
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Haweenaydii ugu ciddida dheerayd aduunka oo kuweysay ciddiyaheeda shil ay gashay. |
|
|
| Written by Abdulmalik M Farah |
| Friday, 04 September 2009 02:15 |
|
Sida ay kawaramayeen warbaahinta Reer galbeedka qaarkood Haweenay iyadu waayeel ah, laguna magacaabay in ay tahay qofta aduunka ugu cidiyaha dheer, ayaa waxaa ay cidiyaheeda ku weysay sida lasheegay shil gaari. Islaantan ayaa iyadu waxaa ay ku qaadatay sida ay sheegtay in ay noqoto qofta ugu cidiyaha dheer aduunka 30 sano oo aysan jarin cidideeda. waxaa kaloo isna jira nin kale oo maraykan ah oo isagu raga dhankooda ugu haysta oo lagu sheegay in 90cm ay yihiin cidiyihiisa. daawo video-gan |
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow






