|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport

 
 
 
  Booqashadii uu ku tegay Kuwait MDX. C/lahi Yusuf 03.maarso.2007
 
     
   

 

Muqdisho:Raysal wasaare Gedi oo isku shaandhayn ku sameeyay 3-wasaaradood oo muhiim ah iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DKMG oo usheegay  beelaha Soomaliyeed in ay soo sheegaan cida u buuxinaysa xubnihii laga xuyuubiyay xubin nimadooda Baarlamaanka.

Muqdisho:Raysulwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta soo saaray digreeto oo isku shaandhayn ku samaynayo golaha xukuumadda dawladda Soomaaliya qaar kamid ah.

Digreetadan ayaa waxaa xilalkii ay hayeen la isugu wareejiyay ,qaarna xilalkodii ay ku waayeen .

Wasiirada xilalkoodii loo kala baddalay waxaa kamid ah wasiirka arimaha dibadda Ismaaciil Hurre Buubbaa oo laga qaaday jagadiisii , madaxna looga dhigay wasaaradda waxbarashada

C/raxmaan Cabdi Waare oo ahaa wasiirka waxbarashada ayaa asagu waayay xilkii uu ka hayay dawladda Soomaaliya.

Wasiirka qorshaynta Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa laga qaaday wasaaraddii uu madaxda u ahaa waxaana laga dhigay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya.

Cali Cabdulahaahi Cosoble oo horay u ahaan jiray wasiirkii waxbarashada ayaa madax looga dhigay wasaaradda qorshaynta iyo tirakoobka dawladda Soomaaliya.

Digreetada raysulwasaaraha ayuu ku sheegay inuu soo saaray kadib markii uu u kuur galay shaqada wasiirada, wasiir walbana loo dhiibay shaqada uu ku habboon yahay.

Ma ahan markii koowaad ee xukuumadda federaalka la isku shaandheeyo ama wasiiro ay xilkooda waayaan ,waxaana ay kusoo beegmaysaa xilli baarlamaanka Soomaaliyana uu qaatay tallaabo uu xilka uga qaadayo xildhibaanno gaaraya soddon xubnood.


 Dhanka kale Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka hadlay xubnihii baarlamaanka ee xilalka laga qaaday.

Sheekh Aadan Madoobe wuxuu sheegay in baarlamaanku ay tallaabo ka qaadanayaan cid allaale iyo ciddii ku xad gudubta xeerka baarlamaanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka wuxuu sheegay in xubnaha xilalka laga qaaday oo tiradoodu gaarayso 30 ay ka dhaga adaygeen inay shirarka baarlamaanka kasoo qayb galaan.

Wuxuu xusay guddoomiyuhu inay beelaha Soomaaliyeed ku wargaliyeen inay soo xushaan ciddii wakiilka uga noqon lahayd baarlamaanka ee baddali lahayd xubnaha xilalka laga qaaday.

Guddoomiyaha oo wax laga waydiiyay in sharcigu oggol yahay in mar kale beelohoodu ay soo xushaan isla xubnahan la cayriyay iyo in kale ayuu sheegay in taasi aysan dhici doonin, asagoo ku sababeeyay in baarlamaanku uu waqti dheer ku lumiyay u tanaasulkooda iyo u dulqaashadooda, waqti danbena aan lagu dhumin doonin xildhibaanno aysan ka dhab ahayn in dawlad la helo.

Sheekh Aadan Madoobe wuxuu beelaha Soomaaliyeed u sheegay in sida ugu dhaqsaha badan looga baahan yahay inay kusoo gudbiyaan magacyada xildhibaannada baarlamaanka usoo galaya.

Hadalkan guddoomiyaha baarlamaanka ayaa kusoo beegmaya xilli raggii xilka laga qaaday ee uu kamid yahay guddoomiyaha baarlamaanka ay sheegayaan inay wali yihiin xubnihii baarlamaanka.




Isha:Puna()

 

 

ku soo dir wixii fariin ah mail kaan Aayatiin@aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.07

Muqdisho:Raysal WAsaaraha Soomaliya Cali Maxamed Geddi oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Puntland 10.04.07

Aarhus:MA MATALAAN WAKIILKA MAXKAMADIHII LA ERYEY IYO INTA YAR OO LA JIRTAA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA DENMARK WQ:Saciid Cabille. 07.04.07

Baydhabo:Jendayi Frazer oo la kulantay Madaxda sre ee Dowlada KMG Soomaliya Una balan qaaday Lacag 60$ milyan,lana hadshay Xubnaha Baarlamaanka DKMG.07.04.07

 Muqdisho:Beelaha Muddullood iyo Xawaadle oo si cad u sheegay iney ka qeyb qaadanayaan Soocelinta Amaanka Dalka iyo Jendayi Frazer oo sheegtay in magaalada Muqdisho ay joogaan kooxo mayal adag. 05.04.07

Boosaaso:Wasiirka Maaliyada DG.Puntland oo ka hadlay qaabkii loo tarxiilay dadkii la soo tarxiilay iyo sida loola macaamilay iyo sababta loo celshay.05.04.07

 

London:WAFDI DOWLADA KMG. AH OO LONDON BOOQASHO  KU SOO GAARAY 26.03.07

Muqdisho:Dadka qaxaya oo weli sii socada.25.03.07

Muqdisho:Madaxweynaha DKMG somaliya oo maanta Booqday Goobo Taariikh ah oo ay kamid yihiin taalooyinkii Sayid, xaawa taako iyo SYL.Muqdisho: 300 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socday.25.03.07

Muqdisho:Meydka Nin Soomali ah oo Lagu gubay Muqdisho oo ay dhibsadeen Soomalida Dibadaha Kunool.24.03.07

Addis Ababa:Taliyaha Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlay Falkii daraad ka dhacay Cadaado. Muqdisho:Raysal wasaare Geddi oo udhoofay Sucuudi carabiya.24.03.07

Muqdisho:Diyaarad kuwa xamuulka ah ayuu ku soo dhacday duleedka xaafada Kaaraan. Muqdisho:Beellaha Muqdisho oo Taageeray Magacaabistii Cali mahdi ee ee Gudiga Dib uheshiisiinta Qaran.23.03.07

Aarhus:Xaflad Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.

Muqdisho:Ciidamada nabad ilaalinta Afrika(uganda) oo lagu wareejiyay mas'uuliyada garoonka Muqdisho. 11.03.07 Muqdisho:Ciidammada DKMG iyo Itoobiya oo ku soo Qul qulaya dhinaca Muqdisho iyo Marka.11.03.07

 

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07

Muqdisho:Diyaarad Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay damintiisa.09.marso.07

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore:

Muqdisho:Raysal wasaare Gedi oo isku shaandhayn ku sameeyay 3-wasaaradood oo muhiim ah iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DKMG oo usheegay  beelaha Soomaliyeed in ay soo sheegaan cida u buuxinaysa xubnihii laga xuyuubiyay xubin nimadooda Baarlamaanka.18.04.07

Muqdisho:Dagaalkii xalay bilowday oo hakaday. 18.04.07

Muqdisho:Madaxweyne C/lahi Yusuf oo xooga Saaraya in Safiirada Dowlada kumatalaya dibada ay noqdaan dad xul ah oo Aqoon iyo waaya aragnima leh.17.04.07 

Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo markale laga baqayo in dagaal uu ka qarxo.17.04.07 Muqdisho:Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta 31 Mudana ka xayuubiyay Xubin-nimadooda.17.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaaday wasiirkiisii Gaashandhiga kadib markii uu ka waayay xiriir toos ah kuna dhaqaaqay howlgal aan lala ogayn Gobolka Sanaag.15.04.07 Muqdisho:Gudoomiyaha Gudiga dib uheshiisiinta Qaran ayaa kulan warbixineed la leh MDX C/lahi Yusuf.Kismaayo:DKMG ayaa gacaanta ku dhigtay Hub ay sideen ganacsato ku socotay Muqdisho.15.04.07 Muqdisho:Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa kala wareegay Magaalada Dahar Ciidanka Somaliland dagaal saacada socday kadib.15.04.07               Muqdisho:Nin Soomali(Danmark) ah oo Lagu haystay in uu hub u iibshay Maxkamadaha Islamiga oo la siidaayay 14.04.07 Muqdisho:Kenya oo Heshiisiinaysa Itoobiya iyo Eriteriya si Soomaliya ay udegto 14.04.07Muqdisho:Raysal wasaare Gedi ayaa ka dhoofay Puntland una kicitimay Muqdisho.13.03.07 Muqdisho:DG. Puntland iyo dawladda federaalka oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Boosaaso kuna balamay wadashaqayn 12.04.07Muqdisho:Wasiirka arimaha gudaha ADKMG Soomaliya ayaa ku tilmaamay in raashinka hay'adaha baxshaan ay sababto daacuunka, shubanka iyo DG. Puntland oo gar gaar mucaawino u diraysa dadka ku dhibaatoobay dagaalda muqdisho.12.04.07

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.07

Muqdisho:Raysal WAsaaraha Soomaliya Cali Maxamed Geddi oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Puntland 10.04.07

Aarhus:MA MATALAAN WAKIILKA MAXKAMADIHII LA ERYEY IYO INTA YAR OO LA JIRTAA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA DENMARK WQ:Saciid Cabille. 07.04.07

Baydhabo:Jendayi Frazer oo la kulantay Madaxda sre ee Dowlada KMG Soomaliya Una balan qaaday Lacag 60$ milyan,lana hadshay Xubnaha Baarlamaanka DKMG.07.04.07

 Muqdisho:Beelaha Muddullood iyo Xawaadle oo si cad u sheegay iney ka qeyb qaadanayaan Soocelinta Amaanka Dalka iyo Jendayi Frazer oo sheegtay in magaalada Muqdisho ay joogaan kooxo mayal adag. 05.04.07

Boosaaso:Wasiirka Maaliyada DG.Puntland oo ka hadlay qaabkii loo tarxiilay dadkii la soo tarxiilay iyo sida loola macaamilay iyo sababta loo celshay.05.04.07

Kismaayo:Gaari uu leeyahay Abaanduulaha Ciidanka DKMG Soomaliya Gen:Cabdi Mahdi oo ay dheceen Dabley Beeleed ayaa loo soo celshay ka hor intuusan Go'aan ka gaarin arinkaas.05.04.07

Muqdisho:DKMG Soomaliya oo sheegtay in loo dhigay shirkii dib uheshiisiinta Qaran. iyo Qaramada Midoowey oo aan ajandaha ugu jiririn bishaan arinka amaanka Soomaliya balse ka wada hadli doona arimaha horumarka Soomaliya.05.04.07

Aarhus:Warkii laga Faafiyay MDX.C/lahi Yusuf iyo sida loo qalday oo la isugu xiray halkaan ka dhagayso isagoo faah faahsan Dhagayso. 04.04.07.isha:Jarbooley.com

Qaahira:Kulankii Gudiga xiriirka soomaliya iyo Jaamacada carabta iyo Au. oo lagu canbaareeyay falalka kadhanka ah amniga Soomaliya 04.04.07

Muqdisho:DKMG oo beenisay in heshiis u dhexmaray Ciidanka Itoobiya iyo Odayaasha Beesha Hawiye iyo Wasiirka arimaha gudaha DKMG oo ka hadlay arinkaas.04.0407

Muqdisho:DKMG oo beenisay in heshiis u dhexmaray Ciidanka Itoobiya iyo Odayaasha Beesha Hawiye 04.04.07

Gaalkacyo:Dad laga soo tarxiilay Sucuudiga oo laga soo dejiyaya Gaalkacyo ayaa laga tarxiilayaa Gaalkacyo loona celinayaa Sucuudiga.03.04.07

Masar:Dowlada Masar ayaa dalbatay in la fara geliyo arimaha Soomaliya.Muqdisho:Prof:Dalxa oo ka hadlay Arimaha ka dhacaya Muqdisho.03.04.07

Muqdisho:Askari AU(Ugandhees ah) oo  lagu dilay Muqdisho, xili Ay tageen Uganda dad lagu tilmaamay in ay Ergo ka yihiin Kooxaha dagaalka ka wada Muqdisho si ay ula hadlaan Dowlada Uganda, dadkaas oo uu ku jiro Wariye BBC u shaqeeya.01.April.07

Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo maanta Degan iyo Ciidamo cusub oo Itoobiyan ah oo soo Galay Soomaliya kuna soo wajahan Muqdisho.01.April.07

Muqdisho:Imaamka Beesha Mudulood oo ku baaqay in la joojiyo dirirta xili ay Ciiidamada DKMG iyo kuwa Itoobiya ay baaritaan ka wadaan Wardhiigley iyo Xamar Bile.31.03.07

Muqdisho:Dagaal xalay 2:30  ka qarxay Muqdisho iyo DKMG iyo Ciidanka Itoobiya oo Furtay wadada ugu muhiimsaneyd aagaas.31.03.07

Muqdisho:Diyarad Kuwa qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin Ciidanka Itoobiya oo kusoo dhacday garoonka muqdisho xilli ay kasoo degeen sinabad ah Wadayaashii diyaarada.iyo Dagaalka oo ka socda meelo kooban oo kamid ah muqdisho. 30.03.07

Muqdisho:14 kamid ah Ciidanka Itoobiya ayaa lagu dilay Muqdisho laguna jiid jiiday wadooyinka xili ay Ciidanka DKMG iyo  Itoobiya ay isku fidiyeen goobo badan oo muqdisho ka mid ah. 30.03.07

Muqdisho:Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DKMG somaliya oo ay taageerayaan Dayaaradaha dagaalka ee Helikobtarka layiraahdo ee Itoobiya ayaa maanta si adag u weeraray meelo u calaamadsanaa Muqdisho.29.03.07

Muqdisho:Shir albaaka loo xirtay oo ay yeesheen Mdx.C/lahi yusuf iyo Hogaamiye kooxeedyadii hore ee Muqdisho.Riyad:Raysal wasaare Geddi iyo Xogahayaha QM, Ban Kim-moon oo ulan gaar ah wada yeeshay.28.03.07

Muqdisho:DKMG oo Ku baaqday in dadka soo laabtaan Guryahooda.27.03.07

Kismaayo:Sargaal Ciidanka amaanka oo si gaadma ah loogu dilay Kismaayo iyo taliyaha Guutada Koowaad oo sheegay in ay soo qabteen ninkii dilka gaystay iyo ninkii soo abaabulay falkaas.27.03.07

 Muqdisho:madaxweyne C/lahi yusuf Laba ciidan oo laba madax leh magaalo ma wada joogayso.27.03.07

London:WAFDI DOWLADA KMG. AH OO LONDON BOOQASHO  KU SOO GAARAY 26.03.07

Muqdisho:Dadka qaxaya oo weli sii socada.25.03.07

Muqdisho:Madaxweynaha DKMG somaliya oo maanta Booqday Goobo Taariikh ah oo ay kamid yihiin taalooyinkii Sayid, xaawa taako iyo SYL.Muqdisho: 300 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socday.25.03.07

Muqdisho:Meydka Nin Soomali ah oo Lagu gubay Muqdisho oo ay dhibsadeen Soomalida Dibadaha Kunool.24.03.07

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07 sheegtay in ciidankeeda ay garayaan Soomaliya inta uusan dhamaan Todobaadkan.28feb

 

 

 

                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net