Aarhus:(Aayatiin)
Magaalooyinka ugu waa weyn uguna dadka badan
bariga dhexe.
1-Qaahira 10.772.000
2-Istanbuul 9.413.000
3-Teheran. Iran 7.380.000
4-Baqdaad 4.796.000
5-Alexandria 3.995.000
6-Riyadh 3.328.000
7-Ankara 3.190.000
Isha:Graphicmaps.com
Sidee kula tahay barnaamijka
akhriso oo Ogsonow ku soo dir
qiimayntaada
Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.ne