|
Written by Abdulmalik M Farah
|
|
Thursday, 27 August 2009 23:09 |
John, Robert og Ted Kennedy ayaa laga qaaday sawirkaan mudo imika laga joogo kudhawaad 48 sano, deegaanka reerkooda ee Hyannes Port. Arkivfoto: AP
Waxaa subax dhawayd ku dhintay USA Ted Kennedy (edwerd Kennedy),Mudana ugu dad'weynahaa xaga kamid ahaanshaha golaha looga arimiyo USA. waxaa uu ku dhintay 77 jir.
Dhamaan goobaha shaqada, kuwa dowlada iyo gaarka ah, ee magaalada Hyannis Port i Massachusetts
waxaa hoos loo dhigay calanka maraykanka. Madaxweynaha Maraykanaka Obama ayaa yiri macno weyn ayaa kujira dhimashadiisa waxaana naga dhuleeshantay boos weyn oo uu nooga dadnaa Edward Kennedy, waxaa uu ahaa ninkii ugu culusaa ee taageeray Obama xiligii doorasha isreeb reebka xisbigiisa,xili ay kasoo horjeesteen madax hore oo badan
waxaa maanta lageeyay Boston xoogaa ayuu ooli doonaa maktabada buuggaagta ee John F. Kennedy, kadib waxaa lagu aasi doonaa sabtida Arlington Nationale ee kaniisada katooliga, waxaa sidaas oo kale kahadli doona Obama.waxaa goobjoog ahwariyaal gaaraya 100 oo ay ku jiraan Tv. xaafada uu ku geeriyooday Edward kennedy. ee uu deganaa Cape cod. Edward Kennedy døde sent tirsdag i sit hjem i Hyannis Port i staten Massachusetts |