top
logo

User Login




Home
Aroos sifiican loo buuxay ayaa Haweeney maseersan gubtay 43 ayaa ku dhintay Print E-mail
User Rating: / 5
PoorBest 
Written by puna   
Monday, 17 August 2009 20:18

Read more...
 
Ciidamada Amisom iyo dabaabado dagaal oo ay wataan ayaa caawa ku faafay degmooyinka W/Muqdisho sida Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by puna   
Saturday, 15 August 2009 23:35
Ciidamada Amisom iyo dabaabado dagaal oo ay wataan ayaa caawa ku faafay degmooyinka W/Muqdisho sida Shibis , C/Casiis iyo Kaaraan.
Read more...
 
Helikobtar iyo diyaarad yar oo isku dhacay USA Print E-mail
Written by puna   
Saturday, 15 August 2009 23:32
Read more...
 
Danmark:Qoxootigii Ciraaqiyiinta ee waayadaan dambe kaniisada ku dhuumanayey si aan loo celin oo maa Print E-mail
Written by puna   
Thursday, 13 August 2009 23:08

Danmark:Qoxootigii Ciraaqiyiinta ee waayadaan dambe kaniisada ku dhuumanayey si aan loo celin oo maanta si xooga loo soo qabtey Copenhagen

Read more...
 
Norway:-Dowlada Norway baa ka seexatey Soomalida degen Norway, warbixin arinkaas ku saabsan. Print E-mail
User Rating: / 3
PoorBest 
Written by puna   
Thursday, 13 August 2009 23:06

Norway:-Dowlada Norway baa ka seexatey Soomalida degen Norway, warbixin arinkaas ku saabsan.

Read more...
 
Sadexda Masuul ee ugu sareysa dowladda Puntland oo booqanaya magaalada Gaalkacyo ayaa maanta wada ha Print E-mail
Written by puna   
Thursday, 13 August 2009 22:59
Sadexda Masuul ee ugu sareysa dowladda Puntland oo booqanaya magaalada Gaalkacyo ayaa maanta wada hadalo la qaatay dhinacyada Bulshada ee magaalada Gaalkacyo, isla markaasna waxa ay la hadlen dad badan oo ku dhaqan magaalada Gaalkacyo.
Read more...
 
MDX-Faroole iyo wafdi lasocda ayaa Gaalkacyo tagaya hadda, 2 kamid ah Ilaaladiisa ayaa ku dhintay ga Print E-mail
User Rating: / 4
PoorBest 
Written by Puna   
Thursday, 06 August 2009 12:58

MDX-Faroole iyo wafdi lasocda ayaa Gaalkacyo tagaya hadda, 2 kamid ah Ilaaladiisa ayaa ku dhintay gaari kula rogmaday duleedka gaalkacyo.

Read more...
 
Digniin laga sheegay H1N1(Hargabka Khaansiirka) iyo in dadka ay ka digtoonaadaan goobaha .? Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by Abdulmalik M farah Abdulmalik@aayatiin.net   
Thursday, 06 August 2009 01:16

Read more...
 
Booliska Austaralia ayaa qabtay Afar qof oo ay laba Somali yihiin loona haysto Argagixisonimo. Print E-mail
User Rating: / 6
PoorBest 
Written by CNN.Aayatiin   
Tuesday, 04 August 2009 16:56

Some 400 federal police officers took part in the pre-dawn raids in Melbourne.Booliska Australia aya gacanta ku dhigay afar qof oo laba ay Soomali tahay kuwaas oo looga shakiyey in ay abaabulayeen qaraxo ka dhaca caasimada dalkaas. waxaa ay ku eedeeyeen in ay xiriir la leeihiin Al-shabaab.

Read more...
 
Denmark.Xafladii sanad guuradii 11 ee 1 August ee ka dhacdey Danmark magaalada Århus Print E-mail
User Rating: / 4
PoorBest 
Written by Ilko   
Sunday, 02 August 2009 10:41
 

Århus : Xafladaan loogu dabaal dagayey maalintii dhalashada Puntland ayaa jaaliyada Puntland ee Denmark maanta si heersare ah uga xuseen magaalada Århus ee caasimada labaad ee Danmark.

Read more...
 
Bambo ayaa ku qaraxday Malloca labo qof ayaa ku dhintay. Print E-mail
Written by Abdulmalik M Farah Abdulmalik@aayatiin.net   
Thursday, 30 July 2009 14:27

Palmanova

Bambo ayaa ku qaraxday Malloca labo qof ayaa ku dhintay.

Read more...
 
Yaa masuul ka noqon in Ciidamo ajnabi ahi ay Soomaaliya yimaadaan Print E-mail
Written by Siciid Cali Axmed maqaalo.siciid.cali@gmail.com   
Wednesday, 29 July 2009 23:56

Yaa masuul ka noqon in Ciidamo ajnabi ahi ay Soomaaliya yimaadaan

Read more...
 
Reer galbeedka oo masaajidada carruurta quraanka lagu baro indhaha ku haya Print E-mail
User Rating: / 33
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Sunday, 26 July 2009 14:10

Waalid walba oo soomaali ah wuxuu jecel yahay in carruurtiisu noqdaan kuwo dhaqankooda, hiddahooda iyo diintooda kaga deydaan waalidkood oo ay ku dhaqmaan. Dhallinyarada ku dhalatay ama iyagoo aad u yar la keenay waddamadaan reer galbeedka waxaa noloshooda ku hardamaya saddex waxyaabood oo kala ah: Waalidkood, Wadaadada sida xun kitaabka u fasira iyo dhaqankii reer galbeedka. Su’aashu waxay tahay ilmahaas soo koraya ama koray waddadee marayaan?

Walaalayaal qormadayda oo aad u dheeraatay ayaan jeclaystay inaan saddex qaybood u kala saaro  1.Waalidka, 2. Wadaadada sida xun kitaabka u fasira iyo 3. Dhaqanka reer galbeeka 

Read more...
 
« StartPrev123456789NextEnd »

Page 7 of 9

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS