|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport

 
 
 
  Booqashadii uu ku tegay Kuwait MDX. C/lahi Yusuf 03.maarso.2007
 
     
   

 

Arhus: Socdaalkii Xildhibaan C/Rsahid Ciro iyo kulan kiisii Jaaliyada Soomalida Denmark

Aarhus:Waxaa booqasho rasmi ah ku yimid Wadanka Danmark Xildhibaan C/rashiid Maxamed Cabdi (Ciro) iyo xubna kale oo wehliyay, xildhibaan Ciro ayaa soo maray ka hor inta uusan imaan Denmark 15.05.2007, wadamada ay ka mid yihiin Beljim, Holand iyo fransa.

Xildhibaan C/rashiid ciro ayaa waxaa uu casuumad rasmi ah ka helay Waasarada arimaha Dibada Denmark qeybta qaabilsan Afrika. waxaa kaloo uu la kulmay madax kale oo ka tirsan xukuumada Denmark. waa markii labaad oo uu yimaado Xildhibaan C/rashiid Ciro Denmark Isagoo horey u yimid sanadkii 2006, lana kulmay xiligaas Duqa magaalada labaad Aarhus ee wadankaan Denmark iyo madaxda Gobolka Jyland.

 sikastaba ha ahaatee  la kulankiisa dowlada Denmark ka dib waxaa uu ka qab galay xaflad balaaran oo ay qabteen jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan Wadankan Denmark Gaar ahaan Kobenhagen iyo Aarhus.

Xaflada lagu qabtay Magaalo Madaxda labaad Denmark ee Aarhus ayaa waxaa isugu yimid dad tira badan oo Soomaliyeed.

  Xafladaan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ayaa waxaa isugu yimid qeybaha kala duwan ee ay ka kooban yihiin Jaaliyada Reer Denmark,

ban yihiin Jaaliyada Reer Denmark, waxaa ka mid ahaa dadkii yimid xafladaas dad horay uga soo qabtay xilal soomali, Fanaaniin iyo abwaano kale, waxaa meesha khudbada Xildhibaan C/rashiid kasokow ka hadlay kana soo jeediyay hadalo dhiira gelin iyo dardaaran watay Hooyo Xaliimo soofe Faarax oo caan ku ah dhanka gabayada iyo Buraanburka oo iyadu tirisay buraanbur lalawada dhacay iyo hees aan muusik lahayn oo calanka ay u aliftay iyo Maryan Mursal Ciise oo iyadu si kalsooni ay ku jirto udhiiragelisay nabada iyo in la badbaadsho Soomaliya.Waxaa ay sidoo ku gunaanaday hadalkeeda Heesta Soomali udiida ceeb naftiina udiida cay. Xildhibaan Ciro iyo Xaliimo Soofe

Dadkii ka soo qayb galay xafladaas waxaa ay sheegeen in ay ahayd fursad muhiim ah in uu yimid C/rashiid Ciro oo ay dadka Fursad u helaan in ay weydiiyaan su'aalaha ku jira.

Mid kamid odayaasha magaaladaan Aarhus Imam Rashid Cabdi Guraa ayaa sheegay in loobahan yahay in lawada shaqeeyo,lagana wada shaqeeyo nabada. waxaa kaloo hadlay Siciid maxmed ISmaaciil Godir oo dhiira geliyay nabada kuna tilmaamay in uu Xildhibaan Ciro ifiyay qaabka wax loo doonayo sidaa daraadeed ay tahay in la taageero wixii fiican, laga tago waxa keenaya tafaraaruqa iyo kala taga.

Kulankaas kadib ayaa waxaa jirtay in uu ka qayb galay Xildhibaanka kulan ay ku Casuumeen Beelaha Qaarkood oo iyagu codsaday in ay si khaas ah u rabaan in ay ula kulmaan. kadib waxaa uu la kulmay ilaa iyo laba beelood oo kala duwan waxaa kulankaas oo ay abaabuleen beelaha ka soo jeeda Muqdishow uu sidoo kale ku casuumay mas'uuliyiin kale oo iyagu ku sugan Muqdisho kagana qayb qaatay xaga Telefoonka. Nabadoon Maxamed Bashiir

ugu danbayntii waxaa uu Xildhibaan Ciro kula Taliyay Jaaliyada Soomaaliyeed In ay taageeraan  Shirka dib uheshiisiinta qaran ee la filayo in la qabto bisha Juun. waxaa kaloo uu sheegay in muhiim ay tahay in Sawir fiican la tuso umadaha aan la nool nahay ee wadamadooda nagu soo dhaweeyay. wuxuu kaloo yiri haddii aan isku kalsoonaano allana tala saarano waan soo celin karnaa midnimadii naga luntay insha alaah.

wuxuu u rajeeyay umada Soomaliyeed guul iyo midnimo Mustaqbalka Dhow.


Kulankii Xildhibaan C/rashiid Ciro Madaxda Dowlada Denmark Dib ayaan ka soo baahinaynaa iyo aswiradooda insha allaah. iyo Video laga qaaday xaflada.


 

ISha:Puna.(Aayatiin)

aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.07

Muqdisho:Raysal WAsaaraha Soomaliya Cali Maxamed Geddi oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Puntland 10.04.07

Aarhus:MA MATALAAN WAKIILKA MAXKAMADIHII LA ERYEY IYO INTA YAR OO LA JIRTAA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DALKA DENMARK WQ:Saciid Cabille. 07.04.07

Baydhabo:Jendayi Frazer oo la kulantay Madaxda sre ee Dowlada KMG Soomaliya Una balan qaaday Lacag 60$ milyan,lana hadshay Xubnaha Baarlamaanka DKMG.07.04.07

 Muqdisho:Beelaha Muddullood iyo Xawaadle oo si cad u sheegay iney ka qeyb qaadanayaan Soocelinta Amaanka Dalka iyo Jendayi Frazer oo sheegtay in magaalada Muqdisho ay joogaan kooxo mayal adag. 05.04.07

Boosaaso:Wasiirka Maaliyada DG.Puntland oo ka hadlay qaabkii loo tarxiilay dadkii la soo tarxiilay iyo sida loola macaamilay iyo sababta loo celshay.05.04.07

 

London:WAFDI DOWLADA KMG. AH OO LONDON BOOQASHO  KU SOO GAARAY 26.03.07

Muqdisho:Dadka qaxaya oo weli sii socada.25.03.07

Muqdisho:Madaxweynaha DKMG somaliya oo maanta Booqday Goobo Taariikh ah oo ay kamid yihiin taalooyinkii Sayid, xaawa taako iyo SYL.Muqdisho: 300 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socday.25.03.07

Muqdisho:Meydka Nin Soomali ah oo Lagu gubay Muqdisho oo ay dhibsadeen Soomalida Dibadaha Kunool.24.03.07

Addis Ababa:Taliyaha Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlay Falkii daraad ka dhacay Cadaado. Muqdisho:Raysal wasaare Geddi oo udhoofay Sucuudi carabiya.24.03.07

Muqdisho:Diyaarad kuwa xamuulka ah ayuu ku soo dhacday duleedka xaafada Kaaraan. Muqdisho:Beellaha Muqdisho oo Taageeray Magacaabistii Cali mahdi ee ee Gudiga Dib uheshiisiinta Qaran.23.03.07

Aarhus:Xaflad Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.

Muqdisho:Ciidamada nabad ilaalinta Afrika(uganda) oo lagu wareejiyay mas'uuliyada garoonka Muqdisho. 11.03.07 Muqdisho:Ciidammada DKMG iyo Itoobiya oo ku soo Qul qulaya dhinaca Muqdisho iyo Marka.11.03.07

 

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07

Muqdisho:Diyaarad Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay damintiisa.09.marso.07

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore: Muqdisho:Xildhibaan Bare Hiirale oo wata Gaawaari  Gaashaaman  ayaa tagay Magaalad Baardheere xili ay isu diyaarinayaan Siyaasiyiin beeshiisa ah in ay qabtaan Jagadii laga qaaday ee Wasiirka Gaashaanndhiga DKMG.15.05.07 Muqdisho:Gudoomiyaha Degmada Heliwaa oo la dilay xalay.14.05.07 Muqdisho:Dekada Magaalada Kismaayo oo saakay bilwday shaqadii xili aysan jirin wax is afgarad guud oo la gaaray magaaladaas.14.05.07 Muqdisho:Raysal wasaare gedi oo ka xayuubiyay jagaday ka hayeen dowlada Xuseen caydiid iyo Bare hiiraale.12.05.07 Muqdisho:Qaraxii maanta Km4 iyo sida wax udheceen. iyo Wakiilka Qaramada midooway oo kulamo la yeeshay madax sare oo reer Puntland ah.12.05.07  Muqdisho:Safiiro afar ah iyo Afhayeenka dowlada oo lamagacaabay.iyo Hub lagu qabtay Muqdisho maantay.09.05.07 Gaalkacyo:Gaalkacyo oo Maanta aan Deganayn dil iyo dhaawac ka jira awgeed iyo Galgaduud oo ay ku dagaalamayaan Laba beelood oo wada dega halkaas.06.05.07 Muqdisho:Madaxweyndaha Soomaliya oo aqbalay Codsigii uga yimid Odayaasha Beesha Hawiye in ay la kulmaan , iyo kulankaas oo saacad ka hor ka bilowday Villa Soomaliya.06.04.07 Nairobi:Safiirka USA u fadhiya Nayroobi ayaa sheegay in Itoobiya ay qabatay howl muhiim ah, loona baahan yahay in DKMG ay la hadasho Odayaasha qabiilka.04.05.07                         QARAN-DIIDKA MUQDISHO OO WAJIGIISII RUNTA AHAA LA SOO BAXAY!!-Qaybta.2aad-WD:Dr.Maxamed X.Siciid.Al-Jabarti.Al Jabarti" <al_jabarti@hotmail.com> Kismaayo:Wasiisrka arimaha Gudaha DKMG M.M. Gulled(gacmadheere) ayaa sheegay xalka kismaayo in uu yahay in hubka laga dhigo Dhinacyada isku haysta, Ciidankii ka dhigi lahaana Waa ay u amba baxeen Kismaayo.03.05.07 Muqdisho:Baarlamaanka DKMG oo ansixiyay sharciga argigixisada ee maanta loo keenay mooshinkiisa.03.05.07  Muqdisho:DKMG ayaa talaabo ka qaadi doonta hay'adii ku xadgudubto  heshiiska la gaaray.iyo maanta oo ay Mudanayaasha baarlamaanka DKMG.0305.07           Kismaayo:Miino lagu aasay  wadada loo aado Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ayaa ku qaraxday ninkii dhigayay Miinada xili hakaas la filayay in ay kadhoofi doonaan wafdigii DKMG ee kismayo joogay.03.05.07 Muqdisho:Maxamed Dheere oo yiri Gacan bir ah ayaan ku qabanayaa Muqdisho, 100 guri  waxaa ay mas'uul ka yihiin aaga ay degan yihiin.02.05.07                 Burtinle:Kulan Nabadoon oo Isimada Puntland iyo Madaxda Puntland ay si wada jir ah uga shaqaynayaan ayaa ka furmay burtinle-Nugaal.30.04.07 Kismaayo:Waxaa kismaayo qabsaday Ganacsato iyo Al-itixaad wada socda.Col:C/rasaaq Af-guduud. iyo Maxaabiis markale ooda laga qaaday xabsiga Kismaayo.30.04.07 Muqdisho:Raysal wasaare Geedi oo kala hadlay ciidan iyo Maamulka cusub ee Muqdisho In ay  kasoo dhalaalaan howshooda amniga.29.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha DKMG C/lahi Yusuf ayaa dib u bilaabay Wadatashiyaduu la lahaa Odayaasha Qabaa'ilka taas oo indhawaale uu hakad ka galay isagoo maanta la kulmaya Odayasha Beesha Cayr Habargidir ee ku sugan Muqdisho.29.04.07 Kismaayo:Kismaayo waxaa Qabsaday dad dowlada kasoo horjeeda Gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibrahim Timajilic.Kismaayo:Dadkii qaxay ayaa ku soo laabanaya si taxader leh Magaalada Muqdisho.29.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya oo shir jaraa'id ku qabtay Villa Somaliya Kagana Waramay Isbedelka Muqdisho.Isha.Warka:(SMC)28.04.07 Muqdisho:DKMG oo Mucaawino U Qaybinaysa dadka Ku waxyeeloobay Dagaaladii iyo .Maxamed dheere oo loo magacaabay Duqa Magaalada Muqdisho.28.04.07 Muqdisho:Alpha Omar Konare oo ugu baaqay  Midowga Afrika madaxdeeda in la soo diro ciidankii afrikanka ahaa ee loo balanqaaday Soomaliya.28.04.07 Muqdisho:Dadka waa ay ka bexeen mixnadii nabada haka shaqeeyaan Raysal wasaare Geddi iyoCiidamada DKMG oo fatashaad ka wada Xaafado Muqdisho.28.04.07 Muqdisho:Taliyaha Booliska DKMG iyo Ganacsatada Muqdisho oo kawada hadlay sidii loo ilaalin lahaa Hantidooda.iyo DKMG oo balan qaaday in magdhow lasiin doono Ganacsatadii la billiqaystay xoolahooda.28.04.07 Muqdisho:Madaxweyne C/lahi yusuf oo ku soo laabtay Muqdisho.27.04.07 Muqdisho:Muqdisho oo Xasiloon 4-bilood kadib iyo Tuugada oo soo badatay.Iyo Magaalada Gaalkacyo oo laysla gartay in amaankeeda lawada Ilaashado.27.04.07 Muqdisho:DKMG ayaa Gacanta ku dhigtay 91% Magaalada Muqdisho.dadkana  ugu baaqday in ay ku soo laabtaan Guryahooda.26.04.07 Gaalkacyo:Maamulka Gaalkacyo oo ka codsaday Hay'adaha Deeqda bixiya in la taakuleeyo Dadka kasoo barakacay Muqdisho ee jooga Mudug.Kismaayo:Wafdi Wasiiro iyo Mas'uuliyiin DKMG ah oo uu Hogaaminayo Wasiirka arimaha Gudaha MM:G.Gacmadheere ayaa jooga Kismaayo.25.04.07 Kismaayo:Dhimashada Askartii ku waxyeelowday Dagaalkii kismaayo ee shalay oo gaartay dhow iyo labaatan 24.04.07 Muqdisho:Kismaayo oo laga wado Waan waan nabadeed. Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo Degan iyo Mas'uuliyiin DKMG oo sheegay in dagaalka uu sii socon doono.24.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Somaliya ayaa ku soo laabtay Baydhabo Xili ay Dagaaladii Muqdisho galeen Maalinkii Shanaad 22.04.07 Muqdisho:Madaxweynaha Somaliya &Raysal wsaaraha Itoobiya oo ku kulmay Addis ababa.20.04.07

Muqdisho:Jabhad Lid ku ah DKMG iyo Itoobiya oo laga Aas aasayo Asmara Eriteraya. 19.04.07KMG oo usheegay  beelaha Soomaliyeed in ay soo sheegaan cida u buuxinaysa xubnihii laga xuyuubiyay xubin nimadooda Baarlamaanka.18.04.07

 

 

 

                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net