|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
   

 

 Aarhus: Saadam Xuseyn oo lagu wado in la del delo sabtida kuna beegan Ciidul adxaa. .  Email:Aayatiin@aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net 

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore:  

Aarhus: Saadam Xuseyn oo lagu wado in la del delo sabtida kuna beegan Ciidul adxaa 29dec06

Muqdisho:Ciidamada Huwanta ee Itoobiya iyo DKMG oo fariisimo kasamaystay Muqdisho. Raysal wasaare Geedi oo lagu wado in uu khudbad ka jeediyo Muqdisho. Meles oo sheegay in ay qaadan doonto todobaadyo in ay sii joogaan--Bush oo uduceeyay Meles 29Dec06

Muqdisho:Magaalada Muqdisho 6 bilood kadib noqotay meesha ugu amaanka xun aduunka. Saboolka & Dadka laga tira badan yahay oo cabsidii ugu weyneyd ay soo wajahday 28Dec06

Muqdisho: Ciidamada Dowlada oo gaaray Dhanka kontoroolka Baclad Muqdisho looga aado. Raysal wasaare Geedi oo gaaray Afgooye. 28Dec06

Muqdisho: Meles sanawi oo yiri qayb ayaan dhamaynay hawlgalkaygii lagula dirirayay Maxkamadaha, todobaad ayaan uga baxaynaa Soomaliya, Francois Lonseny Fal   oo sheegay  qatarta dagaalka.

Muqdisho: Dayuurado dagaalka oo duqeeyay Garoomada Muqdisho iyo Balidogle laguna tuhmay in yihiin Itoobiya & Maraykanka. 25Dec06

Muqdisho: Dowlada Itoobiya oo sheegtay in ay dulqaadkii ka sii yaraanayo. maxaakimta oo ku jira abaabulkii ugu danbeeyay. eratereya oo sheegtay itobiya in ay qabsanayso Soomaliya  22dec06

Muqdisho: Dowlada KMG oo sheegatay guul

.Muqdisho: Maxkamada oo yiri Itoobiya askari ayaa laga dilay Deegaanka Iidaale & Itoobiya oo beenisay 20dec06             

 Baydhabo:Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland iyo wafdi uu wato oo tagey xaruunta DKMG.kulana la yeeshay DKMG17dec06

Baydhabo:Madaxweynaha oo sheegay in uu xirmay wadadii wada xaajoodka..Baydhabo: Taliyaha Ciidamada DKMG oo sheegay in waqtigu uu isu gurayo xaga Dirirta. 15.Dec.06

Gaalkacyo:Weerar Gaalkacyo laga Filayo. Baydhabo: Baydhabo oo laga filayo in weerar sedex gees uu qabsado. Addis Ababa:Ethiopia oo ka jwaabtay 7cisho loo qabtay.. Gaalkacyo:Gaalkacyo oo hub lagu qabtay. 13Dec06

Muqdisho:Maxkamadaha oo uqabtay 7 cisho itoobiya. Baydhabo: DKMG oo ciidan udirtay Tiyoglow

Diinsoor:Dagaalkii  Diinsoor oo la sheegay in aysa Itoobiyan aysan ku jirin..Muqdisho:Gurmad Soo gaaraya buurhakabo.10Dec06

Diinsoor:Dagaalkii shalay ee Diinsoor oo laga nastay maanta 09Dec06

Diinsoor: dagaal culus oo ka socda Magaalada Diinsoon, Dagaalkan ayaa Uddhexeeya DKMG & Maxaakimta Islamka...Qahira: Jaamacada Carabta oo kaxun Go'aanka QM.. 08dec06

Newyork Golaha ammaanka oo ansixiyay in ciidamo Afrikaan ah ay tagaan Soomaaliya. Baydhabo:DKMG oo soo dhaweysay..Muqdisho:MM-islamiga oo ka hortimid. Hargeysa:Soomaliland oo raje xumi kaga timid arinkaas 07.Dec.06

Abuja:Raysul wasaare Geedi Xaalada halis ayay noqonaysaa falalka  Maxkamadaha05Dec.06

Aarhus. Laba Shir oo kala Ujeeda ah oo lagu qabtay meel isu jirta wax kayar 500m......Kampala: Dawladda Uganda oo sheegtay inay USA iyo UK kala shaqaynayso ciidamo gaynta Soomaaliya.Newyork:Ciidammo Nabad Ilaalin ah oo la qorsheynayo in dhawaan Somalia keeno 02.dec.06

 

 

Maanta29.Dec.2006  Sacada03:25

Aarhu:(Aayatiin) MAdaxweynihii hore ee Ciraaq Sadam Xuseyn ayaa maxkamad uu qaadi ka yahay nin ciraaqi ah uu ku xukumay in la dal dalo mudo 30 cisho gudaheeda, wararka ayaa sheegaya sida laga helay mas'uul katirsan maamulka Maraykanka in la dal dali doono maalinka Sabtida oo ku beegan xili ay ku jiraan dadka muslimiinta Ciidul fidriga,

taasi ayaa keeni doonta in ay jiri doonto in la rabo in laga faa'daysto xili dadka muslimka ah ay ku mashquulsan yihiin ciida, hayeeshee waxaa kaloo lagu fasiray in loola jeedo xumayn maadaama xiligaas ay dadka muslimka wax gowracaan loogu soo beegay si kastaba ciraaq wali waa ay qasan tahay sadam gadaashiis kumanyaal ayaa la dilay.


Cidna uma maqna iyaguna isuma naxaan

kusoo dir wixii fariin ah  Email kaanAayatiin@aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

 

                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net