|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
  d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
S Musharaxa MDX DG-Puntland Dr:Aadan M.CiiseaHalkan Riixwir
 
Sport
  Liiska Dadka Ka Taageeray Aarhus Danmark
   
   
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

  

 

   
   
   
  Yusuf 03.maarso.2007
 
  Xildhibaan C/rashiid Ciro
   
     
   

 

Wadanka Masar ayaa maanta oo Axad ah ku guulaystay Koobka Kubada cagta ee loo yaqaan African Nations Cup.  Cayaartaan maanta oo ka dhacday magaalo madaxda wadanka Ghana ee Accra. waxaa masar ay uga raysay 1.0 wadanka Caameroun.  Goolkan ayaa waxaa u dhaliyay Masar laacibka reer masar ee Maxamed Zidana waxaa uu dhaliyay saacad markii uu cayaarayay kadib.sikastaba waxaa ay u tahay masar guul wyn iyadoo horay u haysatay Koobkan ayaa waxaa imika ay isu tirinaysaa barsiilka afrika .

Maxamewd zidane ayaa ah nin ka cayaara wadanka Denmark, kooxaha AB iyo FC midtjytland. ayaa imika waxaa aad ula dhacay asxaabtiisa iyo taageerayaashiisii.Masar ayaa waxay noqonaysaa wadanka ugu badan ee ku guulaysatay koobka African Nations Cup. taariikh ahaan.Taariikhda Koobka.. waxaan halkaan ku soo koobnay 10 wadan ee ugu danbeeyay ee ku guulaystay Koobka iyo weliba sankii ay guulayteen, African Nations Cup. iygoo kala ah.

  • 2008:(Masar)
  • 2006: (Masar)
  • 2004: (Tunuusiya)
  • 2002: (Kaamiruun)
  • 2000: (Kaamiruun)
  • 1998: (Masar)
  • 1996:  (Koonfur Afrika)
  • 1994: (Nayjeeriya)
  • 1992: (Ivery Coast)
  • 1990: (Aljeeriya)

 

WD:Abdulmalik M.Faarax

Abdulmalik@aayatiin.net

ISha:Puna.()

aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.0700 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socda

Aarhus:Xaflad Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.

 

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07

Muqdisho:Diyaarad Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay damintiisa.09.marso.07

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore:        
 
                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net