
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Haweenay 89 jir oo shaqadeedii laga eryey |
|
| Written by Aayatiin |
| Saturday, 12 June 2010 20:47 |
|
Hele Thomas waxay ku dhalatayWinchester, Kentucky(USA), 1920. Waalidkeedoo kala ahaa George Thomas and Mary (née Rowady),kana soo jeedeen waalidkeed waddanka Lubnaan. Laga soo bilaabo J.F kennedy ilaa Omaba ayey waxay ahayd wariye wax ku qorta wargeyska lagu magacaabo United Press International (UPI). Waxay ahayd qof dumara qofkii ugu horreysay oo ka soo warama Aqalka Cad. Waxay u heshay abaarmarin inay kursi ku qoran magaceeda loo dhigo meesha ugu horreeysa ee dadka wariyayaasha ah fariistaan. Waxaa lagu yaqaanay inay ahayd qof waydiin kulul oo aan waydiinta la baqin. Dagaalkii Ciraaq ayaa Bush wuxuu saaray calaamad ah inuusan marna magaceeda soo qaadin marka su'aalaha la waydiinaya, oo wuxuu marwalba u yeeri jiray magacyada wariyayaasha kale oo dhaafin jiray magacadeed markuu soo saaro meesha uu ku qoran yahay. Suáashii ay waydiisay Bush wuxuu ahaa: 12 jeer ayaad soo saarteen warbixino sheegaya in Ciraaq ay haysato kubka nukliyeerka ah, intiiba waa ay beenoobeen, maxaad kaloo hadda oran doontaa?
Madaxweynaha Obama markuu qabsaday ayey waydiisay su'aal ahayd: ma noo sheegi kartaa waddanka kaliya ee haysta kubka nukliyeer ah ee ku yaalla bariga dhexe?. Waydiintaas Obama waa uu ka gaabsaday. Suàalahaas iyo kuwo ka sii adag ayaa lagu yaqaanay inay Madaxweynayaasha waydiiso.
27.Meey.2010 ayaa waxaa iyadana suàal kadis waydiiyey wariye ka shaqeeya Rabbilive.com(Yuhuud ah), isagoo watafiidiyo wax duubayey. Maalintaasna waxay ahayd maalin ciid u ah Yuhuudda. Hadaladay ku wada hadleen waa kan. David Nesenoff: Any comments on Israel? We're asking everybody today, any comments on Israel?
Intaas markay tiri ayey yuhuuddii meel kasta mariyeen waxay tiri. Waxaanadurbadiiba ka soo jawaabay wargeyskii ay u shaqaynaysay oo ka eryey shaqadiiHele Thomas.
http://www.youtube.com/watch?v=RQcQdWBqt14 halkaan ka daawo
|
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow





