|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

Teebka Kumbuyuutarka Waa meel ay ka buuxdo Bakteeriya Beerka infekshan ku dhalisa.

Dadka Cudurka Neefta(Asmada) qaba waxaa ka maqan Protiin Khaas ah.

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

Orangutangen oo qatar ku jira in gabi ahaanba la waayo

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

WD:Abdulmalik M.Farah (gaas)

  Aarhus:(Aayatiin)Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.ninkaan oo ay jirkiisa ka buuxday qamriga nooca loo yaqaan Vodka ayaa qabsaday Libaax badeed dhirirkiisa uu yahay 1,3 mitir,

ninkaan oo lagu magacaabo Phillip Kerkhof ayaa ka kaluumaysanayay  dhinaca Koonfureed ee Austaraliya meesha la yiraahdo Louth Bay, waxaa uu mar qura indhaha la helay Kaluun weyn oo ku dhex rafanaya meel ay biyaha aad u yar yihiin oo ah xeebta afkeeda hore,

  waxaan markiiba usoo dhaqaaqay xaga kaluunkii weynaa si aan u qabto, runtii waxaa uu ahaa mid aad uqatar badnaa oo aan deganayn oo damcayay in uu ilkaha ila helo waxaa dareemay in uu yahay Libaax badeed, waxaa uu la helay qaniinyo surwaalkii aan watay laakiinse wax weyn ima gaarin.

ayuu yiri Kerkhof oo sii wata hadalka. ugu danbayntii waxaa la helay gacanta oo aan qabtay dibka oo aan dibada u soo xooray. waxaa uu yiri waxaan sameeyay arin doqonimo ah oo aan marnaba loo baahnayn in uu sameeyo qof kaluunka yaqaan qofna kulama taliyeen in uu sidaas oo kale yeelo waa qatar. waayo waxaa uu yahay Libaax badeed nooca la yiraahdo Kobber, kaas oo ahaa 1,3, mitir. caadiyan waxaa uu gaaraa ilaa iyo 3,5 mitir dhirirka iyo 300kiilo xaga culayska.

Isha:/Ritzau/AP

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.net


 

 

Dib ulaabo webmaster@aayatiin.net  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net