top
logo

User Login




feed-image Feed Entries
Keenya oo heshay dhulbadeed weyn Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Wednesday, 12 October 2011 11:01

Keenya waxay heshay dhulbadeed 200nm iyadoon wax dhiig ah ku daadin, Itoobiya maxay soo wadataa, sideese wax uga heli kartaa doolshahaan lakala boobaya…..

Dhulbadeedka soomaaliya haddii lagu soo koobo 12nm wixii intaas dhaafsiisan wax shaqo ah kuma laha, waxayna tahay micnaheedu in keenya macdankta ku jirta jasiiradaha kismaanyo soo saaran karto, taasoo 200nm gaarsiinaysa inay macdantaas ka guran karto. Waana khariidadii ay ciyaaraysay noorwey oo rumowday.

Read more...
 
Buugaagta ardayda dugsiyada sare ee Yurub oo lala yaabay! Print E-mail
User Rating: / 17
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Friday, 16 September 2011 09:35

Georg-Eckert-Institut for InternationalBuugaagta dugsiyada sare lagu dhigto ee yurub oo la ogaaday in qeybaha ka hadla taariikhda iyo nolosha muslimka ay khalad ugu qoran yihiin. Warbixintaana waxaa ku soo bandhigay Wasaaradda Arimaha dibadda ee Jarmalka Hay'adda caalamiga ah ee baarta buugaagta dugsiyada lagu dhigto....

Read more...
 
Baabasiirka Print E-mail
User Rating: / 19
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Saturday, 10 September 2011 19:53
 

Joojin xanuunka dareemayaasha futada

 

 
Read more...
 
Ogeysiis ku socda Jaalliyadda Puntland ee Jarmalka Print E-mail
User Rating: / 7
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Saturday, 18 June 2011 19:43

Ogeysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Jarmalka

Read more...
 
Cudurka dhiig karka Print E-mail
User Rating: / 23
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Thursday, 05 May 2011 10:16

Cabirka dhiiga waxaa laga cabiri karaa xataa lugta.

Waxaa lagu magacaabaa cudurkaan dilaagii tartiibta. Inkastoo aysan jirin wax caddeynaya in qofku uu u dhintay dhiig kar, ayaa la ogaaday in qofka u dhinta wadnaha oo istaaga, dhinac qalala iwm ay sabab u tahay dhiig karka.

Read more...
 
Qoys Deenish ah oo qaxootinimo weydiistay Masar Print E-mail
User Rating: / 28
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Tuesday, 01 March 2011 09:29

Hvis der var krig i NordenWaa buug ay qortay haweeneey lagu magacaabo Janne Teller. buugga markii sii hore waxaa lays ku dayey in la joojiyo daabiciddiisa, waayo Qorayaal badan ayaa u arkay mid wax u dhimaya deenishka. Magaca Buugga: Hvis der var krig i Norden

 

Read more...
 
Coca-cola waxaa ku jira Khamri Print E-mail
User Rating: / 29
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Wednesday, 23 February 2011 12:29

koka-kolaShirkadda Yuhuudda ah ee leh Warshadda sameysa koka-kolada ayaa sirtooda la ogaaday sida ay u sameeyaan cabitaankaas, lana caddeeyey inay khamri ku daraan. Nin muslim ah oo dalbaday magdhaw 33 millyoon US-Doolar.

 

Read more...
 
Maraykanka oo lacag been ah daabacanaya Print E-mail
User Rating: / 10
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Friday, 26 November 2010 11:21

Lacagaha been abuurka ah ee yurub, maraykanka iyo Soomaaliya daabacanayaan yaa ku  horreeyey, Yurub 1,5 bilyan Yuuro, Maraykanka 600 bilyan Doolar, iyo Soomaaliya 200 Bilyan.

 

Read more...
 
Mohammed waa magaca loogu jecel yahay waddanka Ingiriiska iyo waylis Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 25 November 2010 17:45

Magacyada loo bixiyo carruurta kan loogu jecel yahay waddamada Ingriiska iyo Waylis waa magaca Maxamed, kaa soo sanadkii la soo dhaafay 2009 noqrday No. 1.

Read more...
 
Cilmigii laga soo xaday muslimka sanadkii 1187 Print E-mail
User Rating: / 26
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Tuesday, 26 October 2010 18:40

 

Waa buug ka mid ah buugaagtii laga soo xaday Muslimka oo cilmi badan ku qornaa, loona badelay afaf badan oo yurub ah. Buugaagtaas waxay weli ku qarsoonyihiin Kaniisadda weyn ee ku taal Rooma ee Fatikaanka ah iyo waliba waddanka Sisiiliya. Filimada la socda maqalka waxay ku turkubanyihiin afcarabi.

Akhristaha Aayatiin wax walba og!

 

Read more...
 
Dhaqanka Muslimka oo wali isticmaalaan yurub Print E-mail
User Rating: / 18
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Thursday, 14 October 2010 12:33

Waxaan akhriyey buugga Taariikhda laga barto ee dugsiyada sare ee waddanka Jarmalka. Buugaan waxaa leh labadayda ilmood. Waxaan ka helay taariikhda muslimka, iskuna dayey inaan wax ka ogaado waxay bartaan ardayda jarmalka . Waxaan ka ogaaday waa waxaan halkaan aan ku soo qoray. Waxaase la yaab ila noqotay in soomaaliya(waddan muslim ah) aysan ku oolin buugaagtooda laga barto taariikhda waxaan.

Read more...
 
"Udub dhexaadka dunida oo aan la aqoon" Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Tuesday, 07 September 2010 15:38

Tamin Ansary waa qoraa u dhashay waddanka Afganistaan. Wuxuu qoray buug lagu magacaabo "Destiny Disrupted: A History of the World through Islamic Eyes" 2009.

Read more...
 
Shirka Bilderberg Print E-mail
User Rating: / 13
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 10 June 2010 10:44

Shirka aan la ogolayn in wax laga ogaado, dhacana sanad walba laga soo bilaabo 1954kii. Wax wax ka qora ma jiraan aan ka ahayn dadka shirka wada waxay wargeysyada u soo gudbiyaan mooyaane. Waxaase badanaya cadaadiska lagu hayo in wax laga ogaado sanadahaan dambe. Waana shirka lagu soo doorto madaxweynayaasha ama Raysalwasaarayaasha xukumi doona dunida.

Read more...
 
Dunida sida ay wax u kala socdaan Print E-mail
User Rating: / 56
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 11 February 2010 20:29

Waxaa isweydiin leh maxay soomaaliya dowlad uga dhallan weyday. Su'aashaas jawaabteeda waxaan u malaynayaa inaad filimkaan kala soo dhexbixi doontaan.

Akhristaha Aayatiin wax walba og!! 

Read more...
 
« StartPrev12NextEnd »

Page 1 of 2

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS