top
logo

User Login




Home Akhriso oo ogsoonow Dhacdo Ogeysiis ku socda Jaalliyadda Puntland ee Jarmalka
Ogeysiis ku socda Jaalliyadda Puntland ee Jarmalka Print E-mail
User Rating: / 8
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Saturday, 18 June 2011 19:43

Ogeysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Jarmalka

 

 

Mudaneyaal iyo Marwooyin, dhalinyarada iyo Waxgaradka

 

Waxaan ogeeysiinaynaa dhamaan Jaaliyada Puntland ee gobolada dalka Germany, in maalinta Sabtida ee taariikhhdu tahay 02.07.2011 uu dhici doono, shir waynaha wada tashiga Jaaliyada, shirkan ayaa hadafkiisu yahay, midaynta Jaaliyada Puntland ee dhamaan gobolada dalka Germany, sidaa awgeed yaan loo kala harin.

 

Shirka ayaa wuxuu socon doonaa 13:00 ilaa 18:00 saac, waxaa dabadeed inoo bilaabi doona xaflad munaasabada 1 da Luulyo ee maalintii gobanimada, xafladan ayaa waxay socon doontaa 18:00 ilaa 01:00 Saac. waxaana ku casumaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee xusaysa maamintan qiimaha leh.

 

Goobta shirka iyo xafladuba ay ka dhacayaan waa:

Stadtteiltreff

Evreuxring 14a

65428 Rüsellsheim

 

Dadka ku imanaya Tareemada, waxa ugu haboon in ay soo raacaan tareemada u socda Frankfurt Flughafen, dabadeed SBahn-ka u socda Rüsellsheim, Bahnhofka Rüsselsheim ayaa waxaad ka raaci karaysaa basaska nambaradoodi kala yihiin 52, 41 iyo 42, waxaadna kaga degaysaa maxadada liebigstraße. dhismaha shirku ka dhacayo wuxuu ka soo horjeedaa Sparkassa-ha.

 

Sehr geehrte Damen und Herren

Wir möchten herzlich alle Personen und Vereine aus Puntland zur Versammlung am Samstag den 02.07.2011 einladen, der Grund der Versammlung ist Gründung einer Dachorganisation für Puntländer in Deutschland. deshalb ist ihr zahlreiches erscheinen erwünscht.

Versammlung beginnt um 13:00 bis 18:00 Uhr. anschleichen feiern Wir zum Ehren den 01.07.2011 tag der Unabhängigkeit von 18:00 bis 01:00 Uhr, diese feier ist für alle Somalia und interesierte offen.

 

Versammlungsort ist der Stadtteiltreff, Evreuxring 14a, 65428 Rüsellsheim, vom Rüsselsheimer Bahnhof können sie mit dem Bus Linie 52, 41 und 42 den Versammlungsort ereichen, bitte steigen sie in der Liebigstraße aus, das Versammlungs-Gebäude ist gegenüber der Sparkasse.

 

 

 

Most Readed

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS