
Aarhus:(Aayatiin)aduunka
aayaa suurowda in laga sagootiyo daanyeerka nooca loo yaqaan
orangutanger xili aan la dhowrayn in ay arinkaas suuragal tahay.
dhinaca kulaylaha ee Koonfurta Aasiya ayay ahayd meesha ugu badan ee lagu
yaqiin qayb ahaan Reerka uu kasoo jeedo daanyeerka nooca loo yaqaan
Orangutangen in ay ugu nool yihiin si dabiici ah meeshaas.
waxaa imika waxaa la ogaaday in uu si xowli ah uu u baa ba'ayo
daanyeerkan sida ay sheegeen aqoonyahanada, waxay xuseen in uu ka
sii lumayo howdka rooblayda Sumatra iyo Borneo. xowliga uu hoos ugu
dhacayo ayaa ah 98% taas oo lagu qiyaasay in ay sanada 2022 noqon
doonto mid si toos ah loo dareemo aduunka oo idil.
Haddii si isxilqaan oo waliba ficil ah wax loo qaban oo aan loo bad
baadin, sidaas waxaa lagu sheegay warbixinta cusuf ee hay ada u
qaabilsan Qaramada midowday Deegaanka iyo bay'ada ee loo
yaqaan UNEP.
waxaa uu u socdaa sida mishinka in
uu usii lumo gaar ahaan 5sano ee ugu danbaysay, UNEP aqoonyahanada
ku jiraa ayaa qiyaas ahaa tilmaamay ilaa iyo 10sano in lagu waynayo
hayeeshee dhamaan waxaa ay hoosta ka xariiqeen in sanada 2032 loo
yaabo Daanyeerka orangutangernes nolashiisa in uu ka sii jiro dunida.
waxaase aysan shegin Aqoon yahanada sababta keentay in uu sii baa
ba'o Daanyeerkaas.
/ritzau/
|