon 4-bilood kadib iyo Tuugada oo soo badatay.Iyo Magaalada
Gaalkacyo oo laysla gartay in amaankeeda lawada Ilaashado.27.04.07
Muqdisho:DKMG
ayaa Gacanta ku dhigtay 91% Magaalada Muqdisho.dadkana ugu
baaqday in ay ku soo laabtaan Guryahooda.26.04.07
Gaalkacyo:Maamulka
Gaalkacyo oo ka codsaday Hay'adaha Deeqda bixiya in la taakuleeyo
Dadka kasoo barakacay Muqdisho ee jooga Mudug.Kismaayo:Wafdi
Wasiiro iyo Mas'uuliyiin DKMG ah oo uu Hogaaminayo Wasiirka arimaha
Gudaha MM:G.Gacmadheere ayaa jooga Kismaayo.25.04.07
Kismaayo:Dhimashada
Askartii ku waxyeelowday Dagaalkii kismaayo ee shalay oo gaartay dhow
iyo labaatan
24.04.07 Muqdisho:Kismaayo
oo laga wado Waan waan nabadeed.
Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo
Degan iyo Mas'uuliyiin DKMG oo sheegay in dagaalka uu sii socon doono.24.04.07
Muqdisho:Madaxweynaha
Somaliya ayaa ku soo laabtay Baydhabo Xili ay Dagaaladii Muqdisho
galeen Maalinkii Shanaad
22.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha
Somaliya &Raysal wsaaraha Itoobiya oo ku kulmay Addis ababa.20.04.07
Muqdisho:Jabhad
Lid ku ah DKMG iyo Itoobiya oo laga Aas aasayo Asmara Eriteraya.
19.04.07
Muqdisho:Dagaal
xoogan oo kabilowday maanta duhurkii muqdisho
iyo Ciidanka Itoobiyanka ee ku sugnaa
Afgooye ayaa u soo dhaqaaqay xaga Gudaha Muqdisho.19.04.07 
Muqdisho:Cabdi
Qaybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Booliska iyo Gen:Cabdi madoowe oo
safiir loo magacaabay.18.04.07
Muqdisho:Raysal
wasaare Gedi oo isku shaandhayn ku sameeyay 3-wasaaradood oo muhiim ah
iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DKMG oo usheegay beelaha
Soomaliyeed in ay soo sheegaan cida u buuxinaysa xubnihii laga
xuyuubiyay xubin nimadooda Baarlamaanka.18.04.07
Muqdisho:Dagaalkii
xalay bilowday oo hakaday.
18.04.07
Muqdisho:Madaxweyne
C/lahi Yusuf oo xooga Saaraya in Safiirada Dowlada kumatalaya dibada
ay noqdaan dad xul ah oo Aqoon iyo waaya aragnima leh.17.04.07
Muqdisho:Magaalada
Muqdisho oo markale laga baqayo in dagaal uu ka qarxo.17.04.07
Muqdisho:Baarlamaanka
Soomaaliya ayaa maanta 31 Mudana ka xayuubiyay Xubin-nimadooda.17.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha
Somaliland oo xilka ka qaaday wasiirkiisii Gaashandhiga kadib markii
uu ka waayay xiriir toos ah kuna dhaqaaqay howlgal aan lala ogayn
Gobolka Sanaag.15.04.07 Muqdisho:Gudoomiyaha
Gudiga dib uheshiisiinta Qaran ayaa kulan warbixineed la leh MDX C/lahi
Yusuf.Kismaayo:DKMG
ayaa gacaanta ku dhigtay Hub ay sideen ganacsato ku socotay Muqdisho.15.04.07
Muqdisho:Ciidanka
Daraawiishta Puntland ayaa kala wareegay Magaalada Dahar Ciidanka
Somaliland dagaal saacada socday kadib.15.04.07
Muqdisho:Nin
Soomali(Danmark) ah oo Lagu haystay in uu hub u iibshay Maxkamadaha
Islamiga oo la siidaayay
14.04.07
Muqdisho:Kenya
oo Heshiisiinaysa Itoobiya iyo Eriteriya si Soomaliya ay udegto
14.04.07Muqdisho:Raysal
wasaare Gedi ayaa ka dhoofay Puntland una kicitimay Muqdisho.13.03.07 Muqdisho:DG.
Puntland iyo dawladda federaalka oo xalay kulan ku yeeshay magaalada
Boosaaso kuna balamay wadashaqayn
12.04.07Muqdisho:Wasiirka
arimaha gudaha ADKMG Soomaliya ayaa ku tilmaamay in raashinka
hay'adaha baxshaan ay sababto daacuunka, shubanka iyo DG. Puntland oo
gar gaar mucaawino u diraysa dadka ku dhibaatoobay dagaalda muqdisho.12.04.07
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad
cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.07
 Muqdisho:Raysal
WAsaaraha Soomaliya Cali Maxamed Geddi oo Si diiran loogu soo
dhaweeyay Puntland
10.04.07
Aarhus:MA
MATALAAN WAKIILKA MAXKAMADIHII LA ERYEY IYO INTA YAR OO LA JIRTAA
JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA DENMARK WQ:Saciid
Cabille. 07.04.07
Baydhabo:Jendayi
Frazer oo la kulantay Madaxda sre ee Dowlada KMG Soomaliya Una balan
qaaday Lacag 60$ milyan,lana hadshay Xubnaha Baarlamaanka DKMG.07.04.07
Muqdisho:Beelaha
Muddullood iyo Xawaadle oo si cad u sheegay iney ka qeyb qaadanayaan
Soocelinta Amaanka Dalka
iyo
Jendayi Frazer oo sheegtay
in magaalada Muqdisho ay joogaan kooxo mayal adag.
05.04.07
Boosaaso:Wasiirka
Maaliyada DG.Puntland oo ka hadlay qaabkii loo tarxiilay
dadkii la soo tarxiilay iyo sida loola macaamilay iyo sababta
loo celshay.05.04.07
Kismaayo:Gaari
uu leeyahay Abaanduulaha Ciidanka DKMG Soomaliya Gen:Cabdi
Mahdi oo ay dheceen Dabley Beeleed ayaa loo soo celshay ka hor
intuusan Go'aan ka gaarin arinkaas.05.04.07
Muqdisho:DKMG
Soomaliya oo sheegtay in loo dhigay shirkii dib uheshiisiinta Qaran.
iyo Qaramada Midoowey oo aan ajandaha ugu
jiririn bishaan arinka amaanka Soomaliya balse ka wada hadli doona
arimaha horumarka Soomaliya.05.04.07
Aarhus:Warkii
laga Faafiyay MDX.C/lahi Yusuf iyo sida loo qalday oo la isugu
xiray halkaan ka dhagayso isagoo faah faahsan
Dhagayso.
04.04.07.isha:Jarbooley.com
Qaahira:Kulankii
Gudiga xiriirka soomaliya iyo Jaamacada carabta iyo Au. oo lagu
canbaareeyay falalka kadhanka ah amniga Soomaliya
04.04.07
Muqdisho:DKMG oo
beenisay in heshiis u dhexmaray Ciidanka Itoobiya iyo Odayaasha Beesha
Hawiye iyo Wasiirka arimaha gudaha DKMG oo ka hadlay arinkaas.04.0407
Muqdisho:DKMG
oo beenisay in heshiis u dhexmaray Ciidanka Itoobiya iyo Odayaasha
Beesha Hawiye
04.04.07
Gaalkacyo:Dad
laga soo tarxiilay Sucuudiga oo laga soo dejiyaya Gaalkacyo ayaa laga
tarxiilayaa Gaalkacyo loona celinayaa Sucuudiga.03.04.07
Masar:Dowlada
Masar ayaa dalbatay in la fara geliyo arimaha Soomaliya.Muqdisho:Prof:Dalxa
oo ka hadlay Arimaha ka dhacaya Muqdisho.03.04.07
Muqdisho:Askari
AU(Ugandhees ah) oo lagu dilay Muqdisho, xili Ay tageen Uganda
dad lagu tilmaamay in ay Ergo ka yihiin Kooxaha dagaalka ka wada
Muqdisho si ay ula hadlaan Dowlada Uganda, dadkaas oo uu ku jiro
Wariye BBC u shaqeeya.01.April.07
Muqdisho:Magaalada
Muqdisho oo maanta Degan iyo Ciidamo cusub
oo Itoobiyan ah oo soo Galay Soomaliya kuna soo wajahan Muqdisho.01.April.07
Muqdisho:Imaamka
Beesha Mudulood oo ku baaqay in la joojiyo dirirta xili ay Ciiidamada
DKMG iyo kuwa Itoobiya ay baaritaan ka wadaan Wardhiigley iyo Xamar
Bile.31.03.07
Muqdisho:Dagaal
xalay 2:30 ka qarxay Muqdisho iyo DKMG iyo Ciidanka Itoobiya oo
Furtay wadada ugu muhiimsaneyd aagaas.31.03.07
Muqdisho:Diyarad
Kuwa qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin
Ciidanka Itoobiya oo kusoo dhacday garoonka muqdisho xilli ay
kasoo degeen sinabad ah Wadayaashii diyaarada.iyo
Dagaalka oo ka socda
meelo kooban oo kamid ah muqdisho.
30.03.07
Muqdisho:14
kamid ah Ciidanka
Itoobiya ayaa lagu dilay Muqdisho laguna jiid jiiday wadooyinka xili
ay Ciidanka DKMG iyo Itoobiya ay isku fidiyeen goobo
badan oo muqdisho ka mid ah.
30.03.07
Muqdisho:Ciidanka
Itoobiya iyo kuwa DKMG somaliya oo ay taageerayaan Dayaaradaha
dagaalka ee Helikobtarka layiraahdo ee Itoobiya ayaa maanta si
adag u weeraray meelo u calaamadsanaa Muqdisho.29.03.07
Muqdisho:Shir
albaaka loo xirtay oo ay yeesheen Mdx.C/lahi yusuf iyo
Hogaamiye kooxeedyadii hore ee Muqdisho.Riyad:Raysal
wasaare Geddi iyo Xogahayaha QM, Ban Kim-moon oo ulan gaar ah
wada yeeshay.28.03.07
Muqdisho:DKMG
oo Ku baaqday in dadka soo laabtaan Guryahooda.27.03.07
Kismaayo:Sargaal
Ciidanka amaanka oo si gaadma ah loogu dilay Kismaayo iyo taliyaha
Guutada Koowaad oo sheegay in ay soo qabteen ninkii dilka gaystay iyo
ninkii soo abaabulay falkaas.27.03.07
Muqdisho:madaxweyne
C/lahi yusuf Laba ciidan oo laba madax leh magaalo ma wada joogayso.27.03.07
London:WAFDI
DOWLADA KMG. AH OO LONDON BOOQASHO KU SOO GAARAY
26.03.07
Muqdisho:Dadka
qaxaya oo weli sii socada.25.03.07
Muqdisho:Madaxweynaha
DKMG somaliya oo maanta Booqday Goobo Taariikh ah oo ay kamid yihiin
taalooyinkii Sayid, xaawa taako iyo SYL.Muqdisho: 300
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socday.25.03.07
Muqdisho:Meydka
Nin Soomali ah oo Lagu gubay Muqdisho oo ay dhibsadeen Soomalida
Dibadaha Kunool.24.03.07
 
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07 sheegtay in
ciidankeeda ay garayaan Soomaliya inta uusan dhamaan Todobaadkan.28feb
|