|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Michael Jackson oo laga yaabo in uu Muslimo.

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

Teebka Kumbuyuutarka Waa meel ay ka buuxdo Bakteeriya Beerka infekshan ku dhalisa.

Dadka Cudurka Neefta(Asmada) qaba waxaa ka maqan Protiin Khaas ah.

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

Orangutangen oo qatar ku jira in gabi ahaanba la waayo

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Michael Jackson oo laga yaabo in uu Muslimo.

 

WD:Abdulmalik M.Farah (gaas)

 

Aarhus:(Aayatiin)Michael Jackson oo laga yaabo in uu Muslimo.

xidiga caanka ah ee reer Maraykan Michael Jackson oo ku dhow in uu islaamo, sidaas waxaa yiri Jermaine Jackson mar uu waramayay wargeys muslimiinta leeyihin oo ka soo baxa Ingiriiska.

Michael Jackson walaalkii Jermaine waa muslim, waxaana ay la tahay in uu walaalkiis raaci doono wadadiisii oo kale.Foto:

walaalkiis oo loo yaqaan magacyo badan sida Megahit, Thriller iyo Bad, waxaa isu bedeli doonaa Islaam ayaa yuri.

markii aan kasoo laabtay Makka, waxaan soo iibsaday Buuggag badan oo aan ugu tala galay walaalkay, kadib su'aalo aad u tirabadan ayauu i weydiiyay  oo ku saabsan diinta, waxaana u sheegay in Islaamka uu yahay diin nabadgelyo iyo qurux. sidaas waxaa yiri Micheal walaalkii Jermaine oo 52 jir ah mar uu u wramayay Muslim News.

 sida ay latahay Jermaine Jackson labadooda walaalaha waxaa ay ku soo kordhin doonaan isbedel weyn haddii uu Micheal uu islaamo

 

Jermaine wuxuu Islaamay 1989.

/ritzau/

sawirka AP/Haraz Ghanbari
 

 

 

Isha:/Ritzau/AP

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.net


 

 

Dib ulaabo webmaster@aayatiin.net  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net