Nairobi:
Raysal wasaaraha DKMG Soomaliya oo
udhoofay Abuja si uu uga qayb galo caleemo saarka madaxweynaha cusub
ee Nayjeriya iyo
Qaramada Midowday oo ka hadashay
Xaalada soomaliya.
Nairobi:Ra`iisal
wasaaraha Dowlada Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa gaaray dalka
Neyjeriya oo ka dhaceysa munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha
cusub ee Nayjeeriya.
Warar ka soo baxaya safarka Geeddi ee Nayjeeriya ayaa sheegaya in ka
dib xafladda caleema saarka uu kala hadlo doono Madaxweynaha cusub ee
Nayjeeriya dadajinta ciidamada Nayjeeriya ee Soomaaliya loo balan
qaday in loo soo dirayo iyo arrimo kale oo ku saabsan xaalada dalka
Soomaaliya.
Waxaana la filayaa in Geeddi uu kulamo la qaato hogaamiyaasha kale ee
munaasabadda caleema saarka ka qeyb galaya si uu ugala hadlo
taageerida howlaha dowlada KMG ah ee Somaaliya iyo ka qeyb qaadashada
qorshaha nabad ku soo celinta dalka Soomaaliya.
Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa shalay ka ambabaxay
magaalada Muqdisho isagoo sii maray magaalada Addis Ababa ee dalka
Itoobiya kadibna u sii gudbay dalka Nayjeeriya isagoo sii maray
magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.
Nairobi:Golaha
Amaanka ee Qaramada Midowbay ayaa waxa ay xalay kulan kuyeesheen
xaruntooda New York waxa ayna ka wad hadleen arimaha gudaha ee wadanka
Soomaaliya.
Golaha Amaanka ee Qaramada Midowbay ayaa waxa y dhagaysteen warbixino
muujinayo xaalada ka jirta wadanka Soomaaliya gaar ahaana Caasumada
Soomaaliya ee Muqdisho oo bilihii April iyo March ay dagaaladii ugu
cuslaa ee ka dhaca Soomaaliya ku dhexmaraan ciidamada dawlada
Soomaaliya iyo Haraadigii maxkamadaha qeybo ka mid ah.
Qaramada Midowbay waxa ay dawlada Soomaaliya ku amaaneen sida ay ugu
hogaansantay dalab uga yimid Hay'ada UN-ka uqaabilsan arimaha xuquuqda
aadanaha oo ka codsatay in labaaro wararka sheegaya in dagaaladii
Muqdisho kadhacayey dhibaato lugu gaarsiiyay dad shacab ah.
Xubnaha golaha amaanka ee Qaramada Midowbay waxa ay sheegeen in
xaalada haatan ka jirta Soomaaliya ay tahay mid nabdoon loona baahan
yahay in kor looqaado.
Qaramada Midowbay waxa ay canbaaraysay weerarkii lugu qaaday nabad
ilaaliyaasha Midowga Africa ee AMISOM waxa ayna goluhu sheegeen in ay
ka danbeeyeen kooxo Argagixiso oo aan doodeyn in Soomaaliya ay dawlada
ka dhalato.
Goluhu wuxuu kaloo ka hadlay arimaha dibuheshiisiinta Qaranka ee ay
wadaan gudi ka madaxbanaan dawlada Faderaalka ee Soomaaliya shirkaasi
oo lafilayo in uu qabsoomo bisha soo socota ee June 15-keeda.
Qaramada Midowbay waxa ay ugu baaqday ugu danbeyn kooxaha Soomaalida
ay taageeraan dawlada Soomaaliya sidoo kalena ay gacan la geystaan
barnaamijka Midowga Africa ee nabad ilaalintaa.
ISha:Puna.()
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri
Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG
aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.0700
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socda
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu
guulaystay damintiisa.09.marso.07
|