|
(Aayatiin)
Ninka aduunka ugu dheer inta nool
aduunka maanta ayaa lagu sheegay in uu yahay ninka layiraahdo XI
Shun oo ka soo jeeda wadanka Shiinaha, kaas oo ah 2,36 dhirarka
dadka, wuxuu imika kusugan yahay wadanka Barasiil oo uga qayb
galayo horumarinta Buugga diwaangelinya ee guinness record book.
waxaa kaloo kala qayb galaysa Gabadha ugu dheer oo layiraahdo
Yao Defen, taas oo lagu sheegay dhirirkeeda 2,30,
   
dadka dhaadheer waxaa jira in ay ka
cabanayaan inbadan oo ka mid ah in lagu sameeyo, takoorid iyo
iyo culays kaga yimaada dadka oo weydiiya su,aalo soo laab
laabanaya. gabadha ugu dheer Danmark oo layiraado Camila oo
dhererkedu uu yahay 1,94 mitir ayaa sheegtay in ay jiraan
arintaas dhibka ku ah hayeeshee waxaa ay tiri waxaa ay ku xiran
tahay hadba sida qofka uu ficil celis uga sameeyo aniga dan kama
galo oo howsheyda yaan iska wataa.
Isha warka.. Avisen
|