top
logo

User Login




Home Akhriso oo ogsoonow Dhacdo Ninkaan wuxuu cuney ninkale maskaxdiis intuu marsadey subaga rootiga la marsado.
Ninkaan wuxuu cuney ninkale maskaxdiis intuu marsadey subaga rootiga la marsado. Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by puna   
Monday, 07 September 2009 00:40

Peter BryanNinkaan wuxuu cuney ninkale maskaxdiis intuu marsadey subaga rootiga la marsado.

London:Peter Bryan oo 39 jira waxaa laga soo daayey xabsiga dadka aan caadiga aheyn (xoogaa maskaxda wax ka qaba) wuxuuna soo dhameystey xabsigiisaa ka dib markuu diley gabar dukaan ka shaqaysa oo uu ku diley buris(dube). inkastoo loo arkayey inuusan wax dhibaata ah ku heyn bulshada markii la soo deynayey hadana waxey aheyd qalad weyn soo deyntiisu.

Markii la soo daayey ayaa la soo dajiyey xaafada Waqooyiga London,wuxuuna markiiba diley nin asxaabtiisa ka mid ahaa,ka dibna wuxuu bilaabey inuu cuno qaar kamid ah jirkii ninka, wuxuu yiri mar wax laga weydiiyey sida uu u cuney ``waxaan cuney maskaxdiisii anoo marsanaya subaga rootiga lamarsado,aad bey u macaaneyd, intuu wax yar qosley.

Anna Milton wasiirada caafimaadka UK waxa ay sheegtey iney hada wax ka badaleyso siistemka (system) si aan dadka noocaasa aysan u helin

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS