
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Sagaal jirka ugu caqliga badan dunida |
|
|
| Written by Hurdiwaa |
| Tuesday, 01 September 2009 11:54 |
|
Ainan Cawley waa sagaal jir marakan wuxuuna dhigtaa jaamacadda Farsamada Gacanta ee waddanka Singabuur. Reerkiisa waa waxaan la yaab ku lahayn, waayo markuu jiray labo toddobaad wuxuu bilaabay inuu ku dhawaaqo erayga biyo. Toddobo jirkiisii wuxuu dhammeeyey dugsiga sare. Wuxuu aad u jecelyahay inuu ogaado sida ay dunida u dhisan tahay, sidaas darteed wuxuu bilaabay inuu kiimikada barto iyo Fiisikis.
Ainan wuxuu dusha ka yaqaan dhammaan curiyayaasha kiimikada iyo sida layskuugu qasi karo. Wuxuu kalooo si wanaagsan u yaqaan xisaabta jajabka ilaa 518 lambar wixii ka dambeeya dhibicka. Akhri aabihii oo qoray buuggaan http://scientific-child-prodigy.blogspot.com/ Hurdiwaa |
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow



Wiilkaan waxaa wax ka baran lahaa dad lagu magacaabi jiray waagii hore ragga adduunka ugu cilmiga badan sida Einstein iwm haddii ay noolaan lahaayeen.



