top
logo

User Login




Home
Qeybtii Labaad ee Shebekada Waxbarashada E Pan Network African oo maanta si toos ah U furantay & Was Print E-mail
Written by puna   
Wednesday, 18 August 2010 01:14

Qeybtii Labaad ee Shebekada Waxbarashada E Pan Network African oo maanta si toos ah U furantay & Wasiirka Arimaha Dibada ee Hindiya Mr, S.M. Krishna oo furitankii ka qeybqaatay isagoo jooga Hindiya.

Read more...
 
Ogaysiis Tacsi: Marxuum Cali Jamac Warsame Islaan Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by M.a.a   
Sunday, 15 August 2010 12:10

Ogaysiis Tacsi: Marxuum Cali Jamac Warsame Islaan

Read more...
 
Booqoshadii madaxda Puntland ee Galgala, hoos riix Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Wednesday, 11 August 2010 00:18
Daawo sawiradii booqashadii Galgala ee madaxweye xigeenka iyo wasiirka arimaha gudaha 
 
Ramadaan Kariim Print E-mail
Written by Aayatiin   
Tuesday, 10 August 2010 22:16

Berri waa Soon.Soon Wanaagsan.

Read more...
 
Xaaladda Gal-Gala ee maanta Warbixin Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by M.A.Ali   
Monday, 09 August 2010 14:18

 

Xaaladda Gal-Gala ee maanta Warbixin

Read more...
 
TALO SOO JEEDIN IN QAADKA LOO BIXIYO “DAROOGODADLAYS” Print E-mail
Written by Siciid Cbdille Cali-Ilweyn   
Monday, 09 August 2010 14:12

TALO SOO JEEDIN IN QAADKA LOO BIXIYO “DAROOGODADLAYS”

Read more...
 
Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo sanadkan ku guulaysatey hadiyada Caalamiga ah ee Hay'ada Caafimaa Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by MAA   
Sunday, 08 August 2010 23:33

 

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo sanadkan ku guulaysatey hadiyada Caalamiga ah ee Hay'ada Caafimaadka ee WHO-EMRO (Sawiro)

Read more...
 
Faah Faahin Dagaalka Gal-Gala Print E-mail
Written by Puna   
Sunday, 08 August 2010 15:18
D
Read more...
 
Talibaan oo jaajuusiintii maraykanka u shaqeeynayey laynaysa Print E-mail
User Rating: / 5
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Wednesday, 28 July 2010 16:02

 

Ururka Talibaan oo jaajuusiintii maraykanka u shaqeeynayey laynaysa sir culus oo ay bixiyeen.Wikileaks...
Read more...
 
Sirdoonka Maraykanka oo awood loo siiyey in lacagaha laga diro yurub dabagalaan Print E-mail
User Rating: / 6
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Tuesday, 13 July 2010 08:39

Coddeyn ka dhacday baarlamaanka yurub 07.07.10 ayaa lagu goàamiyey in sirdoonka maraykanka la socdaan lacagaha laga diro yurub ee loo diro meelaha ka baxdsan yurub.

Xawilaadleyda soomaaliyeed oo cabsi xoog leh soo foodsaartay.

 

 

Akhristaha Aayatiin wax walba og!!! 

Read more...
 
Carruur indhabeeshay, dhagabeeshay iyo kuwo dhintay daawo awgeed Print E-mail
User Rating: / 14
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Thursday, 01 July 2010 16:52

Shirkaddaan lagu magacaabo Pfizer ahna shirkad maraykan ah oo samaysa daawooyinka ayaa 200 carruur oo u dhashay waddanka Nayjeeriya 1996 ku tijaabisay daawo si qarsoodi ah.

Read more...
 
Koobka Kubadda Cagta ee dunida ma u danbaa Afrika? Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Monday, 28 June 2010 18:06

Waa markii ugu horreeysay dunida in koobka kubadda cagta ee dunida lagu qabto Afrika. Waxaase soo shaac baxaya inaysan wax faa'iido ah ugu jirin ku qabashadaas. Waxaa faa'iido aan la qiyaasi karin ka helay ururka kubadda cagta FIFA.

Read more...
 
Dhulalka qaaradda afrika oo la boobayo Print E-mail
User Rating: / 13
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Sunday, 27 June 2010 20:27

waddamada afrika oo dhulalkii kala wareegayaan shirkado shishiyeeye iyagoo lacago la siinayo sidii lagu sameyn jiray waddamda aasiya. Waxaana ka mid ah dhulalkaas la boobayo Somaliland, Itoobiya, Suudaan iwm. Shirkadaha shisheeye waxaa iska leh qaarkood sida shirkadda african govermance initiative ninka lagu magacaabo Tony Blair, raysalwasaarihii hore ee dalka ingiriiska.

Read more...
 
Raggii dilay halyeygii afrika Patrice Lumumba Print E-mail
User Rating: / 23
PoorBest 
Written by aayatiin   
Monday, 21 June 2010 11:44

 

dilkii Patrice Lumumba wuxuu ahaa mid dhammaan afrika gilgilay. Halyeygii mar kaliya u soo baxay waddanka Kongo iyo dhammaan afrika waxaa dhacday in raggii dilay ay marakan qoslayaan sheegayaanna sidii ay u dileen. Hal cad lagma reebin waxaa lagu shubay inta la jar jaray aaysiidh. daawo filimkaan.
Read more...
 
Xulka kubadda Cagta ee Waddanka Jarmalka Print E-mail
User Rating: / 10
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Friday, 18 June 2010 21:09

Xulka Jarmalka oo markii ugu horreeysay ay u soo saftaan cayaartooy aan dhalad jarmal ah ahaynoo walidkood ama mid ka mid ah ka yimid waddan kale, tirada xulka oo ah 22 waxaa ah shisheeye 11 ciyaartooy. Cayaartii ay maanta la ciyaareen xulka Seerbiya ayey kala kulmeen guuldarro 0-1. 

Read more...
 
« StartPrev123456789NextEnd »

Page 2 of 9

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS