top
logo

User Login




Home Akhriso oo ogsoonow Dhacdo Mohammed waa magaca loogu jecel yahay waddanka Ingiriiska iyo waylis
Mohammed waa magaca loogu jecel yahay waddanka Ingiriiska iyo waylis Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 25 November 2010 17:45

Magacyada loo bixiyo carruurta kan loogu jecel yahay waddamada Ingriiska iyo Waylis waa magaca Maxamed, kaa soo sanadkii la soo dhaafay 2009 noqrday No. 1.
Mohamde waa magaca qaaday sanadkii la soo dhaafay No.1. Sida ay qortay wargeyska Daily Mail waxaa lagu caddeeyey in Magacaan uu noqday kan loogu jecel yahay waddanka Ingiriiska iyo Waddanka Waylis.

Sanadkii 2008 wuxuu ahaa mid ku jira kaalinta saddexaad, marakan ka qaatay kaalintii kowaad magacyada

sida Oliver, Jack, Harry,William iyo kuwo kale oo badan.

Sanadkii la soo dhaafay ilaa marakan waxaa magacaas loo bixiyey carruur tiradoodu ahayd 7,549 wiil in lagu samiyey Nabiga(NNk).

Sanadkii 1999 waxaa magacaas loo bixiyey wiilal dhan 4,579. Sanadkii 1964 Wuxuu magacaas Mohamed kaga jiray diiwaanka No. 73. Sanadkii 1944tiina wuxuu ku jiray No. 87.

Si ay marakan uga qaadaan magacaan No.1 waxay isku dayayaan in loo qaybiyo nooca loo qoro magaca qaybo badan. Magaca Mohamed waxaa loo qoraa siyaabo badan sida: Mohamed, Mohammad, Mohamad, Mohammod,Mohammed,Muhammed,Muhammad,Muhamed, Muhamad, Mahamed, Mahammed. Haddii sida loo qoro oo lagu kala duwan yahay ay ku diiwaan galiyaan waxay noqonaysaa in magaca uu noqdo mid aan soo gaarin diiwaanka meel sare.

 

 

 

 

Most Readed

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS