|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore... Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore   Akhrisoo Ogsoonow...

Haweeney  Rakaab ah oo ku dhex dhimatay dayuurada British airways, ayaa ula muuqday ninkii la fadhiyay qof degan oo aan shanqar rabin.19.03.07

Oslo:Siyasiyiinta Bergen ee ka soo horjeeda soo galootiga wadanka Norway, ayaa balan qaaday in ay ku cayrsan doonaan muslimiinta cagaha doonfarka iyo codad, haddii ay u isticmaanaaln faras magaalaha Bergen in ay ku tukadaan.

 Nin 91 jir ah oo isagu hagaagsanayay saqafka sare ee gurigiisa ayaa boolisku ay xireen

Xiriirka Telefishinka Shiinaha ayaa mamnuucay in laga soo daayo telefishinada wax doofaar ah xiliga dabaal dega sanadka doofaarka lagu jiro,Iyadoo lagu  Sharfayo dadka shiinaha  ee muslimka ah.

Dayax Madoowaad  hareeyayDanmark iyo meelo kale ee aduunka kamid ah  habeenkii xalay ahaa iyo iyadoo la Saadaalinayo in uu dayaxu madoowaan doono 21.Febrayo 2008.

Dayax Madoowaad la sheegay in uu harayn doono Danmark 03.maarso-04.marso.2007

Michael Jackson oo laga yaabo in uu Muslimo.

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

Teebka Kumbuyuutarka Waa meel ay ka buuxdo Bakteeriya Beerka infekshan ku dhalisa.

Dadka Cudurka Neefta(Asmada) qaba waxaa ka maqan Protiin Khaas ah.

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa waxa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

Orangutangen oo qatar ku jira in gabi ahaanba la waayo

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Haweeney  Rakaab ah oo ku dhex dhimatay dayuurada British airways, ayaa ula muuqday ninkii la fadhiyay qof degan oo aan shanqar rabin.  

 WD:Abdulmalik M.Farah (gaas)..

London:(Aayatiin)54 jir ka mid ahaa rakaabka  duyuurada Biritish airways ayaa waxaa uu la fadhiyay mudo saacada ah haweenay aan iyadu la hadlin kadib duulimaadkoodii Delhi.

amuurtan ayaa dhacday Todobaadkii hore. Dayuurada ayaa ka soo kicitantay magaalada Delhi iyadoo usoo socotay London. Qofka dumarka ah ee geeriyootay ayaa iyadu fadhiday qaybta dalxiisayaasha. sida ay sheegtay AP.

Ninka 54 jirka ah oo la yiraahdo Paul Trinder ayaa isagu arga gaxay markii uu ogaaday in ay geeriyootay qofka la fidhida oo saacado ka hor la sheekaysanaysay.

waxaa ay markaa dhinsanayd saacado sida ay sheegtay warbahinta Ingiriska.waxaa kadib la geeyay qaybta first class- loo yaqaan oo inta badan ahayd meel banaan. qofka dumarka ayaa sida la leeyahay dhimatay  markii laga soo duulay Delhi.

ninka ayaa waxaa uu yiri waxaa la igu xiray siuun kale waayo waxaan noqday qof aad u naxsan oo dhow in uu ku dhaco dhulka.

waxaa kaloo dhinacyada la galshay barkimo si loo dejiyo. haweenta dhimatay gabar ay dhsahay oo iyadu saarnayd Dayuurada ayaa loo ogolaaday in ay la joogto hooyadeed fisrt class, ku dhowaad 9 saacadood, sida ay shegtay reuters.

.Jaraa'idka The Guardian ayaa sheegay in ay dhacday amuurtan todobaadkii hore.

Shirkada  British Airways ayaa cudur daar  ka bixisay iyo raali gelin, in rakaabka ay arga gexeen,waxaa kaloo ay xuseen shaqaalaha dayuurada aysan haysa fursad kale oo ay kaga qarshaan qofka dhintay. iyagoo sheegay in ay udhimatay wadnaha oo istaagay. wax yar un ka dib markii laga soo duulay Delhi.

Isha:JP ekstra.

 

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.ne

 

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.net


 

 

Dib ulaabo webmaster@aayatiin.net  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net