Aarhus:(Aayatiin)
Shiinaha waxay ku tijaabinayaan Daawooyinka Xayawaanka sida
Shabeelka
Sanduuqa Caalamka ee ilaalsha
Bay'ada (WWF) ayaa si adag ula yaabay abaabulka loogu jiro in la
qaado cunaqabataynta saaran in si qaldan loo isticmaalo,xayawaanka
siiba Shabeelka nooca ku nool Aasiya.
taas oo ay dalbadeen ganacsatada, waxaa ay si
gaar ah u doonayaan in Shabeelka loo isticmaalo tijaabooyinka lagu
sameeyo jirkooda. kadib markii ay shiinuhu suuqa ugu weyn uu noqday
in laga ganacsado shabeelka qaybihiisa. taas ayaa kalifaysa in aan
isku dayno in lahelo in la hakiyo oo la ilaalsho shabeelka sidaas
waxaa yiri.Sue Lieberman, oo ah gudoomiy kamid ah kuwa WWF. mar uu
uwaramayaay wargeyska Nepal.
Ganacsatada Shiinaha kaligood malaha cadaadinta
Shiinaha ee waxaa sidoo kale loogu yeeray mid caalami ah in aan la
ogolaan in lagu xad gudbo shabeelka.
Ganacsatada ayaa iyaga raba in la soo saaro
waxyaalo shabeelka uu ku lugleeyahay oo ay kamid yihiin in loo
isticmaalo xiniinyaha shabeelka daawo daqmeed shiinays ah.
xayawaan
badan ayaa iyagu ka qaxaya meelo badan. WWF ayaa sheegtay in ku
dhowaad 5000 ilaa iyo 7000 oo shabeel noocaas ah ay ku nool yihiin
caalamka, waxaa la sheegay 4000 ka mid ah waxaa ay ku nool yihiin
Indiya, Nepal iyo Bangaladesh
/ritzau/
Sidee kula tahay barnaamijka
akhriso oo Ogsonow ku soo dir
qiimayntaada
Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.ne