Madaxweynah Maraykanka oo ka jeedin doona qudbad aqalka cad kana hadlaya ciidankooda kasoo baxaya Ciraaq kuwaas oo lasheegay in caawa ay kaga eg tahay xiligii laqabtay in ay kabaxayaan. iyo Nuuri maliki oo cadeeyay in ciidan ciraaq ay leeyihiin awood ay ku hantaan amaanka wadanka.
Dad gaaraya 32 ayaa ku waxyeeloobay kuna dhintay weerarkii Hotel Muna Muqdisho. Al-shabaab oo sheegatay weerarka in ay lahaayeen, Xisbul Islaam oo ku taageeray iyo Mas'uuliyiinta Dowlaa KMG oo iyagu tagay goobta sheegayna in ay kaxun yihiin wixii dhacay
Qeybtii Labaad ee Shebekada Waxbarashada E Pan Network African oo maanta si toos ah U furantay & Wasiirka Arimaha Dibada ee Hindiya Mr, S.M. Krishna oo furitankii ka qeybqaatay isagoo jooga Hindiya.