|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Aarhu: Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

 

sawirkan ayaa mobil lagu qaaday

Aarhus: Xeer ilaaliyayaasha Ruushka ayaa baaraya dacwad lagu soo oogay kaaliso kashaqaynaysay Isbitaal dumarka ay ku umulaan,ee ku yaal bariga Mosko meel u jirta 1500km, Cusbitalka loo yaqaan Yekaterinburg, kadib markii ay Curuur markaas dhalatay ay kaga dhejisay Koolo(sharooto) oo ay ka dabooshay afka si aysan ugu ooyin.

maadaama caruurta dhalata intooda badan ay oohin la soo baxaan ilbiriqsiyada ay dhashaan iyo kadiba.arinkaan ayaa dabooshay saxaafada ruushka Khamiistii.

arinkaan ayaya sheegeen xeer ilaaliya yaasha in ay dhacaday dhowr goor oo ay ku aamusiyeen af koolo kudhejintaas. waxaa ay yiraahdeen waxaa la baarayaa i  ay soo galayaan in lagu xukumo dambiga ku xadgudubka caruurta. magaalada yekaterinburg caafimaadka ninka haysata ayaa sheegay in uu lakulmayo madaxa dhaqaatiirta iyo kalkaaliyaasha.

tan iyo markii ay bur burtay dowladii Ruushka midowday Sofiyetka ayaa waxaa soo xumaanayay wadankaas dhaqaale ahaan iyo tayada aqoonta iyadoo ay shaqaalaha dowlada ay yihiin kuwa aan ka marnayn musuq maasuq iyo dayac taas oo loo saba beeyo mushaarkooda oo yar darteed.

 

 

/ritzau/Reuters

 

 

 

 

 

   ku laabo wejiga hore  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net