top
logo

User Login




Home
Keenya oo heshay dhulbadeed weyn Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Wednesday, 12 October 2011 11:01

Keenya waxay heshay dhulbadeed 200nm iyadoon wax dhiig ah ku daadin, Itoobiya maxay soo wadataa, sideese wax uga heli kartaa doolshahaan lakala boobaya…..

Dhulbadeedka soomaaliya haddii lagu soo koobo 12nm wixii intaas dhaafsiisan wax shaqo ah kuma laha, waxayna tahay micnaheedu in keenya macdankta ku jirta jasiiradaha kismaanyo soo saaran karto, taasoo 200nm gaarsiinaysa inay macdantaas ka guran karto. Waana khariidadii ay ciyaaraysay noorwey oo rumowday.

Read more...
 
Buugaagta ardayda dugsiyada sare ee Yurub oo lala yaabay! Print E-mail
User Rating: / 17
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Friday, 16 September 2011 09:35

Georg-Eckert-Institut for InternationalBuugaagta dugsiyada sare lagu dhigto ee yurub oo la ogaaday in qeybaha ka hadla taariikhda iyo nolosha muslimka ay khalad ugu qoran yihiin. Warbixintaana waxaa ku soo bandhigay Wasaaradda Arimaha dibadda ee Jarmalka Hay'adda caalamiga ah ee baarta buugaagta dugsiyada lagu dhigto....

Read more...
 
Baabasiirka Print E-mail
User Rating: / 19
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Saturday, 10 September 2011 19:53
 

Joojin xanuunka dareemayaasha futada

 

 
Read more...
 
Maqaal wata wareysi gaara:- Sidee Puntland nabad looga dhigaa? Print E-mail
User Rating: / 7
PoorBest 
Written by aayatiin   
Tuesday, 28 June 2011 20:09

 

Haddii Qaaliyadii Maxkamadaha ka baqayaan gacan ku dhiiglayaasha maxaa hagaagaya, Haddii dhaqaalihii u soo xeroon lahaa dowladda u soo xeroodo rag yar maxaa hagaagaya, dowlad aan ciidamadeeda mushaar siin karin dowlad maaha…..
Read more...
 
Ogeysiis ku socda Jaalliyadda Puntland ee Jarmalka Print E-mail
User Rating: / 7
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Saturday, 18 June 2011 19:43

Ogeysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Jarmalka

Read more...
 
Taariikhda Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo xiriirka ka dhexeeyey Sirdoonka CIA Print E-mail
User Rating: / 22
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Tuesday, 17 May 2011 18:04

 

Barnaamijkaan waa barnaamij labo qaybood aan u qaybiney, wuxuuna ka hadlayaa Taariikhda Madaxweyne Barack Obama, aabihiis, hooyadiis iyo xiriirka reerkaan la lahaayeen Hay’ada sirdoonka Maraykanka CIA, waa taariikh xiiso badan, qaybta kowaad waatan ee akhriso
Read more...
 
Kulankii looga soo Horjeeday Burcad badeeda Haysata qoyska denishka oo ka dhacday Aarhus. Print E-mail
User Rating: / 25
PoorBest 
Written by 2011-06-11 13:52:39   
Wednesday, 11 May 2011 14:09

Kulankii Looga soo horjeeda Burcad badeeda oo ka dhacday Magaalada Aarhus.Denmark

Read more...
 
Cudurka dhiig karka Print E-mail
User Rating: / 23
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Thursday, 05 May 2011 10:16

Cabirka dhiiga waxaa laga cabiri karaa xataa lugta.

Waxaa lagu magacaabaa cudurkaan dilaagii tartiibta. Inkastoo aysan jirin wax caddeynaya in qofku uu u dhintay dhiig kar, ayaa la ogaaday in qofka u dhinta wadnaha oo istaaga, dhinac qalala iwm ay sabab u tahay dhiig karka.

Read more...
 
Yuhuudda oo gantaal ku riday waddanka Suudaan Print E-mail
User Rating: / 27
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Friday, 08 April 2011 11:05

Yuhuudda oo la dagaalamaysa waddanka Suudaan

 

Read more...
 
Maraykanka oo isbedelka dowlado badan mar hore qorsheeyey Print E-mail
User Rating: / 18
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Monday, 04 April 2011 09:40

Gen. Wesley Clark ayaa caddeeyey in Maarso 2007 ay dowladdi Bush ay qaban qaabisay inay muddo 5 sano dhexdooda ah dowladaha Soomaaliya, Ciraaq, Suuriya, Lubnaan, Liibiya, Suudaan iyo Iiraan laga dhaliyo dowlado cusub

 

Read more...
 
Muxuu waddanka Jarmalka uga aamusay codeyntii UNO Print E-mail
User Rating: / 22
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Monday, 28 March 2011 11:01

Sirta ka dambaysay in waddanka Jarmalka ka aamuso codeyntii loo codeeyey Liibiya ee Qaramda midoobay maxay ahayd.

 

Read more...
 
Qoys Deenish ah oo qaxootinimo weydiistay Masar Print E-mail
User Rating: / 28
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Tuesday, 01 March 2011 09:29

Hvis der var krig i NordenWaa buug ay qortay haweeneey lagu magacaabo Janne Teller. buugga markii sii hore waxaa lays ku dayey in la joojiyo daabiciddiisa, waayo Qorayaal badan ayaa u arkay mid wax u dhimaya deenishka. Magaca Buugga: Hvis der var krig i Norden

 

Read more...
 
Coca-cola waxaa ku jira Khamri Print E-mail
User Rating: / 29
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Wednesday, 23 February 2011 12:29

koka-kolaShirkadda Yuhuudda ah ee leh Warshadda sameysa koka-kolada ayaa sirtooda la ogaaday sida ay u sameeyaan cabitaankaas, lana caddeeyey inay khamri ku daraan. Nin muslim ah oo dalbaday magdhaw 33 millyoon US-Doolar.

 

Read more...
 
« StartPrev12345678910NextEnd »

Page 1 of 10

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS