Aarhus:(Aayatiin)Gacanta
oo wadnaha lagu hayo, taasi waa loola jeedaa in ay mar walba aad ku
shaqaysato mid nadiif ah
teebka kumbuyuutarka (Keyboard), badanaa ma nadiifisaa Teebka
kumbuyuutarkaaga? dadka badankood sidaas ma yeelaan oo way sahladaan
arinkaasna waa mid keenaya in ay ku dhalato Bakteeriyo ugu
danbaystii keenaysa infekshanka beerka ku dhaca.
baaritaan laga sameeyay jaamacada maraykaka
ee Arizona(Amerikanske University of Arizona)ayaa muujinaysa
in Teebka Kumbuyuutarka, miiska uu saaran yahay ee lawada wadaago
iyo meelaha kale ee aanu inta badan isku weydaarsano oo aan wada
isticmaalno gaar ahaan meelaha ay ku badan yihiin gacamaheena hana
ugu horeyso Teebka kumbuyuutarka,

Teebka kumbuyuutarka ayaa ah meel ay buux
dhaafsheen Bakteeriyo waxaa saas qoray wargeyska ku soo baxa
internetka ee laga leeyahay Sweden ee la yiraahdo dinapengar.se
baaritaankan ayaa lagu sheegay in Xafiisyada
dumarka iyo Miiskooda ay isticmaalaan ay ka bekteeriya yar yihiin
kuwa aya isticmaalaan raga, taas oo lagu sheegay raga oo inta badan
aan qiima badan siin dhal dhalaalka iyo nadaafada meesha ay
joogaan.iyo dumarka oo inta badan wata boorso ay ugu jiraan
kareemooyin iyo wax yaale kale oo ay marsadaan kuwaas oo ka caawiya
in yareeyaan bakteeriyada weerarka ku ah.
todobo jeer ayay ka yar yihiin, waxaa
tusaalo loo soo qaatay buuggaagta ay wax ku sawirtaan raga oo la
sheegay in ay ka buuxdo bakteeriya lamid ah tan dul saaran gacanka
albaabka guryahay ama sawirada qoysaska ay keydsadaan oo lawada
daawado.sida ay qortay dinapengar.se.
waxa ugu wanaagsan in qofka isticmaalaa
Teebka kumbuyuutarka la wada wadaago uu gacmaha dhaqdaa inta uusan
wax cunin.
Isha:Epn.dk
Sidee kula tahay barnaamijka
akhriso oo Ogsonow ku soo dir
qiimayntaada
Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.net
|