top
logo

User Login




Home
Sedex soomali oo lagu xiray Kenya sabab in ay qorsheynayeen dilka Hillry Clinton oo midkood Dhalasho Print E-mail
User Rating: / 4
PoorBest 
Written by puan   
Thursday, 10 September 2009 00:32

Read more...
 
Shirkadaha Sunta kushuba Soomaliya oo ay wax ka qortay Julie Hansen oo information wax uqorta Danmar Print E-mail
User Rating: / 7
PoorBest 
Written by Maxmuud Ilkacase Dk.   
Monday, 07 September 2009 00:49

Sunta :Shirkadaha reer galbeedku waxey ku qubaan sun xeebaha Soomaalia

Read more...
 
Ninkaan wuxuu cuney ninkale maskaxdiis intuu marsadey subaga rootiga la marsado. Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by puna   
Monday, 07 September 2009 00:40

Peter BryanNinkaan wuxuu cuney ninkale maskaxdiis intuu marsadey subaga rootiga la marsado.

Read more...
 
Haweenaydii ugu ciddida dheerayd aduunka oo kuweysay ciddiyaheeda shil ay gashay. Print E-mail
User Rating: / 13
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Friday, 04 September 2009 02:15

Read more...
 
Dad Soomali ah oo Gaajo iyo Haraad dartiis ladhimanaya deegaanka Dhanaan Daawo oo laqeybso dhibka. Print E-mail
User Rating: / 26
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Thursday, 03 September 2009 00:06

Qofkii Muslin ah oo videogan hoose daawada oo aanan ilmeyn ama aan dareemin dumuuc iyo argagax weyn qalbigiisu wuxuu u baahanyahay daaweyn.
 Qofka ku fakaraaya maanta in Isticmaar ay waddan u dhisaan una qabtaanna ha ku quusto videogan, 
http://media.causes.com/516828?p_id=35516241
  fadlan haddii aad daawatay dhibka haystaa dadkaan laqybso oo caawi, kuna dhiiri geli dadkakale ee leh naxariista aadanimo ama muslimnimo..

 

 
Sagaal jirka ugu caqliga badan dunida Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Tuesday, 01 September 2009 11:54

sagaal jirka ugu caqliga badan dunidaWiilkaan waxaa wax ka baran lahaa dad lagu magacaabi jiray waagii hore ragga adduunka ugu cilmiga badan sida Einstein iwm haddii ay noolaan lahaayeen.

Read more...
 
Raysalwasaare Cumar C/rashid oo kaqeybgalaya shirka Tribuli Print E-mail
Written by puna   
Sunday, 30 August 2009 15:18
Read more...
 
nin Soomali ah oo lagu dilay xabad Sigaar ah Dartiis Denmark!!!! Print E-mail
Written by Puna   
Saturday, 29 August 2009 00:22

Nin Soomaali ah ayaa xaley saqdii dhexe ay dhalinyaro kale oo Soomaali ahi ay ku dileen guri ku yaal xaafada Tingbjerg ee Copenhagen caasimada Denmark,

Read more...
 
Ted(Edward Kennedy) oo Geeriyooday 48 sano oo uu siyaasada saamayn kulahaa kadib. Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Thursday, 27 August 2009 23:09

John, Robert og Ted Kennedy ayaa laga qaaday sawirkaan mudo imika laga joogo kudhawaad 48 sano, deegaanka reerkooda ee Hyannes Port. Arkivfoto: AP

Read more...
 
Magaalada Gaalkacyo oo yeelatay Duq-magaalo oo cusub. Print E-mail
Written by puna   
Thursday, 27 August 2009 22:51
Read more...
 
Ciidanka Sirdoonka maraykabka oo loo haysto in ay ku xadgudbeen maxaabiis Print E-mail
User Rating: / 3
PoorBest 
Written by puna   
Tuesday, 25 August 2009 12:40

Read more...
 
Waxaanu u dhimanaynaa faafinta diinta masiixiga Print E-mail
User Rating: / 14
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Sunday, 23 August 2009 22:07

Afganistaan oo lagu qabtay haween diinta masiixiga fidinaysay

 

Ururada masiixiga oo marakan la soo baxay tab hor leh oo ay si qarsoodi ah ugu fidinayaan diinta masiixiga dowladaha muslimka ah, iyagoo isticmaalaya dhalliyaro naftooda u hurtay iyo dhakhaatiir

Read more...
 
Reer galbeedka oo masaajidada carruurta quraanka lagu baro indhaha ku haya Print E-mail
User Rating: / 13
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Friday, 21 August 2009 22:01

Somali gangs

Waalid walba oo soomaali ah wuxuu jecel yahay in carruurtiisu noqdaan kuwo dhaqankooda, hiddahooda iyo diintooda kaga deydaan oo ay ku dhaqmaan. Dhallinyarada ku dhalatay ama iyagoo aad u yar la keenay waddamadaan reer galbeedka waxaa noloshooda ku hardamaya saddex waxyaabood oo kala ah: Waalidkood, Wadaadada sida xun kitaabka u fasira iyo dhaqankii reer galbeedka. Su’aashu waxay tahay ilmahaas soo koraya ama koray waddadee marayaan?

Walaalayaal qormadayda oo aad u dheeraatay ayaan jeclaystay inaan saddex qaybood u kala saaro  1.Waalidka, 2. Wadaadada sida xun kitaabka u fasira iyo 3. Dhaqanka reer galbeeka.

Waa qaybtii ugu dambeysay.

Read more...
 
Wafdiga DKMG oo uu horkacayo R.W. Cumar ayaa lashiray Madaxda Puntland welina iskuma raacin qodobada Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by puna   
Tuesday, 18 August 2009 23:23
Read more...
 
« StartPrev123456789NextEnd »

Page 6 of 9

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS