Aarhus:(Aayatiin)Jacaylka kuma xirna
dhirirka qofka, ninka ugu dheer aduunka kaas oo ah 2,41 mitir Bao
Xishun ayaa guursaday, qoftii aadka ugu weynayd wadnihiisa taas oo
ku lamaansan dhiniciisa.
Lamaanaha
Faraxsan, xaaskiisa waxaa uu ka dheeryahay
70Cm oo kaliya.
Ugu danbayntii Faryarayda
ayuu u gelshay faraantigii guurka,waxaana y ku
qaylsheen waanu ku guulaysanay. runtii micna
weyn ayuu u leeyahay guurkan Shiinaha.