|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore... Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore   Akhrisoo Ogsoonow...

Oslo:Siyasiyiinta Bergen ee ka soo horjeeda soo galootiga wadanka Norway, ayaa balan qaaday in ay ku cayrsan doonaan muslimiinta cagaha doonfarka iyo codad, haddii ay u isticmaanaaln faras magaalaha Bergen in ay ku tukadaan.

 Nin 91 jir ah oo isagu hagaagsanayay saqafka sare ee gurigiisa ayaa boolisku ay xireen

Xiriirka Telefishinka Shiinaha ayaa mamnuucay in laga soo daayo telefishinada wax doofaar ah xiliga dabaal dega sanadka doofaarka lagu jiro,Iyadoo lagu  Sharfayo dadka shiinaha  ee muslimka ah.

Dayax Madoowaad  hareeyayDanmark iyo meelo kale ee aduunka kamid ah  habeenkii xalay ahaa iyo iyadoo la Saadaalinayo in uu dayaxu madoowaan doono 21.Febrayo 2008.

Dayax Madoowaad la sheegay in uu harayn doono Danmark 03.maarso-04.marso.2007

Michael Jackson oo laga yaabo in uu Muslimo.

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

Teebka Kumbuyuutarka Waa meel ay ka buuxdo Bakteeriya Beerka infekshan ku dhalisa.

Dadka Cudurka Neefta(Asmada) qaba waxaa ka maqan Protiin Khaas ah.

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

Orangutangen oo qatar ku jira in gabi ahaanba la waayo

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Oslo:Siyasiyiinta Bergen ee ka soo horjeeda soo galootiga wadanka Norway, ayaa balan qaaday in ay ku cayrsan doonaan muslimiinta cagaha doonfarka iyo codad, haddii ay u isticmaanaaln faras magaalaha Bergen in ay ku tukadaan.  WD:Abdulmalik M.Farah (gaas)..

Oslo:(Aayatiin)Siyasiyiinta Bergen ee ka soo horjeeda soo galootiga wadanka Norway, ayaa balan qaaday in ay ku cayrsan doonaan muslimiinta cagaha doonfarka iyo codad, haddii ay u isticmaalaan faras magaalaha Bergen in ay ku tukadaan salaad.

arinkaan ayaa waxaa uu yimid ka dib markii uu nin siyaasi ah oo ka tirsan xisbiga shaqaalaha oo layiraahdo Jerad Abdelmajid, uu yiri. Muslimiinta waxaa ay ku gudanayan salaadooda jimcaha Torgallmenningen, Bergen's central square, oo ah faras magaalada.haddii la waayo 31 marso in ay helaan muslimiinta masjid,arinkana waxaa uu dhacayaa waqtigaas kadib.

si kastaba arinkaan oo dood adag dhaliyay ayaa waxaa ka hadlay Kenneth Rasmussen ka tirsan  xisbiga xag jirka. sida uu ku baahiyay wargeyska Dagbladet's web site, isagoo sheegay in ay arinkaas lidkeeda samayn dooonaan reer bergen oo ay ka luli doonan lugo doonfaar luqunta doonfaarkana ay ka yeeli doonaan codbaahiya yaal si loo cabsiiyo muslimiinta, qidadaan waa ay shaqaysay xiligii aan askariga u ahaa Qaramada midowday UN. ee aan ka howglaynay Somaliya iyo Libnaan 1990.

 sheekadaan oo dhamaystiran  si aad u fahantid fadlan ka aqriso halkaan iyadoo ingiriis ah.

http://www.aftenposten.no/english/local/article1665371.ece

Pig tactics threatened

Norwegian anti-immigration politicians in Bergen have promised to chase off Muslims with pigs feet and squealing noises if Bergen's central square is used for prayers.

http://www.aftenposten.no/english/local/article1665371.ece

 

 

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.ne

 

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.net


 

 

Dib ulaabo webmaster@aayatiin.net  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net