top
logo

User Login




Home Maqaalada Maqaalada Waddanka Biljam oo laga baqo inuu dagaal sokeeye ka dhaca
Waddanka Biljam oo laga baqo inuu dagaal sokeeye ka dhaca E-mail
User Rating: / 14
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Sunday, 13 June 2010 18:38

biljam

Biljam oo ah waddan aad u yar ayaa hadana laga baqaa inuu dagaal sokeeye dhawaan ka dhaco ka dhaco haddii faleemanku ku guulaystaan doorasha maanta ka dhacaysa waddankaas.

 

Waxaa maanta ka dhacay waddanka Biljam doorasho lagu dooranayo dowlad cusub.

Waxaa loo badinayaa inay ku guulaystaan dadka ku hadla afka faleemanka ah. Dadkaan waa dadka ugu badan waddanka Biljam waxayna degaan waqooyiga waddankaas. Waligood waxaa ka dhaxeeyey dagaal af iyo gacanba ah oo qarniyaal badan ka horbilowday dadka Waloniga ah, waa qaybta xigta faransiiska kuna hadlaan afka faransiiska.

Faleemanka waxay doonayaan inay ka go'aan dadka ku hadla afka faransiiska ah, waayo dhankooda waqooyiga meesha ugu dhaqaale badan waddanka.

Dadka ku hadla afka faransiiska ah waa qaybta ugu abaarsan biljam mana doonayaan inay ka go'aan qaybta kale ee faleemanka ah. 

Doorasha maanta haddii ku guulaystaan Faleemanka waxay sheegeen inay ka go'i doonaan.

Waxaa haddaba laga baqaa in dagaal sokeeye ka bilowdo Biljam haddii caawa la ogaado inay faleemanka guuleeteen.

 

Waddanka waa wadanka kaliya ah ee wargeysyada ka soo baxa qola walba afkeeda ku qoroto. Baarlamaankana labada af ku maamulaan waddanka.

Wargeyska kaliya ee labada af ku soo baxa waa wargeyska ay leeyihiin tareenada waddanka oo labada afka u kala qaybiyey dhexda wargeyska.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS