
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Cunista Kalluunka ayaa kor uqaada Caqliga iyo xusuusta. |
|
|
| Written by Aayatiin.net |
| Sunday, 12 October 2008 21:33 |
|
London: Cilmi baarayaal reer Finland ah ayaa shaaca ka qaaday in cunista Kaluunka ay kor uqaado Caqliga iyo xusuusta, waxaa kaloo ay gaashaan u noqotaa in qofka ay ka tagto xusuusta, waxaa uu yiri jerky firtanin oo ka tirsan jaamacada kowbuu ee Finland waa ay kala duwan yihiin kaluunka laakiinse qaar ayaa aad uga fiican kuwa kale waxaa kaloo loobahan yahay in qaabka loo karinaya uu yahay mid aan aad loo shiilin. waxaa kaloo ay caawiyaan dhuuxa,indhaha, waxaana aad usii wanaagsan mirkel iyo ranjih sardiin. waxaa ay baaristaan aad u tilmaamtay in cunista tunaha ay tahay mida ugu sii fiican ishawarka: elph WD: Abdulmalik Mohamud Farah |
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow






