|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

Gawaarida Laxaday 2005 kuweeUgu badan Caalamka.waana Noocyadee.

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

 

Waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lug iyo laba Luqun Villa Vieje wadanka Kolombiya

 

Dadka degan magaalada Villa Vieja oo ah tuulo yar oo ku taala Kolombiya, ayaa aad uga hadlaya waxar yar oo ku dhalatay iyadoo leh lix lugood iyo laba luqun.

ninka beeralayda ah ee layiraahdo Salvador Vanegas oo ah ninka leh waxartaas yar ee Paluma loo baxshay ayaa isagu aad ugu faraxsan in ay tahay xoolihiisa waxartaan lixda lugood iyo labada luqun leh.

dadka ayaa aad uga hadlaya arinkeeda,waxaana aya ku tilmaameen mucjiso illaahi ah, halka qaarka kale ay aaminsan yihiin calaamad xidigis ah in ay tahay. mar baaritaan lagu sameeyay ayaa la ogaaday in ay waxarat ka maqan tahay Kalshiyamka.

waxaa kaloo laga soo wariyay mulkiilaha Paluma in uu doonaya in uu iibsho waxartiisa caanka noqotay ee paluma. hayeeshee arinkaas waxaa aad uga soo horjeeda Dowlada oo iyadu rabta in ay baaritaan ku samayso

 

Isha: Jp

 

 

     
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net