|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Xiriirka Telefishinka Shiinaha ayaa mamnuucay in laga soo daayo telefishinada wax doofaar ah xiliga dabaal dega sanadka doofaarka lagu jiro,Iyadoo lagu  Sharfayo dadka shiinaha  ee muslimka ah.

Dayax Madoowaad  hareeyayDanmark iyo meelo kale ee aduunka kamid ah  habeenkii xalay ahaa iyo iyadoo la Saadaalinayo in uu dayaxu madoowaan doono 21.Febrayo 2008.

Dayax Madoowaad la sheegay in uu harayn doono Danmark 03.maarso-04.marso.2007

Michael Jackson oo laga yaabo in uu Muslimo.

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

Teebka Kumbuyuutarka Waa meel ay ka buuxdo Bakteeriya Beerka infekshan ku dhalisa.

Dadka Cudurka Neefta(Asmada) qaba waxaa ka maqan Protiin Khaas ah.

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

Orangutangen oo qatar ku jira in gabi ahaanba la waayo

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Xiriirka Telefishinka Shiinaha ayaa mamnuucay in laga soo daayo telefishinada wax doofaar ah xiliga dabaal dega sanadka doofaarka lagu jiro,Iyadoo lagu  Sharfayo dadka shiinaha  ee muslimka ah.

 

WD:Abdulmalik M.Farah (gaas)

Aarhus:(Aayatiin)Shirkado badan oo raba in ay ka ganacsadaan suuqa shiinaha ee macaamiisha badan. mudada loo dabaal dagayo xaflada sanadeedka  doofaarka ee dhacaysa bisha danbe.

Xiriirka Telefishinka wadabka shiinaha ayaa qaabaynaya in aan laga sii dayn wax wax u dhimaya dareenka dadka tirada yar ee muslimiinta ee shiinaha ah.sida la baahiyay.

China Central Television waxaa ay sheegtay in laxayirayo oraah iyo muuqba wax la xiriira doofaarka in loo sameeyo dacaayad xiliga dabaal dega Lunar New Year celebrations bisha danbe.sida uu ku waramay wall street journal.

waxaa uu ku daray CCTV sharciga waxaa loo isticmaalay in laga fogaado hujuun loo geysto muslimka, oo iyagu qaba in Doonfoorka uu yahay xayawaan aan nadiif ahayn, Muslimiinta shiinaha 20. milyan oo u dhiganta 2% dhamaan shacabka shiinaha. Shiinaha waa wadan jinsiyo badan, xiriirka telefishinka wadanka waxaa uu yiri waxaa la ogaysiinayaa in taas loo yeelay in la muujiyo xushmada loo hayo Islamka.

ka dheeho halkaan  warkoo Ingiriis ah.

http://www.foxnews.com/story/0,2933,246709,00.html
 

SHANGHAI —  Companies looking to reach China's consumer market with pig images during Year of the Pig celebrations next month will have to adjust after a national television network adopted a policy to be sensitive to the country's small Muslim population, according to published reports.

China Central Television said it would ban all verbal and visual pork references from advertisements during Lunar New Year celebrations next month, the Wall Street Journal reported. This week, the network banned a TV ad from Nestle SA featuring a smiling cartoon pig and the message, "Happy new pig year."

Click here to read Wall Street Journal article.

CCTV's ad department said the regulations are intended to avoid offending Muslims, who consider pigs unclean animals. China's 20 million Muslims comprise less than 2 percent of the population, the Journal reported.

"China is a multiethnic country," the network said in a notice. "To show respect for Islam, and upon guidance from higher levels of the government, CCTV will keep any pig images off the screen."

(Story continues below)

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.net


 

 

Dib ulaabo webmaster@aayatiin.net  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net