Aarhus:(Aayatiin)
Popka Vetikanka ayaa helay 15.001 oo kabo lagashto ah.
Popka Benedikt XVI ayaa waxaa uu dhamaadkii
sitimaadka axada loogu keenay si hadiyad ah 15.001 oo kabo. kadib
markii uu buuqanayay magaalada waqooyiga ku taal ee Vigevano.
Magaalada Vigevano ayaa caan ku ah
warshadaha Kabaha,sidaas daraadeed ayay u siiyeen kabahaas si uu ugu
xayaysiiyo.
Popka ayaa isagu waxaa uu isticmaalaa oo kaliya hal set oo kabo ah
hayeeshee. waana mida shirkada Moreschi.
sidaas darteed ayay u keeneen dadka degan
magaaladaas hadiyada kabaha ah oo 15001 oo leh cabiro kala duwan.
arinkan kabaha tirada badan ee lasiiyay Popka ayaa la sugayaa in ay
go'aan ka gaaraan dadka ka arimiya Vetikanka meesha loo
dirayo.dadkaan ayaa u siiyay ujeedooyin kala duwan qaar rabay in uu
xayaysiis u sameeyo iyo kuwa ajar kaga raadinayay
Isha:ritzau/Reuters JP
Sidee kula tahay barnaamijka
akhriso oo Ogsonow ku soo dir
qiimayntaada
Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.ne