
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Shirka Bilderberg |
|
|
| Written by Aayatiin |
| Thursday, 10 June 2010 10:44 |
|
Shirka lagu magacaabo Bilderberg, waa shir lagu tiriyo inuu yahay mid khaas ah. Waxaase lagu xantaa inuu yahay mid dadka ka soo qaybgala ay yihiin dad dunida ugu caansan ama hogoomiya xagga Dhaqaalaha, Ciidamada, Siyaasadda, Wariyayaasha(wargeysyada), Ururada dhaqdhaqaaqa dhaqaalaha, Jaamacadaha iyo Boqoradada, kana hadlaan sida dunida ay wax uga badeli lahaayeen. Waxaa shirkaan ka soo qaybgala dad lagu qiyaaso 130 qof. Waxaana la qabtaa sanad walba mar, laguna qabto magaalo aan la shaacin. Waagii hore waxaa shirkaan lagu casumi jiray oo kaliya dadka ka soo jeeda waddamada xulufada NATO kaliya, balse laga soo bilaabo 1998 waxaa lagu casumaa dad magaca leh ee ka soo jeeda wadamada aan ku jirin NATO. Waxaa kaloo lagu sheegaa shirkaan inuu yahay mid la doonayo inay dunida hogaankeeda hoos timaado Masiixiga kaliya.
Dadka lagu casumo shirkaan waxaa casuma guddi ay leeyihiin kooxdaan Bilderberg. Waana sir aan qofna ogaan karin qofka lagu casumay shirkaan, ilaa uu dhaco shirka. Dadka lagu casumay iyo meesha uu ka dhacay shirkaan waxaa la ogaadaa maalin ka dib markuu dhaco shirkaan.
Shirka Bilderber(Bilderberg Club) waxaa la bilaabay 1954 Boqorka waddanka Hoolaand Prinz Bernhard, kuna qabtay Hoteelka de Bilderberg ee magaalada Oosterbeek ee Hoolaand. Wuxuu casumay Boqortooyada Ingiriiska, Boqortooyada Biljam, Bangiyada Rothschilds iyo Rockefellers iyo dadka xukuma waddamada NATO ku jira iyo dadka xukuma ciidamada waddamada NATO. Ururkaan uma dhisna sida ururada kale oo ah inaysan lahayn wax sharci ah oo qoran ama dadka xubnaha ka ah malaha wax lagu garto inay xubin ka yihiin ururkaan. Shirkaan waxa uu ahaa ra`yigiisa lagu bilaabay in laysku xiro xiiirka ka dhaxeeya Yurub iyo waqooyiga ameerika. Balse marakan taas waa dhaaftay oo waxaa lagu tiriyaa inay doonayaan inay dunida gacantooda ku jirto dhan walba. Dhaqaalaha ku baxa shirkaan waxaa bixiya Bangiyada Rothschilds, Rockerfellers iyo Boqortooyada Hoolaand, Ingiriiska iyo Biljam, CIA-da iyo waddamada reer galbeedka oo iyagana xagga dhaqaalaha ka caawiya ururkaas. Waxaa kaloo jira dad badan oo laga qaado lacag si tabaruc ahaan ah.
Dadka lagu casumo ee ka soo jeeda Siyaasadda, laguna tiriyo inay hogaamiyayaal ka yihiin urur ku jira baarlamaanka waddankaas, ayaa lagu tiriyaa inay markay ka qayb qaataan shirkaan noqda Raysalwasaare ama madaxweyne. Waxaana dadka ururkaan ku sheegaan in ururkaan iyagu xulaan waddamada reer galbeedka qofka xukunka waddankaas qabanaya tusaale: Bill Clinton: Waxaa lagu casumay 1991 shirkaas isagoo markaas ahaa gudoomiyaha gobolka Arkansas(USA). Wuxuuna saxiixay inuu hirgalinayo ururka lagu magacaabo Heshiiska Nabadda ee waqooyiga Ameerika. Sanad ka dib wuxuu noqday xubin ka mid ah baarlamaanka maraykanka. 1994 wuxuu noqday madaxweynaha waddanka Maraykanka. Tony Blair: shirka ka qaybgalay 1993. sanadkii 1994 wuxuu noqday guddoomiyaha ururkiisa ee Shaqaalaha. sanadkii 1997 Wuxuu noqday Raysalwasaaraha waddanka Ingiriiska. George Robertson: Shirka ka qaybgalay 1998. Sanadkii 1999 waxaa loo magacaabay madaxa NATO. Romano Prodi: Shirka ka qaybgalay 1999, isla sanadkaas bishii Sibteembar ayuu noqday wadaxweynaha EU. Waxaa la sheegaa inay ka mid ahayd Raysalwasaaradda Jarmalka Angela Merkel, kadibna noqotay raysalwasaaradda jarmalka iyo Joschka Fisher(kadibna noqday wasiirka arimaha dibadda ee jarmalka ee hore). Wasiirka Arimaha dibadda ee dalka jarmalka marakan haya ayaa la sheega inuu labo jeer ka qaybgalay 1997 iyo 1998 kadiban wasiirka arimaha dibadda noqday.
Ninkii xukumi jiray NATO ee lagu magacaabi jiray Willy Claes ayaa ka qaybgalay labo jeer shirkaas, una sheegay idaacad lagu magacaabo Radio1(VRT)ee dalka Biljam in shirka loo soo diyaariyo dadka ka qaybgalaya qorshe, qofkaasna laga doonayo inuu qorshahaas waddankiisa ka hirgaliyo. Waxaana jira koox idhaha ku haysa in qofkaas uu howshaas fuliyey iyo inkale.
Shirka Bilderberg waxaa sanadkaan 2010 lagu qabtay waddanka Isbeen magaalda Sitges. Dadka sanadkaan lagu casumay waxaa ka mida Bill Gates iyo rag badan oo kale oo aan la doonaynin in magacooda lagu daro magacyada la soo bandhigay. Waxaa magacyadaan ku jira dad u dhashay waddanka Turkiga.
Shirka waxay ka waddahadleen halkaan ka arag. http://www.bilderbergmeetings.org/meeting2010.html
Final List of Participants 2010
Honorary Chairman BEL Davignon, Etienne Vice Chairman, Suez-Tractebel
DEU Ackermann, Josef Chairman of the Management Board and the Group Executive Committee, Deutsche Bank AG GBR Agius, Marcus Chairman, Barclays Bank PLC ESP Alierta, César Chairman and CEO, Telefónica INT Almunia, Joaquín Commissioner, European Commission USA Altman, Roger C. Chairman, Evercore Partners Inc. USA Arrison, Sonia Author and policy analyst SWE Bäckström, Urban Director General, Confederation of Swedish Enterprise PRT Balsemão, Francisco Pinto Chairman and CEO, IMPRESA, S.G.P.S.; Former Prime Minister ITA Bernabè, Franco CEO, Telecom Italia S.p.A. SWE Bildt, Carl Minister of Foreign Affairs FIN Blåfield, Antti Senior Editorial Writer, Helsingin Sanomat ESP Botín, Ana P. Executive Chairman, Banesto NOR Brandtzæg, Svein Richard CEO, Norsk Hydro ASA AUT Bronner, Oscar Publisher and Editor, Der Standard TUR Çakir, Rusen Journalist (Turkiya) CAN Campbell, Gordon Premier of British Columbia ESP Carvajal Urquijo, Jaime Managing Director, Advent International FRA Castries, Henri de Chairman of the Management Board and CEO, AXA ESP Cebrián, Juan Luis CEO, PRISA ESP Cisneros, Gustavo A. Chairman and CEO, Cisneros Group of Companies CAN Clark, W. Edmund President and CEO, TD Bank Financial Group USA Collins, Timothy C. Senior Managing Director and CEO, Ripplewood Holdings, LLC ITA Conti, Fulvio CEO and General Manager, Enel SpA GRC David, George A. Chairman, Coca-Cola H.B.C. S.A. DNK Eldrup, Anders CEO, DONG Energy ITA Elkann, John Chairman, Fiat S.p.A. DEU Enders, Thomas CEO, Airbus SAS ESP Entrecanales, José M. Chairman, Acciona DNK Federspiel, Ulrik Vice President Global Affairs, Haldor Topsøe A/S USA Feldstein, Martin S. George F. Baker Professor of Economics, Harvard University USA Ferguson, Niall Laurence A. Tisch Professor of History, Harvard University AUT Fischer, Heinz Federal President IRL Gallagher, Paul Attorney General USA Gates, William H. Co-chair, Bill & Melinda Gates Foundation and Chairman, Microsoft Corporation USA Gordon, Philip H. Assistant Secretary of State for European and Eurasian Affairs USA Graham, Donald E. Chairman and CEO, The Washington Post Company INT Gucht, Karel de Commissioner, European Commission TUR Gürel, Z. Damla Special Adviser to the President on EU Affairs NLD Halberstadt, Victor Professor of Economics, Leiden University; Former Honorary Secretary General of Bilderberg Meetings USA Holbrooke, Richard C. Special Representative for Afghanistan and Pakistan NLD Hommen, Jan H.M. Chairman, ING Group USA Hormats, Robert D. Under Secretary for Economic, Energy and Agricultural Affairs BEL Huyghebaert, Jan Chairman of the Board of Directors, KBC Group USA Johnson, James A. Vice Chairman, Perseus, LLC FIN Katainen, Jyrki Minister of Finance USA Keane, John M. Senior Partner, SCP Partners GBR Kerr, John Member, House of Lords; Deputy Chairman, Royal Dutch Shell plc. USA Kissinger, Henry A. Chairman, Kissinger Associates, Inc. USA Kleinfeld, Klaus Chairman and CEO, Alcoa TUR Koç, Mustafa V. Chairman, Koç Holding A.S. USA Kravis, Henry R. Founding Partner, Kohlberg Kravis Roberts & Co. USA Kravis, Marie-Josée Senior Fellow, Hudson Institute, Inc. INT Kroes, Neelie Commissioner, European Commission USA Lander, Eric S. President and Director, Broad Institute of Harvard and MIT FRA Lauvergeon, Anne Chairman of the Executive Board, AREVA ESP León Gross, Bernardino Secretary General, Office of the Prime Minister DEU Löscher, Peter Chairman of the Board of Management, Siemens AG NOR Magnus, Birger Chairman, Storebrand ASA CAN Mansbridge, Peter Chief Correspondent, Canadian Broadcasting Corporation USA Mathews, Jessica T. President, Carnegie Endowment for International Peace CAN McKenna, Frank Deputy Chair, TD Bank Financial Group GBR Micklethwait, John Editor-in-Chief, The Economist FRA Montbrial, Thierry de President, French Institute for International Relations ITA Monti, Mario President, Universita Commerciale Luigi Bocconi INT Moyo, Dambisa F. Economist and Author USA Mundie, Craig J. Chief Research and Strategy Officer, Microsoft Corporation NOR Myklebust, Egil Former Chairman of the Board of Directors SAS, Norsk Hydro ASA USA Naím, Moisés Editor-in-Chief, Foreign Policy NLD Netherlands, H.M. the Queen of the ESP Nin Génova, Juan María President and CEO, La Caixa DNK Nyrup Rasmussen, Poul Former Prime Minister GBR Oldham, John National Clinical Lead for Quality and Productivity FIN Ollila, Jorma Chairman, Royal Dutch Shell plc USA Orszag, Peter R. Director, Office of Management and Budget TUR Özilhan, Tuncay Chairman, Anadolu Group ITA Padoa-Schioppa, Tommaso Former Minister of Finance; President of Notre Europe GRC Papaconstantinou, George Minister of Finance USA Parker, Sean Managing Partner, Founders Fund USA Pearl, Frank H. Chairman and CEO, Perseus, LLC USA Perle, Richard N. Resident Fellow, American Enterprise Institute for Public Policy Research ESP Polanco, Ignacio Chairman, Grupo PRISA CAN Prichard, J. Robert S. President and CEO, Metrolinx FRA Ramanantsoa, Bernard Dean, HEC Paris Group PRT Rangel, Paulo Member, European Parliament CAN Reisman, Heather M. Chair and CEO, Indigo Books & Music Inc. SWE Renström, Lars President and CEO, Alfa Laval NLD Rinnooy Kan, Alexander H.G. Chairman, Social and Economic Council of the Netherlands (SER) ITA Rocca, Gianfelice Chairman, Techint ESP Rodriguez Inciarte, Matías Executive Vice Chairman, Grupo Santander USA Rose, Charlie Producer, Rose Communications USA Rubin, Robert E. Co-Chairman, Council on Foreign Relations; Former Secretary of the Treasury TUR Sabanci Dinçer, Suzan Chairman, Akbank (Turkiya) ITA Scaroni, Paolo CEO, Eni S.p.A. USA Schmidt, Eric CEO and Chairman of the Board, Google AUT Scholten, Rudolf Member of the Board of Executive Directors, Oesterreichische Kontrollbank AG DEU Scholz, Olaf Vice Chairman, SPD INT Sheeran, Josette Executive Director, United Nations World Food Programme INT Solana Madariaga, Javier Former Secretary General, Council of the European Union ESP Spain, H.M. the Queen of USA Steinberg, James B. Deputy Secretary of State INT Stigson, Björn President, World Business Council for Sustainable Development USA Summers, Lawrence H. Director, National Economic Council IRL Sutherland, Peter D. Chairman, Goldman Sachs International GBR Taylor, J. Martin Chairman, Syngenta International AG PRT Teixeira dos Santos, Fernando Minister of State and Finance USA Thiel, Peter A. President, Clarium Capital Management, LLC GRC Tsoukalis, Loukas President, ELIAMEP INT Tumpel-Gugerell, Gertrude Member of the Executive Board, European Central Bank USA Varney, Christine A. Assistant Attorney General for Antitrust CHE Vasella, Daniel L. Chairman, Novartis AG USA Volcker, Paul A. Chairman, Economic Recovery Advisory Board CHE Voser, Peter CEO, Royal Dutch Shell plc FIN Wahlroos, Björn Chairman, Sampo plc CHE Waldvogel, Francis A. Chairman, Novartis Venture Fund SWE Wallenberg, Jacob Chairman, Investor AB NLD Wellink, Nout President, De Nederlandsche Bank USA West, F.J. Bing Author GBR Williams, Shirley Member, House of Lords USA Wolfensohn, James D. Chairman, Wolfensohn & Company, LLC ESP Zapatero, José Luis Rodríguez Prime Minister DEU Zetsche, Dieter Chairman, Daimler AG INT Zoellick, Robert B. President, The World Bank Group
Waxaa iyana jira urur kale oo lagu tiriyo inuu u shaqeeyo sida ururka Bilderberg, laguna magacaabo Skull and Bones isagana waan soo qaadan doonnaa haddii rabbi idmo.
magaallo kale oo ku saabsan shirka Bilderberg ka akhriso halkaan
http://www.guardian.co.uk/world/blog/2010/jun/03/bilderberg-spain-charlie-skelton
http://anglotedesco.myblog.it/archive/2010/02/07/conferenza-bilderberg-2009-chi-c-era.html
http://de.wikipedia.org/wiki/Bilderberg-Konferenz
http://en.wikipedia.org/wiki/Bilderberg_Group
Aayatiin.net
|
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow






