|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

WD:Abdulmalik M farah

(Aayatiin)Marka laga hadlayo kubada baskit bal loo yaqaan waxaa caada ah in la xusho dadka dhaadheer, markaan waxaa soo galay ninkii ugu dheeraa abid oo ciyara kubada baskitka. waa Sun Ming Ming, oo 23 jir ah shiina ka yimid. waxaa uu todobaadkan la saxiixday heshiiskii ugu horeeyay Maryland Nighthawks. Sun ming ming  wuxuu gaarayaa dhererkiisa 2,36 mitir.

la yaab ma aha in u cayaaro sun ming ming baskit, laakiinse waxaa lala yaabay markii la waayay cid lagasha heshiis si uu ugu noqdo laacibka u cayaaraya. dhamaan waa diideen naadiyada maraykanka.
sababtu oo ah in uu yahay nin aad udheer oo qof la dhirira aan la helayn iyo isagoo culayskiisu uu yahay 168kg. waxaa kaloo jirtay arin ku xirnayd caafimaadkiisa hayeeshee taas waxaa soo cadeeyay dhaqtarkiisa oo sheegay in uu gali karo dagaalka cayaaraha.

todobadkan ayuu la saxiixday Maryland nighthwaks isagoo loo aqoonsaday qofkii ugu dheeraa ee la qoro baskit ball. marka loo fiirsho hal beega Maraykanka waa todobo fiit iyo sagaal suul dhererkiisa. laakiinse maxay tahay sababta loo siiyay lambarka 79.ma in uu unoqdaa cayaaryahaynka qiimiga ku fadhiya calaamdana u ah naadigiisa.

waxaa uu qaadanayaa XXXXXL khamiistii markii uu qabtay shir jaraa'id ayaa lagu eedeeyay in uu dharkiisa uu ku cayaaro yar yihiin waxaana la yiri waa in uu helaa lambarka ugu weyn inta jirtaa dharka.

ninka leh naadiga  Nighthwaks, Tom Doyle, ma uu aaminsana in uu ku sii jiri karo naadiga mudo dheer. hayeeshee Sun Ming Ming asaga waxaa uu ku hamiyayaa in uu kacayaaro NBA.

Madaxda qaybta cayaar wanaaga ee NBA Marty Blake ayaa yiri. indhaha ayaan ku haynaynaa waayo waxaan sideenaba raadinaa kuwa cayaarta ku fiican.gaar ahaan kuwa dhaadheer.
caadi ahaan dadka shiinha ku dhaqan ma aha dad ka dhaa dheer 1.60mitir ha yeeshee Sun ming ming kaligiis ma aha ee waxaaba ay haystaan jagada dhererka aduunka.

 

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

(Aayatiin) Ninka aduunka ugu dheer inta nool aduunka maanta ayaa lagu sheegay in uu yahay ninka layiraahdo XI Shun oo ka soo jeeda wadanka Shiinaha, kaas oo ah 2,36 dhirarka dadka, wuxuu imika kusugan yahay wadanka Barasiil oo uga qayb galayo horumarinta Buugga diwaangelinya ee guinness record book. waxaa kaloo kala qayb galaysa Gabadha ugu dheer oo layiraahdo Yao Defen, taas oo lagu sheegay dhirirkeeda 2,30,

dadka dhaadheer waxaa jira in ay ka cabanayaan inbadan oo ka mid ah in lagu sameeyo, takoorid iyo iyo culays kaga yimaada dadka oo weydiiya su,aalo soo laab laabanaya. gabadha ugu dheer Danmark oo layiraado Camila oo dhererkedu uu yahay 1,94 mitir ayaa sheegtay in ay jiraan arintaas dhibka ku ah hayeeshee waxaa ay tiri waxaa ay ku xiran tahay hadba sida qofka uu ficil celis uga sameeyo aniga dan kama galo oo howsheyda yaan iska wataa.

 

 

 

Isha warka.. Avisen

 

 

     
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net