|
Muqdisho:(Aayatiin)Maamul
gobaleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in ay aqoonsan tahay
DKMG. Puntland oo ahayd maamulkii ama gobaladii ugu horeeyay ee
aqoonsada DKMG xili ay wadanka ka maqnayd oo ay joogtay Kenya. ayaa
imika waxaa lala yaaban yahay waxa keenay in ay dib u aqoonsato oo
ay ku celiso in ay aqoonsan tahay. maxay tahay ujeedada ka danbaysa.
mala yaabaa in ay kala laabteen horey balse aan loo sheegin
warfidiyeenada.
Horey
waxaa loo ogaa in ay jirtay xurguf udhaxaysay Mdx Puntland Maxamuud
Xirsi muuse iyo Raysal wasaare Geedi kaas oo ka dhashay shidaalka
iyo macdanta lagula soo heshiiyay shirkadaha shisheeye.
waxa la
isweydiinaya ayaa ah, Puntland ma waxay aqoon santahay DKMG
hadalkii ka soo yeeray ee uu yiri Xuseen caydiid in Soomaliya lagu
darayo Itoobiya. haddii aysan sidaa ahay maxay tahay in maanta
Puntland oo ahayd maamulkii koowaad ee hanti iyo ciidamo ku taageera
DKMG ay maanta tiraahdo waxaan aqoon sanahay DKMG:?
dhinaca
kale mas'uuiyiin sare oo ka imid ah maamulka Puntland ayaa TV
Aljazeera uga sheegay in ay bedelaan wadamada Carabta iyo
Jaamacada Carabta in ay bedelaan mooqifkoodii hore ee ay la
shaqeeyaan DKMG oo ah mida hogaanka u ah Soomalida Cusub. iyagoo
islamarkaa daaha ka qaaday in ay taagersan yihiin DKMG.
ISha Puno
Cidna uma maqna iyaguna isuma
naxaan
kusoo
dir
wixii fariin ah Email kaanAayatiin@aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Gaalkacyo:
Puntland
oo tiri waxaan aqoonsanahay DKMG maxay u tiri sidaas iyadoo ay
Puntland Hanti iyo Ciidamo ku taageertay DKMG xiliigii ay daciifka
ahayd. waxaa kaloo ay sheegeen mas'uuliyiintaas in wadamada carabta
ay bedelaan mooqifkooda hore oo ay la shaqeeyaan DKMG ee hogaanka u
ah Soomalida cusub.
Kismaayo:Dowlada Ciidamada DKMG iyo Itoobiyanka oo
tagay Kismayo Raysal Wasare Gedi oo Sheegay in Hubka lagu soo xareey
sedex cisho gudahooda.
Kismaayo:
Dowlada Ciidamada DKMG iyo Itoobiyanka oo
tagay Jilib, Dagaal lasheegayo in uukabilwday jilib kadib. iyo
Buundada Kamsuuma oo ijirta 35-40 oo lajaray 31Dec06
 Muqdisho:Reer
kismaayo oo raba in la badbaadsho Magaalada Kismaayo siddii loo
badbaadshay Magaalada Muqdisho. Iyo Shiikh Shariif Sh.Axmed oo sheegay
in aan la ogolaan doonin in Cadowga lagana saari doono Salaada Ciida
kadib Kismaayo30Dec06
|