Ayaan Xirsi oo ahayd qof Yurub iyo aduunka kale kaga caan baxday in ay
dhaleecayso diinta Islaamka iyo Muslimiinta ayaa waxaa imika ay
weydiisanaysaa wadanka Fransa caawin xaga in nafteeda la ilaalsho.
Qoftaan dumar ah ayaa ka tirsanayd Golaha Baarlamaanka Wadanka Holand.
iyadoo markii dambe laga saaray. waxaa kale oo ay weysay ilaalaliddii ay
ka bixin jireen wadanka Holland.
kadib markii ay qortay Buugii laga sameeyay Filimka (Submission)
kaas oo ninkii soo saaray theo Van Gogh lagu dilan wadada dhexdeeda isla
wadanka Holand 2004. ayaan ayaa laga soo bilaabo ilaa iyo waqtigaa ku
jirtay cabsi. waxaa kaloo ay taageertay sawiraddii lagu aflagaadeeyay
Nabi Muxamed SCW. ee ay daabacday jariidada Jyland posten oo kasoo
baxda Denmark.
waxaa ay imika ku nooshahay wadan Maraykanaka waxaa ay ku jirtaa
nolal ciriiri ah oo aan lahayn kali socod ama qaraabo salaan ama asxaab
raacid. waa xabsi aan lahayn dhamaad,waxaa kaloo ku soo yaraanaya
aduunka.
mar ay wareysi siisay Qoftaan Dumar ah, TV-France 2. ayay sheegtay
in ay aad ugu mahad celin lahayd wadanka Faransa haddii ay siin
lahaayeen dhalasho. imika ilaa xoogaa ayay heshaa oo caawin ah in laga
baxsho dadka illaalsha laakiinse waxaa lagu waramayaa in ay iska bixin
doonto si shaqsiyan ah iyada dadka ilaalin doona taas oo ah wax ku
adkaan doonta gabadhaan asal ahaan ka soo jeeda reer qaxuuti ah. kuna
dhalatay Soomaliya.
ISha:Puna.(Ritzau)
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad
cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.0700
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socda
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay
damintiisa.09.marso.07 |