|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore... Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore   Akhrisoo Ogsoonow...

Dhakhtar-xayawaanka oo Gacantiisa bidix uu ka goostay Yaxaas uu daawynayay.12.04.07

Musqulaha(Suuliga)ayaa ka nadiifsan Teebka kumbuyuutarka 07.04.07

Ninka ugu dheer aduunka oo guursaday Qoftuu jeclaa.06.04.07

Cayaaraha Kubbada Koleyga ee Jarmalka oo uu nin soomaali ah tababare ka yahay

Manuel Uribe waxaa uu kufarxay in uu gaaray culayskiisa 381kg, kadib markii uu fursad u helay in uu dibada uga baxo gurigiisa oo ku xayirnaa sanado badan.21.03.07

Haweeney  Rakaab ah oo ku dhex dhimatay dayuurada British airways, ayaa ula muuqday ninkii la fadhiyay qof degan oo aan shanqar rabin.19.03.07

Oslo:Siyasiyiinta Bergen ee ka soo horjeeda soo galootiga wadanka Norway, ayaa balan qaaday in ay ku cayrsan doonaan muslimiinta cagaha doonfarka iyo codad, haddii ay u isticmaanaaln faras magaalaha Bergen in ay ku tukadaan.

 Nin 91 jir ah oo isagu hagaagsanayay saqafka sare ee gurigiisa ayaa boolisku ay xireen

Xiriirka Telefishinka Shiinaha ayaa mamnuucay in laga soo daayo telefishinada wax doofaar ah xiliga dabaal dega sanadka doofaarka lagu jiro,Iyadoo lagu  Sharfayo dadka shiinaha  ee muslimka ah.

Dayax Madoowaad  hareeyayDanmark iyo meelo kale ee aduunka kamid ah  habeenkii xalay ahaa iyo iyadoo la Saadaalinayo in uu dayaxu madoowaan doono 21.Febrayo 2008.

Dayax Madoowaad la sheegay in uu harayn doono Danmark 03.maarso-04.marso.2007

Michael Jackson oo laga yaabo in uu Muslimo.

Nin Austaraliya udhashay oo kaluumaysta ah ayaa libaax badeed nool gacantiisa ku qabtay.

Teebka Kumbuyuutarka Waa meel ay ka buuxdo Bakteeriya Beerka infekshan ku dhalisa.

Dadka Cudurka Neefta(Asmada) qaba waxaa ka maqan Protiin Khaas ah.

Maskax oo  lamariyo skanin ayaa lagu ogaanayaa wa.xa uu qofka ku fekerayo mustaqbalka dhow.

Orangutangen oo qatar ku jira in gabi ahaanba la waayo

Ninkii ugu dheeraa taariikhda kubada baskitka oo lala galay heshis

Kalkaaliso afka sharooto kaga xirtay caruur markaa dhalatay  kadib markii ay dhibsatay oohintooda

Qofkii ugu weynaa aduunka inta diwaan gashan ayaa xalay ku geeriyootay  114jir.

Dadka qaniga ah ee aduunka

Wadamada ugu qatarsan aduunka xaga dilka

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

NInka Ugu dheer Aduunka XI SHUN

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Dhakhtar-xayawaanka oo Gacantiisa bidix uu ka goostay Yaxaas uu daawynayay.

WD:Abdulmalik M.Farah (gaas)

 Aarhus:(Aayatiin) Yaxaaska Niil. Caadi ahaan waxaa uu ku nool yahay Afrika waana qatar,waana qatar caalami ah.Chang Po-yu gacantiisa bidix ayaa loogu celshay halkii ay ka go'day.

Arinka Taariikhiga noqday ayaa caalamka oo idil ku fidy ka dib markii Dakhtar xayawaanka (veternaria) uu isku dayay in  daawo siiyo Yaxaas, si uu afka u kala qaado ayuu fartiisa yar afka usaaray.Haddii uu qof isku dayo in fartiisa afka ugeliyo Yaxaas waxaa uu qatar ugu jiraa in gacanta oo idil in uu waayo. gacanta oo iidl ayuu yaxaaskii afka gashatay isagoo markiiba goostay.

waxay noqotay arin naxdin leh oo ku keentay in la shaqayn waayo Shaoshan Zoo oo ku yaal Taiwan.

Waxaa Dhakhaatiirta ay isku dayeen in ay ka helaan Yaxaaska Gacanta Saaxiibkooda Chang Po-Yu oo uu afka ku sitay xoogaa daqiiqada ah.Dhaqtarka Xayawaanka waxaa uu ahaa nin gacanta ku haya xayawaanada qaarkood oo daawayn jiray, Yaxaaska gacanta ka goostay ayaa ah 17jir, waxaana uu ka mid yahay laba yaxaas oo laga keenay Nil afrika. kuwaas oo aad uga xaalad duwan kuwa kale, waxaa ay deganaayeen Xaruunta xayawaanaadka. waxaa ay sheegayaa wararka qaar in Dhaqtarka uu siiyay daawo kabadan tii caadiga ahayd taas oo keentay in uu noqdo mid aan daganayn.

waxaa markii ugu danbaysay la go'aansaday in la toogto Yaxaaska si looga celsho gacanta Dhakhtarka inta uusan liqin. waayo waxaa aad looga fekerayay in la helo gacanta oo weli nool oo aan tagin caloosha Yaxaaska.

Go'aankii ayaa ku soo bisho shubtay in la toogto laguna toogto daawo suuxisa si looga fogaado in yaxaaska laftiisa la waxyeeleeyo oo uu u dhinto .Hay'adaha u dooda xayawaanka ayaa arinkaas aad ula dhacay.

si kastaba waxaa lagu guulaystay in yaxaaskii la toogto gacantiina laga soo celsho. waxaa lagu toogtay tarasaas daawaysan oo ah mid gudbi karta jirka adag ee yaxaaska.


 
 

 

Isha:Politiken

Foto: STEVE CHEN

Sidee kula tahay barnaamijka akhriso oo Ogsonow ku soo dir qiimayntaada Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.ne

 

 


 

 

Dib ulaabo webmaster@aayatiin.net  
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net