top
logo

User Login




Home Warka Warkii ugu danbeeyey Haweeney lataliso ahayd oo 56 jir ah ayaa lagu dilay holstbro nin 28 jir soomali ah ayaa loo qabtay
Haweeney lataliso ahayd oo 56 jir ah ayaa lagu dilay holstbro nin 28 jir soomali ah ayaa loo qabtay Print E-mail
User Rating: / 4
PoorBest 
Written by Abdulmalik m Farah   
Wednesday, 27 January 2010 12:51

 Haweeney siyaasiyad/ lataliso ahayd oo 56 jir ah ayaa lagu dilay holstbro nin 28 jir soomaali ah ayaa loo qabtay.

Haweeney latalisa ka ahayd Magaalada Holstbro ee ku taal Denmark, ayaa waxaa lasheegay in uu dilay nin ay u ahayd lataliso oo kamid ahaa macaamiisheeda, arinkaan ayaa loo haystaa oo loo qabtay nin Somali ah oo 28 jir ah, dhacda daan ayaa waxaa ay dhacday saakay 8 aroornimo, waxaana lagu dilay wejiga hore ee xaruunta jobcentre, ee shaqooyinka laga raadsado goobta baabuurta ladhigto . Islaantaan la dilay ayaa ahayd 56 jir. waxaana ay dhimatay markii loo qaaday isbitaalka.

Haweenaydaan ladilaya ayaa hayd Siyaasiyad loo doortay golaha deegaanka ee Skuer taas oo katirsanayd xisbiga socialdimoqradiga.

sida ay sheegeen Booliska waxaa  qeybta dhexe ee galbeedka yuuland Micheal kjeldgaard.

ninka laqabtay ayaa lawareysanayaa caawa 19.fiidnimo. ninkaan ayaa laga xigtay booliska in aysan horey ugu aqoon wax fiican..

Shaqadii goobta shaqada laga raadsado ayaa laxiray shaqaalihiina waxaa loo qaaday xaruunta lagala hadlo dadka murugaysan ee naxdin ay soo wajahdo.

 

 

 


 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS