|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

 

Aarhus:Qofkii ugu weynaa dadka diiwaan gashan inta la ogyahay ayaa ahayd Emma Fraust  Tillman ayaa ku dhimatay 114 jir, habeenkii xalay ahaa 29jan07.waxaa ay ku dhimatay guriaga waayeelka lagu hayo ee ku yaal Hartford, Connecticut, halkaas oo ay ku jirtay afartii sanadood ee ugu danbeeyay. sida uu sheegay John Stewart jr.

 

Emma Tillman waxaa ay dhalatay 22.novembar 1892 meel u dhow Greensboro i North Carolina. waxaa ay ahayd gabar ay dhaleen reer adoomo u ahaa dad cadaan ahaa oo halkaas deganaa. oo haystay 23 caruur ah, sedex kamid ah gabdho ay walaala ahaayeen iyo wiil walaalkeed ahaa ayaa kor ugudbay 100 jir.

Tillman waxaa ay ahayd qof xirata ookiyaale iskuna duntay jismi ahaan  oo aad loogu yaqiin in ahay kabaryeerigii jilaaga maraykanka ahaa Katharine Hepburn.

iyadoo loo aqoonsaday in ay ahayd qofkii ugu weynaa aduunka kadib markii ay dhimatay Julie Winnefred Bertrandoo iyadu ku dhimatay 115 jir guri lagu hayo dadka waayeelka oo ku yaal. Montreal, Canada. mudo imika laga joogo hal sitimaan.

 

/ritzau/Reuters

 

 

 

 

 

   ku laabo wejiga hore  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net