Aarhus:(Aayatiin)Mustaqbalka
waxaa guriga kaaga adeegaya Robot(Boombalo)
Hiroshi Ishiguro iyo Robotkiisa.midig waa
robotka
Marka ugu horeysa ee aad
la hesho indhaha magaranaysid kee sax ah labada qof. Khabiir Japan
udhashay ayaa sameeyay Robot(boombalo caag laga sameeyay) kaas oo
aad isaga laftiisa ugu eg ama ushaabaha. Taas waxaa loola jeedaa
waxaa uu jeclaystay in uu hormariyo boombalda, waxaana taa dhiira
gelinaya dadka waa weyn oo u baahan cid ushaqaysa.
waxaa adag in aad garato marka hore kan ah Hiroshi Ishiguro iyo
robotkiisa kooda ah qofkii saxda ahaa.
Khabiirkaan oo ka tirsan Jaamacada Osaka.ayaa aad isugu howlay
howshaan robotkan isaga sawirkiisa ah, kaas oo lagu sameeyay qalab
casri ah oo wax dhaq dhaqaajin kara.
waxaa kaloo uu ku hadli karaa robotkaan cod iyo qaabka ninka uu
uu uegyahay balse waxaa uu ka jawaabi karaa erayo kooban.50 qof ayaa
loo xushay in ay gartaan labada qof kooda saxda ah, waxaa la yaab
dadka ku noqotay markii ay arkeen ROBOTKA oo neefsanaya. taa marka
laga tago waxaa jira 800.000 oo doonaysa in la hormarsho siiba
warshadaha in ay hormrshaan mashruucaan oo la taageero maadaama ay
dadkaas u baahan yihiin caawin in helaan dadka waayeelka ah.
Isha:ritzau/Reuters JP
Sidee kula tahay barnaamijka
akhriso oo Ogsonow ku soo dir
qiimayntaada
Abdulmalik@aayatiin.net ama Aayatiin@aayatiin.ne