|
Aarhus:(Aayatiin)Shirkado
badan oo raba in ay ka ganacsadaan suuqa shiinaha ee macaamiisha
badan. mudada loo dabaal dagayo xaflada sanadeedka doofaarka
ee dhacaysa bisha danbe, Xiriirka Telefishinka wadabka shiinaha ayaa
qaabaynaya in aan laga sii dayn wax wax u dhimaya dareenka dadka
tirada yar ee muslimiinta ee shiinaha ah.sida la baahiyay.
China Central Television waxaa ay sheegtay in laxayirayo oraah iyo
muuqba wax la xiriira doofaarka in loo sameeyo dacaayad xiliga
dabaal dega Lunar New Year
celebrations bisha danbe.sida uu ku waramay wall street journal.
waxaa uu ku daray CCTV sharciga waxaa loo
isticmaalay in laga fogaado hujuun loo geysto muslimka, oo iyagu
qaba in Doonfoorka uu yahay xayawaan aan nadiif ahayn, Muslimiinta
shiinaha 20. milyan oo u dhiganta 2% dhamaan shacabka shiinaha.
Shiinaha waa wadan jinsiyo badan, xiriirka telefishinka wadanka
waxaa uu yiri waxaa la ogaysiinayaa in taas loo yeelay in la muujiyo
xushmada loo hayo Islamka.
ka dheeho halkaan warkoo
Ingiriis ah.
http://www.foxnews.com/story/0,2933,246709,00.html
SHANGHAI — Companies
looking to reach China's consumer market with pig images during Year
of the Pig celebrations next month will have to adjust after a
national television network adopted a policy to be sensitive to the
country's small Muslim population, according to published reports.
China Central Television said it would ban all verbal and visual
pork references from advertisements during Lunar New Year
celebrations next month, the Wall Street Journal reported. This week,
the network banned a TV ad from
Nestle SA featuring a smiling cartoon pig and the message, "Happy
new pig year."
Click here to read Wall Street Journal article.
CCTV's ad department said the regulations
are intended to avoid offending Muslims, who consider pigs unclean
animals. China's 20 million Muslims comprise less than 2 percent of
the population, the Journal reported.
"China is a multiethnic country," the
network said in a notice. "To show respect for Islam, and upon
guidance from higher levels of the government, CCTV will keep any
pig images off the screen."
(Story continues below)
Sidee kula tahay barnaamijka
akhriso oo Ogsonow ku soo dir
qiimayntaada
Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.net
|