|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

Orangutangen oo qatar ku jira in gabi ahaanba la waayo

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

WD:Abdulmalik M farah

Aarhus:(Aayatiin) Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

waa wax ku cusub aduunka in qaabkan maskax raajaynta ah lagu ogaan karo waxa qofku uu ku fekerayo in uu sameeyo iyo in uu damacsan yahay weerar.

dhaq dhaqaaq cabirahan cusub ee maskaxda wax kasheegaya ayaa awooda gaar ahaan in uu sii tilmaamo waxa uu qofka samayn doono mustaqbalka dhaw.
Xayn Aqoonyahano cilmiga Neerfayaasha ayaa horu mariyay xirfadan, taas oo markii ugu horeysay siinaysa fursad in la joojiyo in qofka uu miyir daboolmo isla markaana la aqrin karo dadka hab fikirkooda, sidaa waxaa qoray wargeyska maalin laha ee The Guardian Jimcihii maanta.

kooxadan quburada ah ayaa u iishay in si sare loo diwaan gelin karo si gaar ah firfir coonaanta maskaxda taas oo laga ogaan karo waxa ay damacsan tahay mustaqbalka dhaw.

Kooxdan oo uu hogaaminayo John-Dylan Haynes oo ka tirasn Max Planck Institut ee jatmalka ku yaal, wuxuu kaloo la shaqeeyaa Cilmi baarayaan Ingiriis ah. 

The Guardian waxaa ay qortay arinkaan xirfada cusub in ay keenayso su'aalo badan qatar ah in la isweydiiy, qaabkan waxaa laga yaabaa in loola jeedo in lagu ogaado in lagu baaro dadka dambiyada looga shakiyo ama argagixisada

Isha:/ritzau/
 

 

Dib ulaabo webmaster@aayatiin.net  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net